Wararka

WAR DEG DEG AH: Weerar Xoogan oo lagu Qaaday degmada Afgooye

0 Visits: 532 | Monday January 23, 2017 - 18:34:32
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan uu ka socdo degmadaasi.

Read More »

TARSAN” Madaxweyihii la doorto ha laga iibsado Qabiilkiisa”

0 Visits: 637 | Monday January 23, 2017 - 18:21:50
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay taladii ugu yaabka badneyd ee ku saabsan qofka noqda madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

Trump oo shaqada ka eryey in ka badan 80 diblumaasi oo safiiro ubadan

0 Visits: 501 | Monday January 23, 2017 - 18:18:14
Madaxweynaha la dhaariyay ee dalka Mareykanka Donald Trump oo ay xiganayaan Warbaahinga dalkiisa ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan Safiirada dalkiisa u fadhiya Caalamka uu ka eryay Shaqada Safiirnimo.

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka Digey Gar gaar Siyaasadeysan

0 Visits: 607 | Monday January 23, 2017 - 18:12:44
ShirJaraa'id oo aay maanta Sida wada Jir ah u wada qabteen Wasiirka Wasaarada Hub ka dhigista, Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed Eeley, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxmed, Saraakiisha Amniga & Nabad sugida Degmada Baydhabo…

Read More »

Xaqiiqda lacagta ay DF ugu ‘deeqday abaaraha’ iyo sida ay u dhigtay

0 Visits: 486 | Monday January 23, 2017 - 17:55:35
Dowlada Somalia ayaa maanta sheegtay inay malaayiin Dollar ay ugu deeqeyso gurmadka abaaraha ba'an ee ka taagan inta badan Gobolada dalka.

Read More »

Puntland oo Siyaasadeysay Gargaar uu Xasan Sheekh u fidiyay Gabar dhibane ah

0 Visits: 547 | Monday January 23, 2017 - 16:00:03
Maamulka Puntland ayaa ka hor imaaday ballanqaad uu dhawaan Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh u sameeyay Gabar da'yar oo lagu kufsaday Degmada Goldob ee Gobolka Mudug.

Read More »

Wasiir Odawaa oo ku fashilmay Qorshe uu Cadaado la tagay iyo Xildhibaanada Galmudug

0 Visits: 583 | Monday January 23, 2017 - 15:54:06
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi ee dhawaan xilka ka qaaday Madaxweynaha Galmudug ay diideen in ay ka laabtaan go'aankoodii hore.

Read More »

Is faham waa ka dhex aloosan Gaas iyo xildhibaanada BF ee Puntland

0 Visits: 528 | Monday January 23, 2017 - 15:49:25
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo taageero u ah Musharaxiin dhowr ah, ayaa dhibaatooyin kala duwan kala kulmaaya Xildhibaanada Baarlamaanka ee dhawaan laga soo doortay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Read More »

DEG DEG: Mid ka mid ah Shaqaalaha dowladda oo ka badbaaday Qarax loogu xiray

0 Visits: 512 | Monday January 23, 2017 - 11:36:10
Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada arimaha Gudaha oo lagu magacaabo Afrax ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa oo ka dhacay Wadada Shaqaalaha.

Read More »

Qarax ka dhacay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay

0 Visits: 553 | Monday January 23, 2017 - 11:00:18
Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya lagu Qarxiyay Degmada Buurhakaba.

Read More »

Xiisad ka taagan magaalada Kismaayo & dagaal beeleed laga cabsi qabo

0 Visits: 536 | Monday January 23, 2017 - 10:58:47
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ka taagan tahay xiisad colaaded.

Read More »

Beesha Caalamka amar deg deg ah siisay xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka

0 Visits: 507 | Monday January 23, 2017 - 10:43:49
War qoraal ah oo kasoo baxay xubnaha beesha caalamka ee daneeya arimaha Soomaaliya ayaa baaq deg deg ah u diray xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka.

Read More »

Askar lagu dilay Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

0 Visits: 522 | Saturday January 21, 2017 - 21:14:07
Ugu yaraan 4 Askari ayaa lagu dilay Duleedka Magaalada Diinsoor ee Gobolka Bay sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha degmadaasi Ibraahim Maxamed Nuur Shig Shigow.

Read More »

DEG DEG: Bambo gacmeed lagu weeraray Taliyaha Nabad sugidda Baydhabo

0 Visits: 540 | Saturday January 21, 2017 - 21:04:21
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in caawa Bambo gacmeed lagu weeraray Guriga Talyaha Nabad sugidda Degmada Baydhabo.

Read More »

Horjooge katirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Baay

0 Visits: 566 | Saturday January 21, 2017 - 14:37:32
Horjooge katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo C/laahi Gaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceel Dhuun Adeegow oo 45-km dhinaca waqooyi kaga began magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

Axmed Madoobe oo sheegay cida hogaamin karta Somalia 4 Sano ee soo socota

0 Visits: 516 | Saturday January 21, 2017 - 14:34:48
Hogaamiyaha maamulka Jubbland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Doorashada Somalia ee dhawaan la filaayo inay dhacdo Somalia.

Read More »

Tirada ciidanka sugi doona amniga doorashada madaxweynaha oo la shaaciyey

0 Visits: 522 | Saturday January 21, 2017 - 14:30:33
Dowlada Somalia ayaa bilowda diyaarinta Ciidamada ka qeybqaadan lahaa sugida amniga Doorashada Somalia kuwaa oo la filaayo in lagu daadiyo dhammaan Waddooyinka iyo Xaafadaha magaalada Muqdisho

Read More »

Daawo Sawirada: Brack Obama iyo Xaaskiisa oo Macsalaameeyay Aqalka Cad iyo Diyaarad Milatari

0 Visits: 515 | Saturday January 21, 2017 - 10:21:54
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa shalay xilka si rasmi ah ugu wareejiyay Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump, waxa ayna shalay Obama iyo qoyskiisa macsalaameeyeen xarunta Aqalka cad ay ku noolaayeen mudo 8-sano ah.

Read More »

Warar kusoo kordhay Xariga Majaajiliiste Ajakis loogu geystay magaalada Hargeysa

0 Visits: 537 | Saturday January 21, 2017 - 10:06:21
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xariga magaalada Hargeysa loogu geystay Majaajiliiste Cabdi Muruudi Ajakis.

Read More »

Ethiopia: Beesha caalamka waxa ay ka mid tahay qabiilada Somalia

0 Visits: 627 | Saturday January 21, 2017 - 10:01:11
Warbixin ay soo saartay xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-Baarista iyo Iskaashiga (Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) ee xarunteedu tahay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis-Ababa, ayaa lagu sheegay in beesha caalamka ay ka mid tahay qabaa'ilada Soomaaliya.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc