Wararka

Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku dishay Afar nin oo ay qabteen

0 Visits: 447 | Monday January 13, 2020 - 10:28:07
Fagaare kuyaala deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Al Shabaab waxa ay ku toogteen afar nin ay ku eedeeyeen in ay katirsanaayeen ciidanka dowlada federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Read More »

25 Kursi Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Kheyre Lacagta Ku Bixiyey

0 Visits: 460 | Monday January 13, 2020 - 00:43:55
Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu Eedeeyey inuu Lacag ka bixiyey Kuraasta Xildhibaanada Lasoo xulay Qaarkood.

Read More »

ahad Yaasiin oo safar deg deg ah ku tegaya Dhuusomareeb & Ujeedka oo la Ogaaday

0 Visits: 455 | Sunday January 12, 2020 - 12:19:12
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo uu hoggaaminayo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ah taliyaha Hay'adda NISA ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowladd goboleedka Galmudug.

Read More »

Iran oo Xabsi Dhigtay Safiirka Britian u joogay dalkaasi iyo Sababta keentay

0 Visits: 394 | Sunday January 12, 2020 - 12:08:39
Ciidamada amaanka dowlada Iran ayaa saacado kooban xabsiga dhigay Safiirkii dowlada Britain u fadhiyay magaalada Tehran ee caasimada dalka Iran ,kadib markii lagu eedeeyay in uu taageeray banaan bax looga soo horjeeday hogaanka sare ee Kacaanka Iran.

Read More »

Heshiis Halis Ah Oo Farmaajo & Abiy Ahmed Saacado Ka Hor Kala Saxiixdeen

0 Visits: 434 | Saturday January 11, 2020 - 14:52:19
Sida ay Warar hoose ku heshay Warqaad waxaa heshiis saacado ka hor kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali.

Read More »

Taliye ku xigeenkii NISA ee G/shabeelaha hoose oo lagu toogtay Muqdisho

0 Visits: 418 | Saturday January 11, 2020 - 14:44:55
Taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Maanta lagu toogtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Xaaf oo cadeeyay mowqifkiisa Xildhibaanada cusub & Hanjabaad culus oo uu diray

0 Visits: 412 | Saturday January 11, 2020 - 12:03:26
Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu yahay Gaalkacyo ayaa ka horyimid liiska xildhibaanada cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb.

Read More »

Soomaaliya oo qarka u saaran luminta arrin muhiim u ah Kursigeeda golaha guud ee QM

0 Visits: 386 | Saturday January 11, 2020 - 12:00:36
Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa kaga dhawaaqay Magaalada New York in Soomaaliya ay ka mid noqotay 7 dal oo ka mid ah Qaramada Midoobay oo qarka u saaran in ay waayaan xaqa codka golaha guud ee Qaramada Midoobay.

Read More »

Soomaali ku rafaadsan Xabsi ku yaalla dalka Iran oo qeylo-dhaan soo diray

0 Visits: 470 | Friday January 10, 2020 - 23:51:28
Koox dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla dalka Iran ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ku heysta xabsiga ay ku jiraan.

Read More »

Basaska ka Shaqeeya Kenya oo lagu kordhiyey ilaalo hubeysan

0 Visits: 406 | Friday January 10, 2020 - 23:41:43
Shirkadaha Basaska ee ka Shaqeeya inta u dhaxaysa ismaamulka Lamu iyo degmada Garseen oo ka tirsan dowlad deegaanka Tana River ayaa waxaa ay bilaabeen inay qaataan ilaalohubeysan.

Read More »

DF oo Jawaab kulul ka bixisay diidmada M/goboleedyada ee sharciga Batroolka

0 Visits: 228 | Friday January 10, 2020 - 23:38:32
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay mar kale ka hadashay hindise sharciyeedka Batroolka dalka, kaas oo ay meel mariyeen labada aqal ee baarlamanka dalka.

Read More »

Dowlada Somalia oo ciidamo gaar ah ka dejisay Baardheere & Xog ku aadan ujeedkooda

0 Visits: 229 | Friday January 10, 2020 - 01:20:12
Dayuurad gaar ah oo siday ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa galabta ka degtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Wakiilada Beesha Caalamka

0 Visits: 241 | Friday January 10, 2020 - 01:16:25
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu kaga cabanayo faragalin uu sheegay in dowlada federaalka ku heyso Galmudug waxa uu u diray wakiilada Beesha Caalamka .

Read More »

Madaxweyne Deni oo kasoo horjeestay Xeer ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka

0 Visits: 218 | Friday January 10, 2020 - 01:14:03
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa si cad u sheegay in maamulkiisa uu kasoo horjeedo Xeerka iyo sharciga Batroolka oo ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb & Odayaasha dhaqanka Galmudug

0 Visits: 241 | Friday January 10, 2020 - 01:11:42
Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar ku saabsan qaabka soo xulista Xildhibaanadda loogu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb.

Read More »

Hub la sheegay in Al-Shabaab laga furtay oo Kismaayo lagu soo bandhigay

0 Visits: 244 | Friday January 10, 2020 - 01:09:38
Howlgal ay ciidanka Jubbaland ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo ayaa saraakiisha hogaamineysa waxay sheegeen inay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Read More »

Geerida Abirashiid Shaar Shaar oo Si Weyn looga Daremey Guud ahaan KGS

0 Visits: 252 | Wednesday January 08, 2020 - 13:14:24
Allaha u naxariisto Abdirashiid Shaar Shaar, oo ku Shihiidey Qaraxii Saaka ka Dhacey Agaagaarka Control ka Sayidka,

Read More »

Akhriso: Guddoomiye Mursal oo Warqad deg deg ah u diray Beesha caalamka & doorashada 2021 oo.

0 Visits: 380 | Wednesday January 08, 2020 - 13:03:51
Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Sooamaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, isla markaana loo diray wadamada taageera Soomaaliya iyo deeqa bixiyayaasha caalamiga ah, ayaa looga hadlay doorashada ka dhici doonta dalka sanadka 2021-ka iyo sharciga doorashooyinka…

Read More »

Farmaajo oo Albaabada ka xirtay Lafta-gareen,mashaariic dhowr ahna ka xayiray

0 Visits: 253 | Wednesday January 08, 2020 - 12:55:41
Maamulka Koonfur galbeed ayaa laga joojiyay dhowr mashruuc oo balantu ahayd in laga fuliyo magaalada Baydhabo iyo deegaanada kale ee Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii xooganaa ee goordhaw ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 243 | Wednesday January 08, 2020 - 12:51:20
Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray koontarool laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo kuyaala agagaarka Isgooska Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc