Maqaallo

WARBAAHINTA KOONFURTA SOOMAALIYA OO SI RASMI AH LOOGU CASUUMAY XAFLADDII QUBURADA ADDUUNKA CILMIGA CASRIGA EE KA DHACAYSAY DALKA JARMALKA!!

0 Visits: 12099 | Sunday September 09, 2018 - 10:15:13
Warbaahinta qarnigan xoogga badan ee ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaadna loo yaqaan Southern Media Co-Operation ayaa si rasmi loogu casuumay xafladdii qubarada adduunku ku takhasusay cilmiga casriga dunidan maanta laga isticmaalo, taasoo ka dhacaysay magaalada Tuttlingen ee dalwaynaha federaalka…

Read More »

DAAWO:Xildhibaan difaaci jiray Kheyre oo kashifay xog badan?

0 Visits: 709 | Friday September 07, 2018 - 18:05:35
Xildhibaan Maxamed Xasan Ganeey ayaa si kulul u dhaliilay siyaasadda ay hadda ku shaqeyso xukuumadda Soomaaliya, baaqna u jeediyay baarlamanka.

Read More »

"Wax ka ogoow Wasiirrada Kheyre waa Saddex qeyb Xogmuhiima!!

0 Visits: 610 | Tuesday September 04, 2018 - 11:06:35
Waa cinwaan su'aal kugu beeraya, oo aad is weyddiineysay sidee bay caddaalad darro uga dhex jiri karta golaha wasiirrada? Haa. waa runtaa sidee bay caddaalad darro uga dhex jiri kartaa golihii wasiirrada qaranka? waa su'aasha u baahan in jawaabta loo helo oo aad warbixintan u akhrineyso.

Read More »

Saddex arrin oo halis ah oo Baydhabo kusoo wajahan!!

0 Visits: 602 | Monday September 03, 2018 - 20:39:53
Waxaa magaalada Baydhabo ee caasimada KMG Ah Koonfur Galbeed ka taagan cabsi ka dhalatay Ciidan si gaara ugu amar qaata Shariif Xasan oo dhibaatoyin ku haaya dadka fikirkiisa ka soo horjeeda kuwaasi oo handaaad caburin iyo cabsi gelin ku haaya taaso aay ka dhalan karto in dagaal ka dhaco Magaalada.

Read More »

Labo Xaawa Taako ( tee sax ah?).

0 Visits: 847 | Monday September 03, 2018 - 10:21:59
Taariikhda dunida waxaa ku badan, Dhacdooyin, sheekooyin iyo shakhsiyaad aan jirin oo la been abuuray sida: King Lier, Robenson Crouse, Carra weelo (Carra weelo waddama badan sida Burundi iyo Portugal isku si ayaa looga sheegaa) , Cali Baaba, Calaau Diin, Cigaal Shidaad, Maalin Beenle, Juxa, Alfa Lala…

Read More »

Daawo:Xildhaanada D&M oo soo saaray hadal ka naxsaday Farmaajo iyo Kheyre sheegayna in ay fashilmeen!!

0 Visits: 12348 | Friday August 31, 2018 - 01:40:23
Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya lagana soo doorto Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ,oo mudooyinkii danbe ku shirsana Magaalada Muqdisho isla markaana lafa gurayay xaaladaha la xariira amaanka Siyaasada iyo guud ahaanba nidaamka shaqo…

Read More »

SOUTHERN SOMALIA PRESIDENT SHARIF HASSAN COMMANDED FIRING UN AIRCRAFT OVER MAKUDO IN BAY REGION!!

0 Visits: 12131 | Thursday August 30, 2018 - 13:21:25
The falling Southern Somalia difiant sterner dictator state president Sharif Hassan Sheik Aden commanded firing United Nations Security Council's aircraft over Makudo near Shatigudud International Airport in Baidoa. News say, though the aimed plane survived from landing down, the aim was that the…

Read More »

(Dhageyso+Sawirro)Qurbajoog iyo Siyaasiyiin kulamo la qaatey waxgaradka Beelaha D&M ee degmada Baardheere

0 Visits: 12312 | Monday August 27, 2018 - 01:41:18
Xubnaha soo gaarey Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa ka kala socdey Qurbajoogta iyo Siyaasiyiinta ayaa waxaa ka mid ahaa,Ibraahin Sanbuur Xasan,Cabdi naasir Cali Macalin iyo Axmadey Aden Buulle,dhamaan Xubnahani ayaa Odoyaashii iyo Waxgaradkii ay la kulmeen ayaa waxay uga warbixiyeen wacyiga maanta…

Read More »

DAAWO:- Maxay Ku Dhaliilleen Guddoomiye Yariisoow Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed?

0 Visits: 12285 | Monday August 27, 2018 - 00:20:38
Waxgarad Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa dhaliilay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow, Xilidhinaan hore cabdi Barre iyo Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo waraysi sinayaayTvga RTN ayaa ka warbaxiyay dhaliilaha Gudoomiyaha Maamulka Gobalka…

Read More »

WAA SU'AAL DARANO SHIIKH ILYAAS CALI NUUR SHALAY IYO MAANTA KEEBUU SHEEKH YAHAY LAAKIIN!!

0 Visits: 12623 | Sunday August 26, 2018 - 17:52:55
Waxaan joognaa Adduunyo Doolarku sareeyo oo dadkii Soomaaliyeed Sheekh & Shariif meeshii Doolarku galo laga daba galaayo, iyadoon la fiirin Xalaal & Xaaraan kuu yahay. Maalmo ka hor waxaa Tv – ga iyo muuqaal-aragga kasoo muuqday Sh.Ilyaas Cali Nuur oo ku milmay koox fanaaniin ah magaalada Baydhabo…

Read More »

FARXADDA CIIDDA ST.GALLEN KALIYA LAGAMA XUSINE EE WAA LA ISKU DUMAY FARAXA AAWADA CIIDUL-ADHXA SANADKANA LAAKIIN!!

0 Visits: 11872 | Sunday August 26, 2018 - 12:12:24
Xaflad qaabka qabsoomiddeeda aan horayba looga arag loogana baran taariikhda dalka Switzerland ayaa habeenkii xalay ah lagu qabtay magaalada St.Gallen ee bariga waddankaasi, taasoo ay si heer sara leh u soo agaasimeen ururka dhallinyarada samafalayaasha Soomaaliyeed ee aaggaasi ee uu hoggaaminayo wiilka…

Read More »

Dowladda Turkiga oo ka naxsatay Xukumadda Kheyre & kaalmadi la siin jiray DF oo la joojiyay!

0 Visits: 497 | Sunday August 26, 2018 - 06:10:56
Dowladda Turkiga oo si joogta u taageri jirtay Dowladda Soomaaliya, kabani jirtay daqliga Dowladda Fedaraalka ayaa ka gaabsatay in ay dib u bilaawdo lacagtii labada milyan Dolar ee bil walba aay ku taageri jirtay Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Shacabka Sh/hoose Sheekh Muqtaar Roobow ugu baaqay in u bad baadiyo KG

0 Visits: 574 | Friday August 24, 2018 - 17:40:38
Shacabka ku dhaqan Deegaanka N50 ee gobalka shabeelaha hoose oo maanta shir kadhacey halkaasi waxaa aay ku taageeren sheekh Muqtaar Rooboow.

Read More »

Farmaajo iyo Kheyre oo wata laba shaqsi oo aay rabaan in Eng:Yariisow ku badalan Xogmuhiima!

0 Visits: 626 | Friday August 24, 2018 - 06:57:47
Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng: Cabdiraxman Yariisoow ay markaan soo wajaheyso cabsi ku aadan in xilka laga qaado maalmaha soo socdo.

Read More »

Sawirro: Wasiir maaliyada Beyle oo guryo waaweyn kadhisanaya hargeysa&Canshuurta Muqdisho!

0 Visits: 551 | Friday August 24, 2018 - 06:32:50
Wasiirka maaliyada Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, aya waxa uu kawada dhismoyal waaweyn magaala Hargeysa ee Caasimada Maamulka Soomaaliland, dhismahan oo lasheegay in uu dhisanayo wasiirka aya waxa ay tuhun iyo shaki ku abuurtay kalsoonida shacabka.

Read More »

Hanti dhowraha Qaranka oo shaqaalihii qibrada lahaa ku badalay kuwo ku qabiil ah!

0 Visits: 533 | Thursday August 23, 2018 - 05:11:28
Baaris aan sameynay waxaan ku ogaanay in Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Afgooye, in uu eryay inta badan shaqaalihii horay u joogay xafiiska, kuwaasi oo qaarkood lahaa qibrad iyo waaya aragnimo mudo dhan 40 sano, isla markaana shaqaalsiiyay 12 ka mid ah shaqaalo cusub oo ku heyb…

Read More »

Wasiir Sabriye oo bedalida gudoomiyaasha degmooyinka ku xiray sharuud Eng: Yariisow ku adkaatay!

0 Visits: 595 | Thursday August 23, 2018 - 02:28:46
Gudoomiyaha gobalka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisow) wali wuxuu la dalaa dhacaya is faham daro maamul, waxaana ku adkaatay inuu wasaarada Arrimaha gudaha Xukumadda Fedaraalka ku qanciyo qorshooyinkiisa.

Read More »

DAAWO: Gudoomiye Yariisow oo xeyn daab yar ku soo koobay Caasimadii iyo dhulal la iibsaday G/Banaadir!

0 Visits: 596 | Wednesday August 22, 2018 - 13:49:30
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa lagu eedeyay in shaqada aay qabtaan ku soo kooben oo kaliya wadada Maka Al mukarama iyo Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo inta kale Magaalada mugdi iyo nadaafad daro noqotay.

Read More »

SOOMAALIDA GOBOLKA GRAUBUNDEN EE BARIGA SWITZERLAND OO SI WAY UGU CIIDAY XARUNTA GOBOLKAASI MAGAALADA CHUR!!

0 Visits: 554 | Tuesday August 21, 2018 - 22:54:25
Xaflad si heer sare leh loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay hool wayno ku yaala xarunta gobolkaasi ee magaalada Chur, taasoo lagu maamuusayay munaasibadda ciidul-Adhxa, iyado ay ka soo qaybgaleen dhamaan inta badan bulshada Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Read More »

WAJI BADAN JIRJIROOLE WASIIR C/FITAAX GEESEY OO RAADADKIISI LA SOO HELAY!!

0 Visits: 12390 | Sunday August 19, 2018 - 21:15:01
Si guuxa dadweynaha baraha bulshaduna ugu batay warka iyo waxqabadkiisi masuulku, su'aalihii la iska warsaday mid ka mid ah su'aashii ugu weynayd waxay noqotay, waa kuma C/Fitaax Ibraahin Geesey?

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc