Wararka

SAWIRO: NISA oo soo bandhigtay Lix qof oo sameynayay Dollar Been abuur ah

0 Visits: 1194 | Tuesday January 17, 2017 - 13:13:26
Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay magaalada Muqdisho Lix qof oo ka shaqeynayay inay soo saaraan lacag Dollar ah oo Been abuur ah.

Read More »

Xildhibaanada baarlamanka cusub oo wada qorshe cusub oo yaab leh

0 Visits: 552 | Tuesday January 17, 2017 - 12:47:00
Waxaa hadda degen Xaaladda Magaalada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug oo Saaka uu ka dhacay Iska horimaad u dhexeeya Ciidamo kala ah Boolis iyo Nabad Sugid.

Read More »

Xildhibaanada baarlamanka cusub oo wada qorshe cusub oo yaab leh

0 Visits: 563 | Tuesday January 17, 2017 - 12:44:24
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waddo sanadkaan qorshe cusub oo ay doonayaan inay ku dheereeyaan waqtiga baarlamaanka shaqeynayo.

Read More »

Madaxweynaha cusub ee Somalia oo laga yaabo in beesha caalamka aysan aqoonsan

0 Visits: 569 | Tuesday January 17, 2017 - 09:31:53
Madaxweynaha cusub ee la filayo in Soomaaliya loo xulo ayaa laga cabsi qabaa in beesha caalamka aysan aqoonsan, haddii hanjabaad kasoo yeertay Michael Keating laga dhabeeyo.

Read More »

Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare oo isdiiwaan galinaaya

0 Visits: 544 | Tuesday January 17, 2017 - 09:20:53
Waxaa maanta talaado ah lagu wadaa in Xarunta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia uu ka bilowdo diiwaan galinta Musharaxiinta loolanka ugu jira Hogaaminta Aqalka Sare.

Read More »

AMISOM oo dalbatay Ciidamo Dheeraad oo qeyb ka noqda Howlgalkeeda Soomaaliya

0 Visits: 521 | Tuesday January 17, 2017 - 09:17:05
Taliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dalbaday Ciidamo dheeraad ah in lagu soo daro howlgalka AMISOM, si loo xoojiyo howlaha Nabada iyo Xasiloonid Dalka Soomaaliya.

Read More »

Nabad Sugida oo weeraray Guri ku yaalla Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir

0 Visits: 568 | Tuesday January 17, 2017 - 09:10:23
Ciidamada Nabad Sugida ayaa xalay weeraray Guri ku yaalla Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo Sawirada: Shariif Xasan iyo QM oo Kormeeray Kaamamka Baydhabo

0 Visits: 1110 | Monday January 16, 2017 - 20:44:12
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden oo ayaa maanta Kormeerey Kaamamka ay ku jiraan dadka abaarta iyo biyo la'aanta Saameysay Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Read More »

Nabadoon caawa lagu dilay magaalada Muqdisho & faahfaahino

0 Visits: 504 | Monday January 16, 2017 - 20:39:10
Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay degmada Wadajir magaalada Muqdisho oday nabadoon ah oo ka tirsanaa waxgaradka Soomaaliyeed.

Read More »

Askar lagu dilay Boosaaso

0 Visits: 503 | Monday January 16, 2017 - 20:37:06
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee maanta halkaasi lagu dilay 2 Askari oo ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland.

Read More »

Dhageyso Shariif Xasan: “Ballanta ayey nooga baxeen balse maalin ay ahaataba

0 Visits: 556 | Monday January 16, 2017 - 20:19:53
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay Magalaada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Soomaaliya iyo rajadii beelaha Digil iyo Mirifle.

Read More »

Al shabaab oo weerar ka Geestay Degmada Qoryooley

0 Visits: 635 | Monday January 16, 2017 - 13:48:28
Dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose,sida laga soo xigtay dadka deegaanka.

Read More »

AKHRISO: Magacyada 6-da Senator ee loo Xil Saaray Gudoonka Aqalka Sare

0 Visits: 526 | Monday January 16, 2017 - 13:41:59
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa waxaa loo xil saaray 6 Senator oo ka kala socda Maamul goboleedyada.

Read More »

Afar Carruur ah oo ku dhintay Gobolka Mudug kadib markii lagu Gubay Gurigoodii

0 Visits: 604 | Monday January 16, 2017 - 12:59:52
Wararka ka imaanaya Degaanka Bandiirley ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi Xalay ay ku geeriyoodeen ilaa afar Carruur ah oo isku qoys ah kadib markii la sheegay in dab la qabad siiyaya Guri ay ka degenayeen deeganakasi ,waxaana sido kale Hooyadii Carruurta dhashay oo uu soo gaaray Dhaawac Culus…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Gabar lagu Kufsaday Gobolka Mudug

0 Visits: 576 | Monday January 16, 2017 - 12:55:02
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si aad uga gilgilgashay una cambaareeyay fal kufsi ah oo aad u fool xun oo degmada Goldogob ee gobolka Mudug loogu geystay gabadh dhalinyaro ah.

Read More »

Sanad kadib tirada dowladda Kenya kaga dhimatay weerarkii Ceel-cadde oo la ogaaday

0 Visits: 615 | Monday January 16, 2017 - 11:30:08
Dowladda Kenya ayaa ka gaabsatay muddo sanad laga joojo inay bixiso xogta dhabta ah ee la xiriirta dadkii ku dhintay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen saldhiga deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo.

Read More »

Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo kusoo baxay doorashada Aqalka Sare

0 Visits: 563 | Monday January 16, 2017 - 11:16:59
Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa kusoo baxay doorashada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi ee ka socota Magaalada Muqdisho.

Read More »

Yaa hortaagan dib usoo doorashada xildhibaanadii lagu celiyay maamul goboleedyada

0 Visits: 543 | Monday January 16, 2017 - 10:20:43
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo gaaraya ilaa shan mudane ayaa dib loo amray in loosoo doorto, kadib markii qaab aan wanaagsaneyn ay kusoo baxeen.

Read More »

Al Shabab oo lagala wareegay deegaanno hoostaga Gobolka Gedo

0 Visits: 583 | Monday January 16, 2017 - 10:05:57
Cismaan Nuux Xaaji Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo oo Warbaahinta u warramayay ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Maamulka Gobolka Gedo iyo kuwa Kenya ay u suura gashay in ay la wareegaan gacan ku heynta deeganano shalay ay kula dagaalameen Al Shabaab.

Read More »

Xog: Laba qodob oo saldhig u ah isbaheysiga Shariifka iyo Faroole

0 Visits: 597 | Monday January 16, 2017 - 09:41:01
Xog cusub ayaa kasoo baxeysa wada-hadallo magaalada Kampala ku dhex maray Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Faroole, iyo is-baheysi la sheegay inay halkaas ku gaareen oo ku saabsan doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc