Wararka

MARWO XALIIMO JAYLAANI FICILKEEDA SANBAA CADDEEYAY INAY GAARIYAD JBM TAHAY LAAKIIN!!

0 Visits: 1521 | Thursday October 24, 2019 - 04:14:42
Hubqaadka san diinta Islaamku ka muuqanayso iyo aadaab u hadalka codkarnimadu ku dheehan tahay laga haybaysto hanaankeeda suuban ku seemaalan kartida iyo dadnimada damiirta nool ee ku jirta kolka laga yimaado, gabadhan gaariyadda ah mudan in lagu faano calaashan sifooyinka ficiladeeda wan wanaagsan…

Read More »

WARARKII MILATARIGA MAAYLAND IYO FEDERAALKA SOOMAALIYA LAAKIIN!!

0 Visits: 1429 | Wednesday October 23, 2019 - 05:53:00
Sida aan horaanba idiin kugu soo gudbin jirnay siraha milatariga federaalka Soomaaliya, waxaa haatan la magacaabay jagooyinkii banaanaa ciidanka.

Read More »

"Xasan Cabdulqaadir Muudey oo ugu baaqay shacabka hirshabelle in ay isku gurmadaan."

0 Visits: 571 | Wednesday October 23, 2019 - 05:48:25
Hirshabelle ayaa sheegtay in la jooggo xilligii ay dadkeeda isu gurman lahaayen, maadaama Webiga Shabelle uu ku fatahay deegaano badan, dadkiina ku khasbay in ay guryahooda ka barakacaan.

Read More »

21-KA OKTOOBAR DHAQAMADII AFWAYNE IYO WIXII DHACAYNA WAA DHALIIL QORAN LAAKIIN!!

0 Visits: 1488 | Monday October 21, 2019 - 06:56:38
Nin waliba dhaliil waa ka tagey iyo dhaxal awoowgii, habrahaan ka dhuudhuuman jiray dharaar iyo habeenba, dhaanto iyo waalo beeraybaan cabsi u dheeli jiray la igu dhibayaa dhalanteed waxba noogama dhineyn iyo dhuuni qabatayn imaanshihii kacaankii uu hogaaminayey dhiigyacabkii ina Siyaad Barre Soomaaliduna…

Read More »

Gudoomiyaha Degmada Balcad oo degmadiisa ka maamula Degmada Kaaraan

0 Visits: 731 | Tuesday October 15, 2019 - 05:10:27
Xilli dhibaato baahsan oo dhinaca amniga ay ka jirto Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa degmadaasi in muddo ahba ka maqan Gudoomiyaha Degmadaasi, isagoona ku sugan Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo: siduu immigrationka Baydhabo udayacnaa iyo isbadalka muuqda ee lagu sameeyay?

0 Visits: 1342 | Saturday October 12, 2019 - 23:29:02
Shacabka Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed Somalia .ayaa soo dhaweeyay addeeega hufan iyo isbedelka lagu sameeyey muuqaalka goobtii hore ee ay ku shaqeyneysay xafiiska Jinsiyadaha iyo laanta socdaalka koonfurgalbeed.

Read More »

Aadan Barre" Kenya iyo Jubbaland waxaa ka dhaxeeya xiriir gaar ah"

0 Visits: 542 | Saturday October 12, 2019 - 16:31:17
Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada ka socda dowladda Kenya ee ka qeyb galaya Xafladda caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedyadda Jubbaland ayaa sheegay in Dowladda Kenya iyo Jubbaland uu ka dhaxeeyo xiriir gaar ah.

Read More »

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Farriin adag u diray Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 521 | Saturday October 12, 2019 - 16:28:55
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan Magaalada Kismaayo, islamarkaana Khudbad ka jeediyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa Farriin adag u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Read More »

Wasiirkii hore ee Warfaafinta"Dowladeena Wadahadal ma taqaano"

0 Visits: 530 | Saturday October 12, 2019 - 16:26:11
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo Khudbad ka jeediyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah.

Read More »

Guuleed oo ku baaqay in laga tashado Xaalada dalka

0 Visits: 524 | Saturday October 12, 2019 - 16:24:24
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay howshii laga sugayay ayna Marin Wadadii loo baahnaa.

Read More »

Faroole" Ficilka maanta socda waa burburin"

0 Visits: 418 | Saturday October 12, 2019 - 16:24:06
Senetor Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo khudbad ka jeedinaayay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku fashilantay horumarinta dalka.

Read More »

Musharax Odawaa "Aniga ma rabo inuu Farmaajo iga dhigo Guddoomiye Gobol"

0 Visits: 449 | Wednesday October 09, 2019 - 18:00:08
Musharaxa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka soo gudubtay waqtigii la soo magacaabi jiray Guddoomiye Gobol.

Read More »

Safarkii Madaxweynaha Puntland ee Kismaayo oo dib u dhac ku yimid iyo diyaaradii siday oo Garowe ku degtay

0 Visits: 455 | Wednesday October 09, 2019 - 17:55:51
Diyaaraddii siday Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa goor dhow ka degtay magaalada Garowe, kaddib markii ay ka soo ambabaxday magaalada Boosaaso.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Haramcad oo ka badbaaday iskuday dil

0 Visits: 538 | Wednesday October 09, 2019 - 17:52:49
Ugu yaraan Afar Askari ayaa dhimatay halka saddex kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Qarax Miino uu la kacay Gaari ay la socdeen.

Read More »

Guddoomiye Cabdi Xaashi: Waa in Xukumaddu Xalisaa khilaafka kala dhexeeyo Dowlad-Goboleedyada.

0 Visits: 430 | Wednesday October 09, 2019 - 17:50:30
Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Madaxda Dowladda Faderaalka ah ugu baaqay in ay xaliyeen khilaafka kala dhaxeeya Dowlad goboleedyada dalka qaarkood.

Read More »

Soomaaliya oo xustay Maalinta Boostada Adduunka.

0 Visits: 456 | Wednesday October 09, 2019 - 17:48:49
Dalka Soomaaliya ayaa maanta boostada caalamka la xusaya Maalinta Boostada Adduunka, iyada oo sanadkan ay ku soo aadeyso xilli Boostada Soomaaliya ay u buuxsantay muddo 60 sano ah markii aan xubinta ka noqonay Ururkaas.

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Indonesia oo sheegay in Kalluumeysi sharci darro ka socdo Somaliya

0 Visits: 408 | Wednesday October 09, 2019 - 17:43:14
Madaxweyne ku xigeenka Dalka Indonesia Jusuf Kalla, ayaa sheegay in Biyaha Soomaaliya ay yihiin kuwo gacanta u galay kalluumeysi sharci darro ah islamarkaana dadka Soomaalida ah aysan ka faa'ideysan karin.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo furay kal fadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

0 Visits: 410 | Wednesday October 09, 2019 - 17:40:39
Madaxweynaha Jamhuurida Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaayo ayaa maanta furay kal fadhiga 6 aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Muuse Biix oo Hargaysa ku qaabilay safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliya.

0 Visits: 436 | Wednesday October 09, 2019 - 17:38:18
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirka midawga yurub u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Hargaysa.

Read More »

Shil diyaaradeed oo sababay in hakad ku yimaado Shaqada Goroonka Muqdisho.

0 Visits: 401 | Wednesday October 09, 2019 - 17:35:40
Waxaa warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Shaqada Garoonka Aadan Cadde oo hakad ku yimid, gaar ahaan dhabaha ay diyaaraduhu kusoo dagaan kadib shil diyaaradeed oo maanta ah ka dhacay.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc