Maqaallo

Malaaq Shiino "Farmaajo Iyo Kheyre Ayaa Farogelin Ku Haya Doorashada K/galbeed"DHAGEYSO'

0 Visits: 12021 | Wednesday October 31, 2018 - 02:42:41
Waxgaradka Koonfur galbeed ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka in farogelin ku hayaan doorashada la filayo iney ka dhacdo Baydhabo.

Read More »

Villa Somalia Oo Lagu Eedeeyay Inay Faragalineyso Doorashada Puntland 2019"DHAGEYSO"

0 Visits: 696 | Wednesday October 31, 2018 - 02:32:46
Xukuumadda federaalka ayaa lagu eedeeyay in ay faragalin ku sameyneyso arrimaha gudaha ee dowlad goboleedyada, xilli qaar kamid ah maamulladu ay galayaan doorashooyinka madaxtinimada.

Read More »

Shariif Xasan Sh. Aadan oo lumiyey saaxiibadiisa siyaasadda KGS!

1 Visits: 1353 | Monday October 29, 2018 - 17:32:48
Khilaaf muddo qarsoonaa una muuqda in uu yahay kii ugu xumaa ee abid oo soo kala dhex galay Shariif Xasan Sheekh iyo Taliyaha booliska Koofur Galbeed ayaa hadda bannaanka u soo baxay.

Read More »

DIGNIIN iyo Wargalin ku socoto Warbaahinta Iyo Suxufiyiinta Koonfur galbeed!!

0 Visits: 1636 | Sunday October 21, 2018 - 22:53:22
Wasaarada Dastuurka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya ayaa soo saartay digniin iyo wargelin ku socoto wariyaasha iyo warbaahinta Koonfur Galbeed.

Read More »

Xeer-dejinta hannaanka labada gole (Bicameral system)

0 Visits: 698 | Saturday October 20, 2018 - 06:08:38
Dowladnimada iyo xukunka madaniga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa kuu soo kordhay hannaanka xeer-dejinta labada gole ee Baarlamaanka, haddaba qoraalkani waxa uu xoogga saarayaa fasiraadda iyo sooyaal xeerdejinta laba gole oo Baarlamaan.

Read More »

"Gacanyarahii G/Yariisow oo lacag xooggan la baxsaday Xog!!

0 Visits: 874 | Wednesday October 10, 2018 - 07:06:17
Waxaa Maalmahii ugu dambeeyey ka taagnaa xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho hadal heynta lacag fara badan oo lagala baxsaday Gudoomiyaha maamulka gobolka iyo halka laga keenay lacagtaasi.

Read More »

Shaqaalaha Dowladdu xubin ma ka noqon karaa xisbiyada siyaasadda?

0 Visits: 689 | Tuesday October 09, 2018 - 07:22:25
Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanaka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u ah kaqaybgalka muwaadiniinta ee siyaasadda iyo hoggaanka dalka.

Read More »

Wasiir-kuxigeenka maaliyadda DF oo kudhacay gef dhanka dhaqanka iyo Afka ah!!

0 Visits: 738 | Tuesday October 09, 2018 - 00:18:37
Layla Zana waxay ahayd xildhibaanad Baarlamaanka Turkuga sannadkii 1991 ka soo gashay gobolka Kurdiga. Waxay dhaartii ku gudatay afkeeda Kurdish, ayadoo filashadu ay ahayd Turkish. Dhaartaas iyo afkaas ayay dowladda Turkey ee Erdogan ka horeysay waxay ku xukuntay 10 sanno oo xariq ah oo dhamaysatay.…

Read More »

Loolanka ku-xigeenada duqa Muqdisho oo saameyn xun ku yeeshay howlihii maamulka G/Banaadir

0 Visits: 711 | Monday October 08, 2018 - 22:15:34
Madaxda sare ee dowlada ayaa ka fiirsanaya talaabo xilalka looga qaadayo Gudoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir ka dib markii loo maaro waayey khilaaf iyo loolan muddo dheer soo jiitamayey oo hadda maraya marxalad adag.

Read More »

Dadweynaha & Dowladu maxey ka faa'iideen Bajaajka?.

0 Visits: 610 | Monday October 08, 2018 - 08:46:31
Magaalada Mogadishu waxaa la sheegaa in qiyaastii ey ka shaqeyaan 23.000 Mooto Bajaaj dhan.

Read More »

Sidee u shaqeeyaan safaaradaha ku soo badanaya Somaalia?

0 Visits: 646 | Monday October 08, 2018 - 08:21:27
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shalay waxaa uu warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjirayaasha Dalalka France iyo Germany.

Read More »

DAAWO:- Hooyo Shukri G/Yariisow "54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaa!!

0 Visits: 673 | Sunday October 07, 2018 - 01:00:20
Maalmahii ugu danbeeyay Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay dadka ka cabanaya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, iyaga oo ku eedaynaya in dhulal aay leeyahiin ku xujeeyay lacag laalush ah.

Read More »

Hay'adaha Farsight Africa Kalsoonida lagu qabo Farmaajo&Kheyre oo hoos ayaay u dhacday!!

0 Visits: 444 | Tuesday October 02, 2018 - 22:46:17
Cilmi baaris ay si wadajir ah u sameeyeen hay'adaha Farsight Africa iyo IPSOS ayaa muujineysa in xilligan uu jiro hoos dhac kalsoonida dadweynaha ay ku qabaan hey'adaha dowladdu marka loo eego sanadkii 2017-kii.

Read More »

DAAWO:-Mid kaamid ah Beelaha Murusade oo kalsoonidii kala noqday Xildhibaanad Caana baaqna soo saaray!!

0 Visits: 539 | Friday September 28, 2018 - 22:55:13
Waxaa Galabta magaalada Muqdisho kulan Ballaaran isugu yimid gudiga beesha Daguuro Max'ed oo ka mid ah beelaha beelweynta Murusade.

Read More »

CUNSURIYADDA QAAWAN MAXAA U XAL AH?

1 Visits: 12514 | Friday September 21, 2018 - 02:41:43
Wuxuu yiri Prof. Gaas , "wiil ka yimid Xudur, Diinsoor, Buurhakaba oo qaba kabo dacas ah nagu ma xukumi karo dalkayaga", dad baanna u sacbiyay. Sida adiga oo Dhuusamareeb ka yimid aad u xukunto dhul aadan ku dhalan ayuu wiilkaas dacaska qaba, kuwa badan oo aan xitaa dacas heysan, kana imaann…

Read More »

MUSHARAXOW XAAL QAADO XILIBAAN MAXAA INOO BALAN AH !!

0 Visits: 12274 | Wednesday September 19, 2018 - 20:44:02
Sidaa aanu la socono waxaa beryahan ku qulqulaaya musharixiin tiro badan oo doonayo Iney isusoo taagaan sida uu noqon lahaa mid waliba hogaanka Mamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Qaar ka mid ah Musharaxiinta K/galbeed oo la kulmay Gudoomiyaha BF!!

0 Visits: 12190 | Thursday September 13, 2018 - 01:08:05
Qaar ka mid ah Musharaxiinta Xilka madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa caawa la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, kulankaasi oo ka dhacay hoyga Gudoomiyaha ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Hal Arrin Oo Sabab U Noqon Karta In Ay Heshiiyaan M/ Goboleedyada Iyo Dowladda Dhexe!!

1 Visits: 609 | Tuesday September 11, 2018 - 03:59:40
Todobaadkan warkii ugu weyna ee la maqlo wuxuu ahaa " MAamul goboleedyada ayaa xiriirka u jaray dhiggooda dowladda dhexe" kaas oo dad badan la qaadan waa' ku noqday.

Read More »

Daawo: Dhacdo murugo leh Muqdisho seddax qof oo iska baxin waayay Canshuurta G/Banaadir oo ku dhintay qarax!!

0 Visits: 563 | Tuesday September 11, 2018 - 03:22:38
Waxa qaraxii Shalay dadkii ku geeriyooday kamid noqday seddax qof oo Maamulka Gobalka Banaadir soo xireen kadib markii la sheegay in aay iska baxin waayen canshuur xaddhaaf ah oo uu maamulka Gudoomiyaha ka yahay Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow ku soo rogay shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Read More »

R/ wasaare Kheyre oo maqaal ka qoray somalia iyo dabeysha isbedelka Geeska Afrika!

0 Visits: 644 | Sunday September 09, 2018 - 13:18:29
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maqaal uu ku qoray Wargeeyska Daily nation ee Kenya laga leyahay waxa uu uga hadlay arrimo quseeya xaaladda Amaanka ee Soomaaliya, horumarka Dowladdu Sameeysay iyo Isbadalada ka hirgalay geeska Africa.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc