Maqaallo

Min Bilow Illaa Dhammaad Qaladaadkii Diblomaasiyadeed Ee Ay DFS Gashay

0 Visits: 634 | Saturday August 18, 2018 - 11:32:29
Mac-hadka cilmi-baarista siyaasadda ee Heritage ee ku yaala Muqdisho ayaa daraasad cusub kasoo saaray wax uu ku tilmaamay 'gebi-dhaclaynta' siyaasadda arrimaha dibedda ee dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna mac-hadka soo jeediyay tallooyin 'wax-ku-ool ah'.

Read More »

PR0FF C/LLA MANSUUR OO BURHAANTIISA BOROFIISARADA NAAFAYSA LA SOO BAMBAXAY SHIRKII LUUQADAHA EE BORAS SWEDEN!!

0 Visits: 1098 | Saturday August 18, 2018 - 09:11:34
Sheekaba sheekey keentaayo Balcad waxay ku taalaa waqtooyiga Muqdisho qayaastii meel u jirta 30 KM, nin reer Balcad ah ayaa baabuur ka mid ah baabuurtii dusha laga rari jiray ku socda caasimadda Xamar ay ka buuxaan xayn reer waqooyi ah safarkiisu isla waqooyi gaarigii soo raacay, ninku kaligii ayaa…

Read More »

MUQDISHO: Guddoomiye DEGMO oo lagala noqday sharcigiisa dal YURUB ah!

0 Visits: 706 | Wednesday August 15, 2018 - 21:34:31
Xog aan helnay ayaa sheegeysa in mid ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ee qurba joogta kamid ahaay lagala noqday dhalashadii uu ka haystay wadanka uu ka yimid.

Read More »

Xog Xasaasi ah: Shariif Xasan oo bilaabey in uu lacag kubixiyo dacaayad looga soo horjeedo qaar kamid ah musharaxiinta KGS

0 Visits: 536 | Monday August 13, 2018 - 16:43:28
Xog hoose oo aan ka helnay megaalada baydhabo ayaa sheegaya in dhowaan shir ay isugu yimadeen qaar kamid ah wasiirada shariif xasan shirkaas oo hogaaminaayey wasiirka amniga kgs Xasan Xuseen eelay, shirka ayaa looga Hadley sidii loo barabagaani lahaa musharax ugu awooda badan musharaxiinta kgs islamarkaana…

Read More »

MADAXDA WARBAAHINTA KOONFURTA SOOMAALIYA OO U MAHADCELIYAY DHALLINYARADII DHIIGGA LAHAYD BORAS SWEDEN AADKA UGU GURMADDAY MARTISHARAFKII SHIRKA!!

0 Visits: 896 | Monday August 13, 2018 - 15:37:37
Kadib todobaad safar shaqo qaranimo ku dheehan tahay ay warbaahinta ummaddu leedahay ee Southern Media Co-Operation ugu maqnayd magaalada Boras waddanka Sweden ee galbeed Yurub, waxaa soo guri-noqoshadeeda dabadeed ay madaxda warbaahintu ee uu hoggaaminayo Dr C/LLaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey ay…

Read More »

SOUTHERN MEDIA INTERVIEWS WITH A WELL-EDUCATED EXPERIENCED DELAGATE MICHEAL FROM DALLAS TAXES USA ATTENDING SOMALI LANGUAGE FORUM AT BORAS IN SWEDEN!!

0 Visits: 5541 | Monday August 13, 2018 - 15:34:09
As the high-light week passed news showed it constantly, the Somali language regenerating forum at Boras in Sweden has been participated by many distinguish high experienced cultural and linguistic international delagations from the fifth contintents around the whole world, who have travelled to present…

Read More »

UL TOOSAN OO TUBTA TAALLA WIXII LOOGA TAGAY AYAY QABTAA LAAKIIN!!

0 Visits: 850 | Monday August 13, 2018 - 15:30:10
Kadib wararkii ka soo yeeray Malaaq Xasan Shure, iyadoo ay hareero fadhiyaan Xildhibaano koonfurta Soomaaliya u matala Baarlamaanka Federaalka iyo midka koonfureedba, kuwaa oo ahaa kuwa uu soo adeegsaday hoggaanka koonfurtu madaxweyne Shariif Xasan, runtii hadalkaasi oo ah fal-dambiyeed ay u bareereen…

Read More »

WAA KUMA AADAN C/NUURKA PROFF SAGAAREY IYO DAALIB AY KU TIMAAMEEN INUU NIN WAALAN YAHAY LAAKIIN!!

0 Visits: 950 | Monday August 13, 2018 - 15:27:34
Safarkii sanadkan saxaafadda midowday ay ku gaadhay magaalada Boras ee dalka Sweden wuxuu ahaa mi dtaariikhda galay wax badana lagu soo kala bartay, sida uu tilmaamayo waaqicii halkaasi ka jiray ooy warbaahintu kamaradheedu ku soo duubatay qalamaanteeda lugeeyana ay qayb qayb qablanka u qorayaan si…

Read More »

ABWAANA AFMAAL KA CULUS WAX AFKA UUN LAGA SHEEG SHEEGTO CURINTIISA CAJIIBKA LEH ABWAAN CUKAASH SUGOW MAXAMEDNA LAAKIIN!!

0 Visits: 838 | Monday August 13, 2018 - 15:22:20
Warbaahinta qarnigan daalkaba aan looga baran Southern media Co-Operation oo dhoomaheeda wadata dhiilku ku raran yahay tiimkeeda lugeeya ee kor uu ka hoggaaminayo madaxa guud ee saxaafadda Dr C/LLaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey, waxaa ay dhowaan booqasho macnawi ah siisay mid ka mid ah abwaanada qarnigan…

Read More »

Fahad Yaasin oo Wasiir Ducaale xil ka qaadis la damacsan iyo Kheyre oo diidan Xogmuhiima!

0 Visits: 606 | Friday August 10, 2018 - 05:00:24
Fahad Yaasin Xaaji Daahir oo ah Agaasimaha Madaxtooyada, balse dadka uyaqaannan milkilaha Dowladda uu hoggoomiyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Raysulwasaare Xasan Cali Kheyre u diray fariin ah in si deg dega ubadalo Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumada Somalia Xildhibaan Maxamed Abuukar Islaaw…

Read More »

Maamulka G/ Banaadir oo lagu dhaliilay in mugdi Amni xumo iyo Xaquuq la,aan isagu dareen Shacabka Muqdisho!

0 Visits: 488 | Friday August 10, 2018 - 02:16:43
Siyaasiga Nuur Ismaaciil Shiikh oo la hadlay Warbaahinta ayaa Maamulka Gobalka Banaadir,ku dhaliilay in aay ka gaabiyeen howlahii loo igmaday taas badalkeedana ku mashquuleen Arrimo ka baxsan shaqada Gobalka Banaadir.

Read More »

Gudoomiye waaxedyada G/Banaadir oo bil walba lacag shaqsiyaad madaxtooyada Katirsan ka qaatan XOG CULUS!

0 Visits: 502 | Thursday August 09, 2018 - 02:24:35
Baaris muddo dheer aan wadnay kadib waxaan ku ogaanay in Gudoomiye waaxedyada Degmooyinka Gobalka Banaadir dhamaan lacago laalush ah aay ka qaatan shaqsiyaad ka hoos shaqeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Read More »

BULSHADAABA BOGAADISAY TIRINA BOQORADDA WAYN NOOGU SALAAMA BAHJA CABDI CALI BAHJA BADBAADISO!!

0 Visits: 1071 | Tuesday August 07, 2018 - 15:01:31
Fariidnimadu ma ahan wax iska doon doon ah, balse waa wax loo dhasho kartida iyo dadnimadu, kumana xirna ahaanshiyaha abuurka lab iyo dhaddig toona sida laga helayo baalasha taariikhda maguuraanka ah dunidan guudkeeda waaya badan aadanuhu ku soo noolaa, waxaa bogagga cibarka guulaystay dadka loo shintiriyo…

Read More »

Sooyaalka Khilaafka Jabuuti iyo Eritrea Xog dhameestiran!

0 Visits: 563 | Saturday August 04, 2018 - 02:05:11
Khilaafka diblomaasiyadeed iyo midka dhulka ah ee u dhaxeeya Dalalka Eritrea iyo jamhuuriyadda Jabuuti waxaa uu salka ku hayaa dano dhuleed iyo kuwo ku saabsan xiriirka labada dal oo xumaaday kaddib curashada damac dal-ballaarsi ah oo lagu eedeeyo Erateriya tuhun ay dowladda Jabuuti u jeedisay Eritrea…

Read More »

DAAWO: Farmaajo oo beentii ugu weyneyd ka dhawaajiyay Markale isma sharaxayo!

0 Visits: 682 | Thursday August 02, 2018 - 02:26:19
Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo dhawaan ka dhawaajiyay in uu markale isku soo sharaxi doonin xilka Madaxweyne balse dadka yaqaana Farmaajo rumeysan yahiin in aysan warkaasi dhab ka aheyn ayaa durba waxaa soo if baxay in uu ku howlan yahay dhisida Xisbi weyn…

Read More »

FARMAAJO, In Daaroodnimada ku weyn tahay dib u eeg Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Safiirada!

0 Visits: 814 | Wednesday August 01, 2018 - 17:03:41
Waxaan akhriyay maqaalo laga qoray qaybsiga beelaha Soomaaliyeed iyo sida ay wax u qaybsadeen Soomaalidu ha noqoto, , Madaxwayne, R/Wasaare, Golaha Wasiirada iyo Baarlamaan.

Read More »

SHIRKII ALIF-MAAY IYO KHIYAANADII PROFF SAGAAREY IYO DAALIB EE BORAS SWEDEN DIIN GARAARADIISI LAAKIIN!!

0 Visits: 858 | Tuesday July 31, 2018 - 14:27:35
Daraanteedan wareegta 1960-kii waa la i dago walina dabin aasan baa la ila daadinaayaa diburooti bayna ila doonayaan diin garaaradiisi. Isha kii dabaa la dareemayaa wuxuu daaranaa, uurdabe Illaah baana da'ino kaaga daabaqaaya, dunidaa sidaa u dubaaxiso darandooriyaysa, nafsi duulayaa loo soo diro…

Read More »

DAAWO:Wareysiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre BBC La Yeelatay!

0 Visits: 756 | Tuesday July 31, 2018 - 00:41:19
Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo dedaal ugu jirta sidii loo dhisi lahaa ciidamdada kala duwan ee dalka ayaa markii dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay timid xafiiska waxaa ay ballan qaaday in muddo 2 sano ah ay kaga adkaan doonto xarakada Al Shabaab.

Read More »

Daawo Sawiro Maay Conference Boras, Sweden iyo dhacdooyinki maalinti 2aad.

0 Visits: 1374 | Saturday July 28, 2018 - 20:21:33
Kulankan oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Boras, Sweden, waxaa ka soo qaybgalay barayaal jaamacadeed, Wax garad ku takhasusay luuqadaha oo Soomaali iyo ajnabi isugu jira. Ka qaybgalayaasha ayaa ka kala yimid qayabaha kala duwan ee caalamka.

Read More »

Sawiro Shirki Elif-Maay (Somali-Maay Conference) Oo ka furmay magaalada Boras ee wadanka Sweden.

0 Visits: 832 | Saturday July 28, 2018 - 19:28:04
Kulankan oo ah mid looga hadlayo horumarinta luuqadda iyo dhaqanka dadka ku hadla afka Maay, ayaa waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyadda Soomaalida Sweden iyo Hayadda CPBI oo ah hayad u ololoaysa dhismaha nabadda.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc