Wararka

SAWIRO: Diyaarad laga leeyahay Turkiga oo ku dul Bur burtay Guryo la degan yahay

0 Visits: 528 | Monday January 16, 2017 - 09:35:11
Diyaarad Nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dul bur burtay caasimadda dalka Kyrgzstan ee Bishkek, waxaana shilkaasi diyaaradeed ka dhashay khasaaro kala duwan.

Read More »

AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada maanta lagu dooranayo Muqdisho

0 Visits: 558 | Monday January 16, 2017 - 09:31:21
Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib uga bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka sare ku matalaya gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, waxaana maanta la dooran doonaa Sadex kursi oo kamid ah shanta kursi ee Aqalka sare ka harsan.

Read More »

SAWIRO: Guddoonka Baarlamanka oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga doorashooyinka dadban

0 Visits: 546 | Sunday January 15, 2017 - 19:32:58
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo uu wehliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux)…

Read More »

Saddex koox oo iska kaashanaya kacdoonka ka dhanka ah Guuleed

0 Visits: 553 | Saturday January 14, 2017 - 23:46:44
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Galmudug oo horey u sheegay inay xilka ka qaadeen madaxweyne Cabdikariim Guuleed ayaa soo saaray warqad ay sheegeen inay ku qoran yihiin "Guddiga doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug".

Read More »

Mareykanka oo digniin kasoo saaray qorshooyin halis ah oo ay damacsan yihiin Shabaab

0 Visits: 548 | Saturday January 14, 2017 - 11:06:52
Warbixin kasoo baxday Dowladda Mareykanka ayaa waxaa digniin dhanka Amniga ah lagu siiyay Dowlada Kenya oo ay kusoo fool leeyihiin weeraro Argagixiso.

Read More »

Midowga Europe oo baaq u soo diray Baarlamaanka Cusub

0 Visits: 542 | Saturday January 14, 2017 - 11:03:16
Ururka Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, wax ka qabashada Xaalada amaan ee Dalka iyo caqabadaha ay ka wajeyso Dowladda soo socota.

Read More »

DHAGEYSO: Immisa Bilood aysan Mushaar qaadan shaqaalaha dowladda?

0 Visits: 533 | Saturday January 14, 2017 - 10:59:43
Wasiir dowlaha Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya ay haystaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin mushaar la'aan.

Read More »

DHAGEYSO: 99 Xildhibaan oo doonaya inay doortaan Hogaan cusub

0 Visits: 572 | Saturday January 14, 2017 - 10:49:14
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ku guuldareystay hoggaanka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan ku dhawaad 100 mudane ay u diyaar garoobeen in isbadel uu ku yimaado hoggaanka Sare ee dalka Xilliga doorashada.

Read More »

Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay dishay Amiir ka tirsan Shabaab

0 Visits: 582 | Saturday January 14, 2017 - 10:43:01
Ciidamada gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ay maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen degaano hoos yimaada degmada Diinsoor ee gobolka Baay waxa ay sheegeen in ay ku dileen sarkaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Read More »

Wasiirkii A/gudaha Galmudug oo kasoo horjeestay xil ka qaadista lagu sameeyay

0 Visits: 515 | Saturday January 14, 2017 - 09:49:44
Jaamac Xasan Salaad, wasiirkii arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug ayaa kasoo horjeestay xil ka qaadistii uu ku sameeyay madaxweynaha maamulka Galmudug.

Read More »

Madaxweynaha Gambia oo diiday inuu xilka banneeyo

0 Visits: 518 | Saturday January 14, 2017 - 09:45:18
Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa dalka isaga baxay ka dib markii madaxda galbeedka Afrika ay ku fashilmeen inay Yaxya Jammeh ay la heshiiyaan.

Read More »

Dhageyso: Xildhibaan Cabdi Fitaax Geesey oo Ku Baaqay in loo Gurmado Dadku Abaartu Saameysay Koonfur Galbeed

0 Visits: 592 | Friday January 13, 2017 - 21:12:24
Xildhibaan C/fataax Maxamed Ibrahim Geesey oo ka mid ah Mudanaayasha Baarlamanka Dowlada Federaalka Ee Soomaaliya oo Maanta Shir Jaraa'id Ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Abaaro Baahsan ay ka jiraan Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay Ex-kontorool Balcad

0 Visits: 499 | Friday January 13, 2017 - 19:31:11
Wararka inaga soo gaaraya Ex-kontorool Balcad ee Degmada Heliwaa ayaa waxa ay sheegayaan galabta in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

Read More »

AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir

0 Visits: 525 | Friday January 13, 2017 - 17:42:19
Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha mamaulkaasi Mudane Jaamac Xasan Salaad.

Read More »

Dab khasaaro nafeed u geystay Soomaali oo ka kacay Talyaaniga

0 Visits: 486 | Friday January 13, 2017 - 16:10:11
Muwaadin Soomaaliyeed ayaa ku dhintay, labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Dab xoogan uu ka kacay Xero ku taalla Magaalada Sesto Fiorentino ee Dalka Talyaaniga.

Read More »

Maxaa ka jira in Madaxweynaha Galmudug C/Kariin Guuleed uu is casilay ?

0 Visits: 500 | Friday January 13, 2017 - 13:45:06
Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa beenisay Warqad been abuur ah oo la sheegay in baraha Bulshada iyo Internetka lagu faafiyay, taa oo lagu sheegayay in Madaxweynaha Galmudug uu is casilay .

Read More »

DHAGEYSO: Sunil Shetty Balwaan oo dhowaan Soomaaliya imaan doona

0 Visits: 740 | Friday January 13, 2017 - 11:46:02
Aflaanta Hindiga waxaa ay ka mid yihiin kuwa ay aadka ay u daawadaan Soomaalida, meel walba oo ay ku nool yihiin.

Read More »

Sadax Ganacsato Soomaaliya oo lagu dilay K/Afrika

0 Visits: 532 | Friday January 13, 2017 - 10:10:27
Dalka Koonfur Afrika oo ay ku nool yihiin Soomaali badan ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal loo geysto Dhalinyarada Soomaalida ah ee halkaasi ku ganacsada.

Read More »

Beesha Caalamka oo ka walaacsan khilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamulka Galmudug

0 Visits: 501 | Friday January 13, 2017 - 09:58:16
Beesha Caalamka ayaa walaac xoogan ka muujisay murun siyaasadeedka u dhaxeeya Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Read More »

Madasha Hagaanka Qaran oo ka digtay in Xasilooni darro siyaasaaded

0 Visits: 518 | Friday January 13, 2017 - 09:40:05
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay khadka teleefanka 11-12 January 2017-da. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc