Wararka

Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo la magacaabay

0 Visits: 342 | Wednesday January 01, 2020 - 13:04:18
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay.

Read More »

Mooshinka xilka looga qaadayo Waare oo si dardar ah uga socda magaalada Jowhar

0 Visits: 325 | Wednesday January 01, 2020 - 12:54:02
In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan baarlaamanka maamulka Hirshabeelle ayaa Madaxweynaha maamulkaasi ka gudbiyay Mooshin xilka qaadis ah sidda ay Risaala u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi.

Read More »

Generaal Odawaa oo amray in la soo xiro Sarkaal ciidan la goostay & cabsi dagaal oo jirta

0 Visits: 397 | Wednesday January 01, 2020 - 12:51:39
Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga Soomaaliya oo la sheegay inuu ciidan la goostay kadib markii uu sheegay in cadaalad darro ay ku dhaqaaqeen taliska milateriga Soomaaliya.

Read More »

Shariif Xasan oo ka baxay garabka mucaaradka lana heshiiyay Farmaajo

0 Visits: 323 | Wednesday January 01, 2020 - 12:48:42
Xog hoose oo an helnay ayaa sheegeysa in madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed uu heshiis qarsoodi ah la galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,kaas oo ku dhacay Khadka Taleefanka.

Read More »

Al-Shabaab oo la wareegay saldhig muhiim ah oo ku dhow magaalada Baydhabo

0 Visits: 363 | Wednesday January 01, 2020 - 12:45:03
Faah faahino dheeraad ayaa ka soo baxaya Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo saakay ka dhacay deegaan duleedka ah magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

Beelaha Habargidir oo ku kala qeybsamay dhismaha Galmudug & Kheyre oo ka Yaaban

0 Visits: 388 | Tuesday December 31, 2019 - 14:51:53
Beelaha Habargidir ayaa ku kala qeybsamay dhismaha maamulka Galmudug,waxaana kulamo gaar gaar ah ay ka kala socdaan magaalooyinka Dhuusamareeb,Cadaado iyo Gaalkacyo halkaas oo ay ku shirsan beelo isku maandhaafsan dhismaha Galmudug-ta cusub.

Read More »

Farmaajo oo diiday xil ka qaadis uu RW Kheyre ku sameeyay Taliye Xijaar

0 Visits: 353 | Tuesday December 31, 2019 - 14:50:37
Ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa inoo xaqiijiyay in uu Ra'iisal wasaaraha xil ka qaadis ku sameeyay Taliyaha Booliska Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), balse uu diiday Madaxweyne Farmaajo.

Read More »

Madaxtooyada oo kaashaneysa Sirdoon Ajanabi oo baaritaan ku bilowday warbixintii NISA

0 Visits: 332 | Tuesday December 31, 2019 - 14:37:39
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa baaritaan ku heyso warbixin hordhac ah oo ay u gudbisay Hay'adda NISA,taas oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye.

Read More »

Madaxweyne Miguel Díaz-Canel oo Telfoon kula soo hadlay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru

0 Visits: 378 | Tuesday December 31, 2019 - 14:35:11
Madaxweynaha Dalka Cuba, Miguel Díaz-Canel, ayaa shaaciyay in telfoon kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta .

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb kadib iska hor imaadkii ka dhacay

0 Visits: 313 | Tuesday December 31, 2019 - 14:30:48
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi saakay tahay mid aad u degan kadib iska hor imaad kooban oo xalay ka dhacay halkaasi.

Read More »

Soo Xulista Xildhinaanada Galmudug oo mar kale dib u dhacay iyo Caqabado cusub oo ….

0 Visits: 382 | Monday December 30, 2019 - 14:51:16
Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa u muuqda kuwa ku fashilmay markii labaad in ay uu hirgalo habraac dhinaca soo xulista Xildhibaanada Galmudug iyo Doorasdhada Hogaanka Galmudug ay horey usoo saareen.

Read More »

Cabsi amni oo ka jirta Muqdisho & Ciidanka oo heegan buuxa la geliyay

0 Visits: 478 | Monday December 30, 2019 - 14:34:00
Ammaanka guud ee magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay ka dib markii laga baqay iney weerar qaraxyo iyo kuwo toos ah mar kale Al-Shabaab ka geystaan caasimadda.

Read More »

Qaar kamid ah Dadkii lagu la'aa Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye oo la helay

0 Visits: 337 | Monday December 30, 2019 - 14:30:20
Qoysas badan ayaa baadi goob xoogan ugu jiray labadii maalin ee laoo dhaafay xubno eheladooda kamid ahaa oo la waayay maalintii sabtida ee qaraxa ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Nabad Sugida Soomaaliya oo Shaacisay in dal Shisheeye ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 329 | Monday December 30, 2019 - 14:28:14
War kooban oo kasoo baxay Hay'adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye uu qorshihiisu lahaa dal Shisheeye.

Read More »

Xasan Mudey:- Dalku wuxuu ubaahan yahay isu tanaasul iyo qaanuunka oo loo hogaansamo.

0 Visits: 469 | Friday November 08, 2019 - 00:11:13
Xasan Muuudey oo kamida lataliyayaasha madaxweynaha Hirshabelle state ayaa bartiisa facbooka kusoo daabacay talooyin uu lawadaagayay mas'uuliyiinta dalka .

Read More »

Gabadhii isku qarxisay Xarunta G/Banaadir sarkaal xariir kala dhaxeeyay oo la kashifay

0 Visits: 3810 | Monday November 04, 2019 - 06:06:04
Caqabada ugu weyn ee haysata Dowladda Fedaralka Somalia.waa saraakiil si qarsoodiya ula shaqeeya kooxaha Argagaxisada kuwaasi oo ku milmay Hay'adaha amniga waana halis ka daran kuwa muuqda ee lala dagaalamaya sidaas waxaa lagu daabacay wargeyska The Voice of the People Rooble Dheere waxaa uu kamid…

Read More »

XAFLAD SIYAASADDA KA BAXSAN OO LAGU QABTAY ZURICH SWITZERLAND!!

0 Visits: 3999 | Sunday November 03, 2019 - 14:31:57
Xafladdan isku raranta ahayd siyaasadda ka baxsan oo lagu qabtay magaalada Zurich xarunta ganacsiga dalka Switzerland ayaa lagu soo dhowayay mid ka mid ah saraakiisha dowlladda federaalka Soomaaliya oo tababar loogu soo diray waddanka Taliyaaniga,

Read More »

Masuul katirsan Hirshabelle State:-oo sheegay in Fatahaaddii kayartahay sida maalmihii lasoo dhaafay

0 Visits: 491 | Saturday November 02, 2019 - 03:59:52
Lataliyaha sare ee dhanka saxaafadda madaxaweynaha dowladda hishabelle state Xasan Cabduqaadir Mudey ayaa sheegay in xoogaa ay yaraadeen fatahaaddii kajiratay magaalada Baladweyne.

Read More »

BOOQASHO LABA SULDAAN OO ISKA SOO HORJEEDA SULDFAQI oo Berito ku wajahan Degmada Baraawa

0 Visits: 1521 | Friday November 01, 2019 - 19:21:57
Suldaan Faqi Sulsaan Saciid oo ah Suldaanka Saxda ah oo ay isku raacsanyihiin dhamaan Beellaha Tuni Shan-gamaas iyadoo muda Shan(5) sanadood ah Suldaanka ay hortaagnaayeen Madaxweeynihii hore Shariif Xasan iyo Guoomiyihii hore Golaha Shacabka JBM Cabdulqaadir sheekhunaa iyagoo sida Caadadau eheeyd oo…

Read More »

XAFLAD DIINI AH OO LAGU QABTAY MAGAALADA ZURICH DALKA SWITZERLAND LAAKIIN!!

0 Visits: 1459 | Sunday October 27, 2019 - 02:49:01
Qaadirku siduu qorsheeyay qararka ka yimid samada 14 qarni kahor risaalada dunidu ku kala socoto aakhirana doonta badbaadadu tahay risaala-sidihii u damneeyay Maxamed Ibni C/LLaahi Ibnu Mudhalib Ibnu Haashim cs xaflad heerkeedu sareeyo dhalashadiisi lagu waynaynayo ooy muslimiin badan meelo kala duduwan…

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc