Wararka

Wada xaajood 3 geesood ah oo Nairobi uga bilowday Shariif, CC iyo dowladda Kenya

0 Visits: 606 | Friday January 06, 2017 - 09:19:49
Waxaa si rasmi ah magaalada Nairobi uga furmay wada hadal seddex geesood ah oo u dhaxeeya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif , Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Sarkiil sare sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya iyo Sirdoonka Dowladda Kenya.

Read More »

Akhriso: Magacyada 22 xildhibaan oo isu soo sharaxday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka

0 Visits: 605 | Friday January 06, 2017 - 09:16:45
Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay magacyada musharaxiinta doorashada guddoonka Baarlamaanka oo ay ansixiyeen araajidooda.

Read More »

Cabdifitaax Ibraahin Geeseey oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan Xilka Guddoonka Baarlamaanka

0 Visits: 632 | Thursday January 05, 2017 - 20:41:47
Cabdifitaax Ibraahin Geeseey oo ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta Xaflad uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxuu uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Daawo: WAREYSI XASAASI AH: Afhayeenka AlShabaab Sheekh Cali Dheere oo aan waxba loo reeban

0 Visits: 600 | Thursday January 05, 2017 - 19:41:34
Afhayeenka Kooxda AlShabaab Sheekh Calli Maxamed Raage (Cali dheere) ayaa wareysi dheer siiyay Tv-ga Al-Jazeera isagoo kaga hadlay arimo xasaasi ah.

Read More »

Dhismaha xildhibaanada Aqalka Sare ku shirayaan oo xariga laga jaray

0 Visits: 611 | Thursday January 05, 2017 - 18:45:14
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta ay ku shirayaan xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka.

Read More »

Goodax Barre oo ugu baaqay shacabka Hiiraan inay taageeraan HIrshabeelle

0 Visits: 637 | Thursday January 05, 2017 - 13:47:01
Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo ka mid ahaa siyaasiyiintii ka soo jeeday gobolka Hiiraan oo ka soo horjeeday dhismaha maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa ugu baaqay shacabka Hiiraan inay taageeraan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Read More »

Shan Dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Baay

0 Visits: 523 | Thursday January 05, 2017 - 12:57:37
War Qoraal ah oo Taliska AMISOM ay soo dhigeen Barta Twitter-ka ayey ku sheegay in Degaanka Seeydheelow oo 30KM u jira Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ku dileen Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo iskaashanaya Shan Dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baledweyne

0 Visits: 550 | Thursday January 05, 2017 - 10:09:27
Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Saakay gaaray Magaalada Baledweyne Ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan.

Read More »

AMISON oo Ceel Biyood ka Hergalisay Magaalada Baydhabo

0 Visits: 720 | Thursday January 05, 2017 - 10:03:31
Waxaa Xarunta Ciidmada AMISOM ee Magalada Baydhabo Xariga looga jarey Ceelbiyood ay Her giliyeen Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee AMISOM.

Read More »

Xidig oo waji gabax kala kulmay xildhibaanada beel uu casuumay

0 Visits: 673 | Thursday January 05, 2017 - 09:40:24
Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa wali ku kala aragti duwan Musharaxa xilka guddoomiyaha ee Baarlamaanka Cabdirashiid Maxamed Xiddig.

Read More »

Micheal Kitting oo maanta tagaya Magaalada Baledweyne

0 Visits: 507 | Thursday January 05, 2017 - 09:26:43
Wakiilka Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Maanta oo Khamiis ah tagaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan.

Read More »

Xog: Faarax C/qaadir oo isku sharxaya xilka guddooonka BF

0 Visits: 584 | Wednesday January 04, 2017 - 19:55:19
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ay si aad ah isugu dhowyihiin madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo musharaxnimadiisa Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Read More »

Loolanka Xasan Sheikh iyo Shariif Xasan oo bilowday (Maxaa maanta Muqdisho ka socda?)

0 Visits: 628 | Wednesday January 04, 2017 - 19:28:54
Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay la hadal hayay in Xidig uu yahay musharax gudoomiye baarlamaanka ayaa maanta waxaa xaqiiqowday arintaasi.

Read More »

Wasiir sheegay in Jawaari uu si bareera u lunsaday mushaarkii xildhibaanada

0 Visits: 529 | Wednesday January 04, 2017 - 19:18:28
Sida ay baahisay Idaacada SMN ee magaalada Muqdisho waxaa lunsasho Hanti qaran lagu eedeynayaa Guddoomiyihii Baaralaamanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo iminka ka tirsan Xildhibaanada dib loo soo doortay.

Read More »

AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada Saxiixay Mooshinka Lagu Baab’inayo Murshaxiin 5 Ah oo la laalay

0 Visits: 719 | Wednesday January 04, 2017 - 19:01:18
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka magaalada Muqdisho,kaasi oo ay kaga hadlayeen mooshin horay loo gudbiyay oo ku aadan in baarlamaanka uu fasaxo 5 kursi oo natiijadooda la laaey.

Read More »

Magaca iyo qabiilka shaqsigii fuliyay weerarkii Hotel Peace

0 Visits: 590 | Wednesday January 04, 2017 - 18:51:11
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaar kamid ah ragii fuliyay weerarkii Al-shabaab labo maalin ka hor ka geysteen magaalada Muqdisho.

Read More »

DHAGEYSO: 48 Saac Gudahood Dad Shuban Biyood Ugu Dhintay Magaalada Baydhabo & Baaq loo diray

0 Visits: 521 | Wednesday January 04, 2017 - 12:20:08
Dad dhowr ah ayaa shuban biyood u dhintay 48dii saacadood ee lasoo dhaafay gudaha magaalada Baydhabo.

Read More »

DHAGEYSO: Prof. Jawaari oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa

0 Visits: 553 | Wednesday January 04, 2017 - 11:15:16
Kadib muddo badan oo hubanti la'aan ah iyo culeysyo siyaasadeed oo heytey ayaa guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari uu ugu dambeyntii kudhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka.

Read More »

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Xarunta Hay’adda UNDP ee Muqdisho

0 Visits: 527 | Wednesday January 04, 2017 - 10:28:04
Wararka naga Gaaraya Xarunta Hay'adda UNDP ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ku Qarxay Gaari ay leedahay Hay'adaasi.

Read More »

CC oo ballan-qaad yaab leh oo la xiriira Somaliland cod uga raadiyey xildhibaanada waqooyi

0 Visits: 490 | Wednesday January 04, 2017 - 10:18:54
Ra'iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo shalay kulan qado sharafeed ah ugu sameeyey guriga Midnimo oo ku dhex yaala xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Xildhibaanadda ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu muhiimadda koowaad siin doono haddii uu ku guuleysto…

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc