Wararka

Xog shaaca laga qaaday Al-Shabab iyo 6 koox diimeed oo ku jira baarlamanka cusub

0 Visits: 571 | Saturday January 21, 2017 - 09:40:28
Warbixin ay soo saartay xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-Baarista iyo Iskaashiga (Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) ee xarunteedu tahay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis-Ababa, ayaa lagu sheegay in xubno Al-Shabaab ah ay ku jiraan baarlamanka cusub ee Soomaaliya

Read More »

Khudbadaha Murashaxiinta Guddoonka Aqalka Sare oo maanta la dhageysanayo.

0 Visits: 524 | Saturday January 21, 2017 - 09:28:09
Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare ay Xildhibaanada Aqalkaasi ka horjeediyaan Khudbadaha waxqabadkooda.

Read More »

Xog-warran: Maxaa keenay in ololihii Sheekh Shariif ee doorashada isu bedelo Aflagaado?

0 Visits: 572 | Friday January 20, 2017 - 21:53:00
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Sheekh Maxamuud Sheekh Muuse Cigalle wuxuu siyaasadda ka soo galay dhinaca diinta, isagoo madax u ahaa maxkamadihii islaamiga ee Koonfurta Soomaaliya ka curtay sanadkii 2006.

Read More »

Majaajiliiste Caan ka ah Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Hargeysa

0 Visits: 522 | Friday January 20, 2017 - 21:35:40
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska Soomaaliland ay magaaladaasi ku xireen Majaajiliistaha caanka ah Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis)

Read More »

Warbixinta Ethiopia: Khilaafka Xasan Sheekh iyo Faarax Cabdulqaadir

0 Visits: 555 | Friday January 20, 2017 - 21:16:58
Warbixin ay soo saartay xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-Baarista iyo Iskaashiga (Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) ee xarunteedu tahay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis-Ababa, ayaa lagu sheegay in khilaaf uu ka dhex jiro madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Faarax Cabdulqaadir.

Read More »

Yaa noqon doona madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somalia?

0 Visits: 553 | Friday January 20, 2017 - 21:06:46
Dadka Soomaalida ah, inta badan waxaa ay isweydiinayaa "Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya"? jawaabta waa mid adag, Laakin inta aadan dhihin hebel ayaa ku haboon iyo hebel-kan hoggaan uma qalmo, ma isweydiisey shuruudaha murashaxiinta madaxweynaha laga rabo iyo qaabka…

Read More »

Daawo Sawirada: Donald Trump: Madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka oo Xilka la Wareegay

0 Visits: 580 | Friday January 20, 2017 - 20:43:14
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa maanta si rasmi ah u noqonaya madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka.

Read More »

Shaqsiyaad Caan ah oo isku soo sharaxaya Xilka Madaxweynaha Galmudug (Magacyada)

0 Visits: 601 | Thursday January 19, 2017 - 17:13:23
Xog ay heshay Wakaalada BANA ayaa waxaa ay tilmaameysaa in Xilka Madaxweyanha Maamulka Galmudug ay isku soo sharaxayaan Siyaasiyiin Caan ah.

Read More »

38%; Xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa heysta dhalashada dalal kale

0 Visits: 533 | Thursday January 19, 2017 - 17:08:27
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa waxaa Sanadkan aad ugu badan XIldhibaannada heysta labada dhalasho,waxaana ay gaarayaan 38%.

Read More »

Deg Deg Geeri Naxdin Leh Malaaq Macalin Cali Bare

0 Visits: 612 | Wednesday January 18, 2017 - 15:39:15
Inaa Li Laahi Wa inaa Ilaahi raajicuun waxaa magaalada Baydhabo daqiiqado ka hor ku geeriyoodey Malaaq Macali Cali Bare.

Read More »

Puntland oo soo jeedisay in la dedejiyo doorashada madaxweynaha Soomaaliya

0 Visits: 520 | Wednesday January 18, 2017 - 11:45:22
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Puntland ayaa soo jeediyay in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay dedejiyaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan.

Read More »

Xasan Sheikh oo Waji gabax kala kulmay Cumar C/rashiid & Shariif Xasan

0 Visits: 541 | Wednesday January 18, 2017 - 11:35:37
Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Xasan Sheikh Maxamuud uu isku dayay inuu isbaheysi cusub la sameeyo madaxweynaha Koofur Galbeed iyo ra'iisul wasaaraha dalka.

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Mooshin Ka Gudbinaya Shariif Xasan

0 Visits: 572 | Wednesday January 18, 2017 - 10:59:00
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xiligaan diyaarinaayo mooshin xilka loogu qaadayo Madaxweynaha Maamulkaas Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan.

Read More »

Xildhibaanada Puntland“Madaxweyne Gaas Ha is Casilo, inta aan Anaga Xilka Ka Qaadin

0 Visits: 523 | Wednesday January 18, 2017 - 10:52:35
Xildhibaan Cabdirisaaq Siciid Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay Madaxweyne C/wali Maxamed Cali gaas in uu is casilo inta aysan Xildhibaanada Baarlamanka xilka ka qaadin.

Read More »

Mucaaradka Kenya oo doonaya in haweenku siyaasadeeyaan galmada

0 Visits: 597 | Wednesday January 18, 2017 - 09:35:54
Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenya ayaa haweenka weydiisatay inay raggooda u diidaan galmada (Sex) illaa inta ay isku diiwaan gelinayaan doorashooyinka dhacaya sideedda August ee sanadkan.

Read More »

Qabiilkee Qaadanaya xilka Guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka

0 Visits: 612 | Wednesday January 18, 2017 - 09:18:42
Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabtaa doorashada guddoomiyaha xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka.

Read More »

Xaalada Cadaado oo meel xun mareysa & Guuleed oo Ciidamo ku daadiyay dhamaan

0 Visits: 540 | Wednesday January 18, 2017 - 09:14:36
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug, ayaa waxaa saaka lagu arkayaa ciidamo ka kooban Hay'ado dhowr ah, kuwaa oo lagu daadiyay Isgooysyada, Hoteelada iyo eeryada ay degan yihiin Xildhibaanada.

Read More »

Axmed Madoobe oo Amaro cusub kusoo rogay shacabka ku nool magaalada Kismaayo

0 Visits: 511 | Wednesday January 18, 2017 - 09:10:40
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa amaro cusub kusoo rogay shacabka ku nool Kismaayo iyo hareeraheeda.

Read More »

Doorashada Madaxweynaha oo lagu wado inay dhacdo dhamaadka Febraayo

0 Visits: 548 | Tuesday January 17, 2017 - 13:31:39
Waxaa soo baxaya inay markale dib u dhici karto doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo la qorsheynayay inay dhacdo dhamaadka bishaan Janaayo ee sanadkan cusub.

Read More »

AMISOM oo sheegtay in ay Mag ka bixineyso shilkii Duleedka Muqdisho

0 Visits: 526 | Tuesday January 17, 2017 - 13:23:59
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Saraakiisha AMISOM ayaa ka wada hadlay dhacdadii Gaadiidka AMISOM ay ku jiireen dadka Shacabka ah.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc