Wararka

Donald Trump oo si adag uga hadlay wararka sheegaya in sirdoonka Ruushka ay isaga sir ka hayaan

0 Visits: 516 | Thursday January 12, 2017 - 21:21:37
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa laamaha sirdoonka dalkiisa ku eedeeyay dusinta eed ah in Ruushka ay asiga waxyaabo kala hadleen ayna ka hayaan sir muhiim ah oo isaga ku saabsan.

Read More »

Xasan Muudey: Waxaa cajiib ah sida Xildhibaanada ay uga jawaabeen baaqeygii

0 Visits: 1147 | Thursday January 12, 2017 - 20:02:45
Xasan C/qaadir Muudey oo xubin ka ah Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee PDP, ayaa si diiran u soo dhaweeyay tallaabada galabta lagu doortay C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

Read More »

Xildhibaan Xidig: Waa in isbadal uu ku yimaado Hogaanka Dalka

0 Visits: 585 | Thursday January 12, 2017 - 19:47:13
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxuu sheegay in loo baahan yahay in isbadal dhab uu ku yimaada Hogaanka Dalka.

Read More »

Dhegeyso: Salaad Cali Jeele “ Guuldarada Faarax waa “Jaalle” la siiyay Damul-jadiid “Roosuhuna” Xasan Sheikh ayuu fadhigiisa ugu tagi doonaa

0 Visits: 597 | Thursday January 12, 2017 - 19:36:09
Salaad Cali Jeele " Guuldarada Faarax waa "Jaalle" la siiyay Damul-jadiid "Roosuhuna" Xasan Sheikh ayuu fadhigiisa ugu tagi doonaa

Read More »

DEG DEG: Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somalia oo hada la doortay

0 Visits: 509 | Thursday January 12, 2017 - 17:33:39
Waxaa soo gabo gaboobay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka ay doorteen Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

DEG DEG Doorashadii Gudoomiye kuxigeenka Koowaad oo lagu guuleestay

0 Visits: 487 | Thursday January 12, 2017 - 17:07:46
Waxaa hada soo dhamaatay tirinta codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamayay labada Musharax ee kala ah Cabdiweli Ibraahim Muudey iyo Faarax C/Qaadir.

Read More »

War Deg Deg Ah: Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad iyo kan labaad

0 Visits: 493 | Thursday January 12, 2017 - 15:06:10
Labo Musharax oo kamid ahaa kuwii usoo gudbay Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamanaka Soomaaliya aya agoordhaw shaaciyay in ay ka tanaasuleen Doorashada Wareega labaad

Read More »

DEG DEG : Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 2-aad oo dhamaatay Yaa U Horeeyo Arag

0 Visits: 633 | Thursday January 12, 2017 - 14:42:36
Waxaa iyana hada soo dhamaatay tirinta codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayaan 10-musharax oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka.

Read More »

DEG DEG : Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad oo dhamaatay

0 Visits: 543 | Thursday January 12, 2017 - 13:52:18
Waxaa hada soo dhamaatay Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goordhaw la filayaa in si rasmi ah loo shaaciyo natiijada doorashada.

Read More »

War Deg Deg Ah : Doorashada Gudoomiye kuxigeenada Baarlamaanka oo bilaabatay & Xildhibaanada oo

0 Visits: 500 | Thursday January 12, 2017 - 11:34:16
Waxaa goordhaw xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo kan labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ku tartamayaan Musharaxiin dhoor ah.

Read More »

Ex-Xildhibaan Xaaf oo eedeyn kulul u jeediyay Guddoomiye Jawaari

0 Visits: 571 | Thursday January 12, 2017 - 10:54:14
Isagoo la hadlayay warbaahinta, ex-Xildhibaan Axmed Ducaale Xaaf oo ka tirsanaa Mudaneyaasha Baarlamaankii hore ayaa waxuu eedeyn kulul u jeediyay Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Read More »

Faah-faahin Weerar Xalay ka dhacay Magaalada Baledweyne

0 Visits: 495 | Thursday January 12, 2017 - 10:38:32
Hal qof ayaa inta la og-yahay ku dhintay Saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen Bam Xalay lagu weeraray Goob maqaaxi ah xaafadda Xaawo Taako ee Magaaalada Beledweyne.

Read More »

Muwaadiniinta Mareykanka oo looga digay u safarka Somalia

0 Visits: 510 | Thursday January 12, 2017 - 10:27:36
Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Muwaadiniintooda in ay safraan qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya oo ku jira marxalad kala guur ah.

Read More »

Al-Shabaab oo ciidamo wata dareys gooni ah ku soo bandhigay gobolka Sh/hoose (Daawo Sawirro)

0 Visits: 509 | Thursday January 12, 2017 - 09:49:22
Degaanka Kuunyo-barrow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa xoogaga Al-Shabaab waxay ku soo bandhigeen ciidan ka mid ah kuwa loo yaqaanno xisbada ama Booliska.

Read More »

Magacyada Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

0 Visits: 552 | Thursday January 12, 2017 - 09:28:50
Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, maadaama horey ay u shaaciyeen Guddiga Qaban Qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Read More »

Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maalintii 2-aad xiran

0 Visits: 493 | Thursday January 12, 2017 - 09:16:03
Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran, iyadoo Ciidamada amaanka iyo kuwa Booliska lagu arkayo waddooyinka ugu muhiimsan Caasimada Soomaliya.

Read More »

Tacsiyo Qaran oo loo Dirayo inta wax fahmeysa ee Qowmiyada DM

0 Visits: 682 | Wednesday January 11, 2017 - 17:45:53
anagoo ku hadleyna magaca warbaahinta arlaadiiw axaan halkaan tacsiyo murugo iyo tiiraanyo leh ugu direynaa guud ahaan qowmiyada DM saqiir iyo kabiir intii wax garatay.

Read More »

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo mar kale ku guuleystay Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 612 | Wednesday January 11, 2017 - 13:49:16
Guddoomiyaah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Tartanka loogu jiro maanta uu si rasmi ah uga dhacay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Read More »

Wareegga 1-aad ee codeynta Doorashada oo la soo gabo gabeeyay

0 Visits: 503 | Wednesday January 11, 2017 - 13:43:19
Waxaa la soo gabo gabeeyay codeynta wareegga koowaadee doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana iminka la guda galay tirinta coddka.

Read More »

Toos;Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo ka bilaabatay magaalada Muqdisho

0 Visits: 522 | Wednesday January 11, 2017 - 12:07:53
Waxaa si rasmi ah ugaga  bilowday xarunta golaha baarlamaanka ee magaalada Muqdisho doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka iyadoo ay ku tartamayaan afar musharax.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc