Wargeyska Stars and Stripes ee ka faallooda arrimaha ciidamadda Mareykanka oo soo xigtay Afhayeen u hadlay AFRICOM ayaa ka hadlay sababaha ay hoos ugu dhaceyn duqeymihii laga fulin jirey gudaha Soomaaliya,kuwaasi oo lagu beegsan jirey Al-shabaab.
Caalaamka waxaa ka socda dadaalo badan oo lagu doonayo in la helo daawooyin wax u taraya cudurka Caronavirus iyo sidoo kale talaal iyo daawooyin kale oo kahortagaya in cudurkaasi sii faafo.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan sannad-guurada 77-aad ee aas-aaskii Ururka (SYL) ee horseeday xornimada dalka ayaa dul istaagay tilmaamaha furaha u ah guusha ay gaarsiiyeen dalka 13-kii dhallinyaro ee baalka dahab ah ka galay taariikhda.
Waxaa sii xoogeesanaya khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay biyo xireenka lagu muran san yahay ee dowlada Itoobiya ka dhiseyso wabiga Niil, khilaafkan ayaana u dhaxeeya dowladaha itoobiya, Sudan iyo Masar.
Shirkadda diyaaradaha ee Qadar Airways ayaa shaaca ka qaaday in ay bixineyso Boqol kun oo tikidh lacag la'aan ah, tikidhadan ayaana ah duulimaad caalami ah oo lagu tagi karo dhamaan magaalooyinka caalamka.
0 Visits: 2854 |
Wednesday May 13, 2020 - 13:20:07
Waxaan xasuustaa mar uu la hadlaayey barlamaanka markuu murashaxa ahaa Md Farmaajo sida uu u jiley barnaamij siyaasadeedkiisa ee beer laxawsiga ku larnaa taas haba yaraatee maanta waxba kama jiraan ay tahay sida aanu wada oganahay,
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaafado badan oo kuyaala magaaladaasi uu ku fatahay wabiga Shabelle ee magaaladaasi dhax mara.
Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil 'Fartaag' oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho xilli shalay laga reebay diyaarad u socotay magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa eedeymo culus u soo jeediyey Madaxweyne Farmaajo.
Iska hor imaad khasaaro dhaliyay ayaa dhax maray ciidamada ilaalada xuduudadaha ee dalalka Hindiya iyo Shiinaha, waxaana iska horimaadkan la sheegay in uu ka dhashay khilaaf labada ciidan soo kala dhax galay.