Wararka

Toogasho khasaaro geysatay oo ka dhacday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay

0 Visits: 520 | Wednesday January 04, 2017 - 10:06:56
Ugu yaraan 1 Ruux ayaa ku dhintay, labo kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray toogasho ka dhacday Garoon Kubadda lagu cayaaro oo ku yaalla Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Read More »

Weerar xalay ka dhacay Bar Koontarool oo ku taala Magaalada Jowhar

0 Visits: 545 | Wednesday January 04, 2017 - 10:02:29
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xalay ay dabley hubeysan weerar ku soo qaadeen bar kontarool oo ay ciidamada dowlada ku lahaayeen magaalada Jowhar.

Read More »

3 ka mid ah musharaxiinta Mudullood oo gaaray heshiis ka dhan ah Xasan Sheekh

0 Visits: 523 | Wednesday January 04, 2017 - 09:53:08
Saddex Musharax oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha kana soo jeendo beesha Mudullood ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Maxaadan ogeyn oo Saaka ka cusub Magaalada Muqdisho

0 Visits: 502 | Wednesday January 04, 2017 - 09:37:59
Ciidamada amniga ee dowlada ayaa Saaka si weyn u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xoojinta Nabadgelyada caasimadda.

Read More »

C/wali Gaas oo weerar aan loo meeldayin ku qaaday Xildhibaanada cusub kadib markii uu

0 Visits: 475 | Wednesday January 04, 2017 - 09:30:57
Hogaamiyaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay Doorashooyinka ka dhacay dalka iyo kuwa la filaayo in dhawaan ay ka dhacaan dalka.

Read More »

Xildhibaanadii ugu horeysay oo isku soo sharaxday xilka Guddoonka BFS

0 Visits: 616 | Tuesday January 03, 2017 - 21:59:10
Iyadoo Guddiga doorashooyinka BFS uu shaaciyay inay furan tahay is diiwaan galinta Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku-xigeenadiisa, ayaa waxaa Musharaxnimadeeda si rasmi ah u shaacisay Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye.

Read More »

XOG CULUS" Musharax Cabdi Weli Qanyare oo taageero ka helay Beelaha dega Koonfur Galbeed Soomaliya

0 Visits: 543 | Tuesday January 03, 2017 - 21:43:18
Xildhibaan Cabdi Weli Maxamed Qanyare oo dhawaan ku dhawaaqay in u yahay Musharax u taagan qabashada Gudoomiye ku xigeenka labaad eegudoonka Baarlamaanka ayaa durba taagero xoogan ka helay Xildhibaanada Laga soo Doortay deeganada Koonfur Galbeed Soomaliya.

Read More »

Musharax Xidig oo sheegay tirada codadka xildhibaanada ee uu haysto

0 Visits: 700 | Tuesday January 03, 2017 - 19:59:14
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen ayaa sheegay inuu diyaar u yahay doorashada 11-ka Bishan Janaayo lagu dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Read More »

Prof Samatar ” Ciidamo aan Mushaar la siineynin ma sugayaan Ammaanka

0 Visits: 554 | Tuesday January 03, 2017 - 16:21:10
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in weerarada ka dhaca Muqdisho ay sabab u yihiin Mushaar la'aanta Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada DF iyo AMISOM oo la wareegay Deegaanka Mooragaabeey

0 Visits: 507 | Tuesday January 03, 2017 - 15:29:33
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Mooragaabeey ee Gobolka Bakool.

Read More »

Dagaal xoogan oo ka socda Bakool iyo gaadiid dagaal oo ku qulqulaya

0 Visits: 564 | Tuesday January 03, 2017 - 15:19:08
Dagaal xoogan ayaa waxa uu hadda ka socdaa deegaan hoostaga Gobolka Bakool kaa oo u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaadka Alshabaab.

Read More »

Meydad dhowr ah oo laga helay Guryihii ku burburay Qaraxii ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 518 | Tuesday January 03, 2017 - 15:12:55
Wararka naga soo gaaraya agagaarka Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow Meydad hor leh laga soo saaray dhismooyinka ku dumay Ismiidaamintii shalay ka Dhacday afafka hore ee Garoonka.

Read More »

Dowlad aan xiriir la laheyn Somalia oo soo saartay digniin culus

0 Visits: 602 | Tuesday January 03, 2017 - 09:26:15
Warbixin kasoo baxday Wasaarada Arrimaha Dibadda Kuuriya Waqooyi ayaa waxaa lagu mamnuucay in muwaadiniinta dalkaasi kasoo jeeda ay u socdaalan dalka Somalia.

Read More »

Xog: Faroole oo diidan in Muqdisho uu yimaado iyo damac yaab leh oo ku jira

0 Visits: 562 | Tuesday January 03, 2017 - 09:18:17
Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dib dhigtay dhowr jeer inuu yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, oo xarun u ah dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay ka dhacayaan doorashooyinka madaxweynaha iyo kuwa guddoonka baarlamanka.

Read More »

SANADKA CUSUB SIYAASADDA SAGAGARAN SAKARAADAYSA KOONFURTA IYO SAWAXANKEEDA VILLA SOMALIA WAA SU'AALO LA HORDHIGAY SAYNCADDE WAAYEEL !!

0 Visits: 738 | Tuesday January 03, 2017 - 09:03:43
Sheekaba sheekay keentaa sida lagu tagay dunidan waayaheeda walbahaar-u-badanku yahay daraanta wareegta ee nolosha laga soo bilaabo maalintii Axadaad ee adduunkan dhidibada loo taagay buurahan cumuqawayna xajmigoodu la cusleeyay arlada firaashkeedan kadib teeriyo xiligan aynu markhaantida u nahay dhacdooyinka…

Read More »

Xog: Ololaha Xidig kuma koobna kaliya Shariif Xasan (Yaa kale oo gadaal ka riixaya?

0 Visits: 665 | Tuesday January 03, 2017 - 08:58:45
Doorashada sanadkan ee Soomaaliya ayaa ah mid ka duwan doorashooyinkii hore, waxaana dhici karta in qaabka awood qaybsiga beelaha Soomaaliyeed ay is-beddesho.

Read More »

Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu yahay Shaqsi Sal fudeed Siyaasad leh

0 Visits: 575 | Monday January 02, 2017 - 20:58:10
Iyadoo haatan uu yahay Musharrax u taagan qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Waxgaradka qaar waxa ay ku dhaliileen in uu yahay Siyaasi Sal Fudeed leh oo lagu aamini karin Hoggaanka umadda.

Read More »

Daraasaad lagu sameeyay Daacishta Soomaaliya oo natiijo lama filaan ah ka soo baxday

0 Visits: 553 | Monday January 02, 2017 - 20:08:05
Daraasaad lagu sameeyay kooxda Daacish ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo baxday natiijo aan la fileyn.

Read More »

Akhriso: Jadwalka Doorashada guddoonka baarlamanka iyo magacyada xubnaha

0 Visits: 611 | Monday January 02, 2017 - 19:52:40
Kulan ay yeesheen Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha BF iyo Ku-Xigeenadiisa, ayaa waxaa lagu go'aamiyay xiliga ay qabsoomi doonto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku-xigeenadiisa.

Read More »

Sawirro cusub: Faah-faahino Khasaaraha weerarkii garoonka Muqdisho oo sii kordhay

0 Visits: 605 | Monday January 02, 2017 - 14:13:05
Labo qarax oo waaweyn ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo qaraxyadan ay ka dhaceen meel ku dhow garoonka diyaaradaha iyo xarunta Xalane ee sida weyn loo ilaaliyo.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc