Wararka

Guuleed oo halis ugu jira in xilkiisa uu waayo kadib arrin soo korortay

0 Visits: 686 | Sunday January 08, 2017 - 20:39:20
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa diyaariyay mooshin cusub oo ka dhan ah madaxweynaha maamulka Galmudug.

Read More »

Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoonka Baarlamaanka oo Khudbado laga dhageystay

0 Visits: 11634 | Sunday January 08, 2017 - 20:08:37
Kulankan oo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid ay ku dhageysanayeen khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Xilka Guddoonka Sare ee Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa.

Read More »

Sawirro: Baydhabo Askar ka tirsan dowladda oo arrimo yaab leh loo xukumay

0 Visits: 12243 | Sunday January 08, 2017 - 20:00:12
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Baay, ayaa maanta Xukun ku riday Askar ka tirsan Dowlada, kuwaa oo lagu helay kiisas kala duwan.

Read More »

Maxaa ka jira in Xasan uu is-hortaagay furitaanka deked iyo garoon cusub?

0 Visits: 636 | Sunday January 08, 2017 - 13:04:34
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa dhaliil u jeediyay Madaxweynaha Somala Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyihii BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Read More »

NISA oo qabatay mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa

0 Visits: 543 | Sunday January 08, 2017 - 12:49:50
Ciidanka Nabad Sugidda ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa sida ay sheegeen Saraakiisha dowladda.

Read More »

C/raxmaan Ducaale Beyle oo Xildhibaanada baarlamaanka hees u daaray (Akhriso)

0 Visits: 585 | Sunday January 08, 2017 - 12:40:01
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageystay khudbadaha iyo waxqabadka ay la imaan doonaan musharixiinta guddoonka baarlamaanka.

Read More »

Xog: C/wali Gaas & C/raxmaan Faroole oo qorsho cusub u degay ololaha Doorashada

0 Visits: 564 | Sunday January 08, 2017 - 12:36:37
Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Hogaamiyaha maamulka C/wali Gaas uu magaalada Garoowe ku diyaariyay dhalinyaro aad u farabadan kuwaa oo la doonaayo in loo soo kaxeeyo magaalada Muqdisho.

Read More »

Xildhibaan Cabdi Xaashi oo noqday senatarkii ugu horeeyay ee Somaliland lagu doorto Muqdisho

0 Visits: 552 | Sunday January 08, 2017 - 12:32:22
Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Matalayaasha Somaliland ee ka socota Magaalada Muqdisho, ayaa Kursigii ugu horeyay waxaa loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Somaliya.

Read More »

Xildhibaanada aqalka sare ee Somaliland oo maanta Muqdisho lagu dooranayo

0 Visits: 559 | Sunday January 08, 2017 - 12:20:45
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabaneysa doorashada Aqalka sare xubnaha ku matalaya gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, waxaana kuraasta maanta ku tartamaya Dhoor Musharax .

Read More »

Jadwalka dhageysiga khudbadaha murashaxiinta guddoonka BF

0 Visits: 545 | Sunday January 08, 2017 - 06:11:20
Waxaa la filayaa in aroornimada maanta xarunta baarlamaanka ay ka bilaabado dhageysiga khudbadaha murashaxiinta guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenka 1aad.

Read More »

Al Shabaab oo dib u qabsaday Degaano dhaca Duleedka Kismaayo

0 Visits: 571 | Sunday January 08, 2017 - 06:04:02
Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay dib ula wareegeen Degaano dhaca Duleedka Magaalada Kismaayo.

Read More »

XIldhibaanada beelaha Daarood oo is-baheysi cusub sameysanaya

0 Visits: 615 | Sunday January 08, 2017 - 06:01:33
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka socdo kala xod xodosho dhanka xildhibaanada baarlamaanka oo ay sameynayaan musharixiinta madaxweynaha u taagan.

Read More »

Jawaarey Waxaan Gashan jirey Dirac Si Aan Lacag U Helo Daawo Muuqaal

0 Visits: 701 | Saturday January 07, 2017 - 18:52:37
Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaarey oo inta badan Warbaahinta Koonfurgalbeed ku eedeysa inuu yahay shaqsi lagu qasaarey kursigii uu ku calaameysanaa magaca Gudoonka Baarlamaanka ayaa afkiisa wuxuu ku qirtay asagoo aad u faraxsan inuu ahaa qof gashan jirey diraca dumarka ay gashtaan.

Read More »

M/Jubba-Land Oo Qaaday Tilaabo Lagu Diidan Yahay Musharax C/Rashiid Xidig

0 Visits: 683 | Saturday January 07, 2017 - 12:15:22
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Jubaland ay xabsiga dhigeen ku dhawaad 5 Ruux.

Read More »

Maxaa ka cusub doorashadii guddoonka BF, maxaase la filayaa maanta

0 Visits: 617 | Saturday January 07, 2017 - 09:52:21
Guddiga doorashadan golaha shacabka ayaa shaaciyay in maanta oo Sabti ah uu bilaaban doono dhageysiga khudbadaha murashaxiinta guddoonka golaha shacabka.

Read More »

DF oo billowday qorshe lagu hor istaagayo shaqadii dhallinyarada

0 Visits: 549 | Saturday January 07, 2017 - 09:39:32
Dowlada Somalia ayaa wada qorshe xiliga habeenkii magaalada Muqdisho looga mamnuucaayo Mootooyinka nooca loo yaqaan Bajaajka.

Read More »

Askari ilaaliya xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo fal laga argagaxo ku kacay

0 Visits: 618 | Saturday January 07, 2017 - 09:30:03
Ciidamada booliska ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan gacan ku dhiigli si bareer ah u toogtay Aabe Soomaaliyeed oo labo caruur ah oo uu dhalay gaari ku waday xili ay marayeen isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Guddoomiyaha Diinsoor oo sheegay in la soo qabtay Rag Dil ka geystay Degmada

0 Visits: 638 | Friday January 06, 2017 - 09:58:33
Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, Ibraahin Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay rasaas uu furay Guddoomiyaha Isboortiga ee Degmadaasi, waxuuna sheegay in Guddoomiyaha uusan walaalkii aheyn Ninkii falkaasi ka dambeeyay.

Read More »

Xildhibaan Cabdifitaax oo ka dalbaday Xildhibaanada cusub in aysan dayacin amnigooda

0 Visits: 619 | Friday January 06, 2017 - 09:50:20
Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahin Geeseey oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ahna musharax u taagan xilka Guddoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa uga digay Xildhibaanada cusub in ay dayacaan amnigooda.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo labada Aqal ka codsaday iney wadajir ushaqeeyaan

0 Visits: 563 | Friday January 06, 2017 - 09:30:21
Madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa codsi udiray Xildhibanaada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna ka codsaday iney ka shaqeeyaan sidii ay meesha uga bixi leheyd isqabqabsi ka dhasha Shaqooyinka Baarlamaanka.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc