Maqaallo

[DHAGEYS0] Wasiir C/raxmaan "Ma aqoonsanin Jaamacadaha ku yaalla dalka"

0 Visits: 605 | Wednesday July 25, 2018 - 20:16:57
Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysi siinayay Somali Cable TV ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka.

Read More »

[Dhageyso]: : 2 kamid ah Shaqaalaha Shirkada Hormuud oo si Arxan daro ah loo dilay

0 Visits: 505 | Wednesday July 25, 2018 - 13:42:10
Khilaafkaan ayaa yimid ka dib markii habeen ka hor Ciidamada Kenya ay dileyn laba ka mid ah Shaqaalaha shirkada Isgaarsiinta hormuud ee degmadaasi Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Read More »

Dhageyso:Salaad Cali Jeele Shaqsiyaad Madxda DF ka tirsan ayaa fududeeya weerada Shabaab

0 Visits: 695 | Wednesday July 25, 2018 - 12:52:00
Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Waxaa uu Sheegay in Shaqsiyaad ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Al-Shabaab u fududeeyaan qaraxyada ay ka fuliyaan Magaalada Muqdisho iyo gobalada.

Read More »

[DHAGEYSO]Dagaal beeleed Culus oo markale dib u qarxay iyo Xog laga helaayo!

0 Visits: 502 | Tuesday July 24, 2018 - 22:21:20
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Ceeryaan oo 45 KM ujira magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Read More »

KALSOONI DARADA SIYAASADDA IYO MADAXDA SOOMAALIDA

0 Visits: 783 | Monday July 23, 2018 - 12:31:07
Waxaanu kabaraney sooyaalka siyaasadaha isbedbedala ee waddanka Soomaaliya taasoo halbeeg ama erey bixin cusub loo yeeley tusaale hadaan soo qaato shirarki kala duwana ee sida Soodare Itoobiya, Qaahira Masar, Balcad Soomaaliya, Carta Jabuuti, Eldoret Kenya , Asmara Eriteria, Kampala Uganda iyo Muqdisho…

Read More »

Rajada Nabadda Q.2aad

0 Visits: 588 | Saturday July 21, 2018 - 19:26:54
Sidii aanu horey ugu balansaneyn ama akhristihii la socdey qormadan qeybteedi hore kusoo dhowow maqaalkeenii oo aan sii ambaqaadno waxaan jecleystey inaan kala qaado qormooyinka sida ay u kala horeeyaan oo ku saabsan heykalka dowladnimo iyo maamul wanaaga.

Read More »

Sida uu Agaasimaha guud ee NISA uu ugu tuntay sharciga ciidanka

0 Visits: 628 | Wednesday July 18, 2018 - 20:02:47
Ilaa markii lasoo magacaabay Agaasime Xusen Cusman Xuseen wuxuu Caado iyo dhaqan ka dhigtay inuu si bareer ah ubaalmaro sharciga ciidanka iyo hanaanka dowladimada.

Read More »

AWOODDA ALLE USTAD ADAM OO NOQONAYA SOOMAALIGII UGU HOREEYAY OPTICIAN KA NOQDA DALKA SWITZERLAND INTA LA OGYAHAY KADIB MARKII KULYADDIISI FINE OPTICS HIGH-TECH SI WEYN UGU GUULEYSTAY SANADKAN

0 Visits: 885 | Wednesday July 18, 2018 - 18:33:33
Nin yaro weyn Ustad Adam Increase oo ka mid ah dadka aqoontoodu aadka isaga hoosayso kana mid ah suxufiyinta ugu caansan geeska Afrika qurbaha ku nool ayaa sanadkan si weyn natiijo wanaagsan buundooyin sare ugu guuleystey kulyaddiisi High-Tech-ga maaddada loo yaqaan Fine Optics-ka oo muddo sanooyin…

Read More »

Soomaaliya cidi uma maqna ceelna uma qodna! Yaa maamula Villa Somalia? kaalinta Sirdoonka Qadar iyo Jaajuusnimada Fahad Yasin!

0 Visits: 765 | Wednesday July 18, 2018 - 09:42:16
Waxaa nasiibdaro ah in Madaxda Qaranka noqdeen kuwa u kireeysan ama u garba duuban dana shisheeye iyo sirdoon Ajnabi ah: Madaxweynaha, R/wasaraaha & Gudoonka Baarlamaanka.

Read More »

"Maradona: "Qalbiga ayaan Falastiin ka ahay!

0 Visits: 568 | Tuesday July 17, 2018 - 20:12:59
Ciyaaryahankii hore ee dalka Argentine Diego Maradona,ayaa la kulmay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas.

Read More »

Saddex Arrin Oo Eng Yarisoow Ku Dareysa Liiska Siyaasiyiinta Fashilmay!!!

0 Visits: 649 | Tuesday July 17, 2018 - 11:50:28
Hoggaamiyayaasha wanaagsan inta ugu badan waxa ay leeyihiin sifooyin u gaar ah, kuwaas oo looga dhex sooco dadka kale ee ay isku ayniga yihiin.

Read More »

Xaajo daamo la qabto malaha ee dabo la qabto ayey leedahay !!

0 Visits: 615 | Monday July 16, 2018 - 12:26:06
Waa xikmad oo leh murti mug weyn misana aan u doortey inaan cinwaan uga dhigo qoraal aan rabo inaan la wadaago qeybaha kala duwan ee mujtamaca Soomaaliyeed.

Read More »

JANARAAL GUUDLE MAXAMED NUUR 80 JIR AH BEERTIISI AFGOOYE LAGU DILAY OO TACSIYAD TIIRAANYA LEH LOO DIRAYO!!

0 Visits: 664 | Sunday July 15, 2018 - 21:49:45
Maanto Axad ah dhamaan jaaliyadaha Koonfurta Soomaaliya daafaha adduunka ku nool uguna da'waynyahay inta la ogyaha Xaaji Maxamed Awoow Mayow waxaa ay tacsiyad tiiraanya leh ay u dirayaan qoyska iyo qaraabada iyo Soomaali wayntii uu ka baxay Janaraal Guudle Maxamed Nuur oo isla maanta lagu toogtay…

Read More »

Rajada nabada !

0 Visits: 656 | Saturday July 14, 2018 - 14:18:46
Maqaalkeygan kooban oo aan ugu magac darey rajada nabada wax mid ku saleysan xaalada iyo arimaha waaqiciga ah ee ka jira wadankeena Soomaaliya guud ahaan waxaad mooda wax kasta go,aan ka qaadashadooda in uu jiro deg deg iyo is maquunin hadii aan si kale u iraahdo qar iska tuurnimo siyaasadeysan.

Read More »

Muqdisho waxaa weli ka Howlgala ciidan lamid ah maleeshiyaad Ogowna Sababta !

0 Visits: 607 | Saturday July 14, 2018 - 12:41:05
Waxaa laga yaabaa qormadeydaan inaysan ku raaxeysan aqrinteeda dad badan oo dowlada taageero weyn u ah durbana igu dari doonna liiska mucaaradka, iyagoon wax su'aal ama sabab ah is weydiin, hase ahaatee waxaan rajeynayaa qaar badan oo caqli saliim Ilaahey siiyay in ay warbixinteyda wax ka fahmi…

Read More »

Waxtarka Xiriirka Diblomaasiyadda Waxaa Qoray Yuusuf Garaad'

0 Visits: 615 | Wednesday July 11, 2018 - 22:31:55
Kenya waxay Afrika iyo Asia ka fureysaa 16 Xafiis Ergo-Diblomaasiyadeed oo hor leh. Waxay isugu jiraan Safaarado midkood laga furayo caasimadda Djibouti, Qunsuliyado iyo laba xafiis oo ay ka fureyso Hargeysa iyo Kismaayo.

Read More »

WARIYA JUGTA CULUS SUXUFIGA LUGEEYA USTAD ADAM INCREASE OO SI TIFAFTIRAN XAQSOOR LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA 1DA LUULIYA GUDAHA DALKA SWITZERLAND

0 Visits: 897 | Wednesday July 11, 2018 - 20:24:05
Macalin Adam Increase oo ka mid ah dadka wax gartay u soo kacay Soomaaliyada maanta qarnigan casriga ah dabayluhu dhacayaan duufaantu daran tahay kana mid ah suxufiyinta ugu caansan geeska Afrika ayaa si tifaftiran xaqsoor leh uga hadlay taariikhda 1da Luuliya halgankii loo soo galay hanashada guusha…

Read More »

SIYAASIGA RUGCADDAAGA DR CALI BAAB OO SI WAADIX AH U SHARAXAYA BARNAAMIJKA ISCAFISKA DEGDEGGA MUQDISHO KA SOO MUUQDAY MAALMAHANBA LAAKIIN!!

0 Visits: 817 | Monday July 02, 2018 - 06:06:08
Goor sii horaysay isago karkaraya xanuunka u muuqda xisaabtii loo dabarogay 1960-kiishacbigu mid la mid ah aadna uga sii digaya inay khatarahaasi oo kale godadka halista ah mardambe aan lagu halligmin soo noq noqoshadooda, ayuu Dr Cali Cabdi Baab siyaasiga rugcaddaaga la loodin waayay wareysigiisi soconayay…

Read More »

SOOMAALIDA DALKA SWITZERLAND OO XUSAY 58 SANO GUURADII MAALINTII XORIYADDA SOOMAALIYA U BEEGAN 1DA LUULIYA!!

0 Visits: 787 | Sunday July 01, 2018 - 06:43:47
Magaalada St.Gallen ee dhacda bariga dalka Switzerland, waxaa habeenkii xalay si aan kala har lahayn dareen qiiro waddaniyad ay ku dheehantahay looga xusay 58 sanaguuradihii maalintii xoriyadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya loo asteeyay 1-da Luuliya oo ayna si dhab ah dib ugu midoobeen 2-dii gobol…

Read More »

Sawirro: Duqii hore ee Muqdisho Taabit oo la kulmay Jaaliyada Somaliyed ee Turkiga &Arrimo Muhiima?

0 Visits: 587 | Friday June 29, 2018 - 23:25:39
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Caawa dalka Turkiga waxa uu kulan Casho ah kula qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku nool gudaha Wadankaasi Turkiga.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc