Maqaallo

SIRTA MILATARIGA CIIDANKA IYO SARAAKIISHA MAAYLAND DHIBKA HAYSTA IYO VILLA SOMALIA LAAKIIN!!

0 Visits: 1120 | Monday August 12, 2019 - 22:37:45
Maadaama sabaalada xaqsoorka iyo wacdigu sinnaba u solahayn oo qofba saamiguu helay laga sagsaagayo lana raadinayo sumini dheeri iyo saa'id kala raaca xaajadu ay taagan tahay annagaa saraynta leh oo taydi ii gooni taadina kulalihi ku seetaysan sadbursiimo iyo siyaado siiya reer hebel dhegaha loo…

Read More »

DALKA LICHTENSTEIN OO SOOMAALIDA DAGGANI AAD UGA CIIDAY MAANTANA LAAKIIN!!

0 Visits: 606 | Monday August 12, 2019 - 12:54:50
Magaalada Vaduz oo ku taal waddanka Lichtenstein bartamaha qaaradda Yurub kana mid ah dalalka ugu yaryar caalamkan aynu maanta ku nool nahay qarnigii 21-naad, waxaa ku nool qayaastii 30 kun ilaa 40 kuno ruux guud ahaantiiba, waxaana dadyowgaasi tiradoodu 50-ka kun aanay gaarin ku jira muwaadiniin Soomaaliyeed…

Read More »

REER MAAYLAND OO MADAXWAYNAHA VILLA SOOMAALIYA FARMAJO KA DACWAYNAYA MAXKAMADDA DAMBIYADA ADDUUNKA HEUGUE LAAKIIN!!

0 Visits: 601 | Wednesday August 07, 2019 - 00:14:26
Madaxda warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya waxaa ay dacwad adag ka gudbiyeen madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/LLaahi Farmaajo oo dhowaan baasaboorkii Mareykanka uu watay lagala noqday, kadib kolkii shacabwaynaha Jamhuuriyadda barakaysan ee Maayland dal iyo debedba…

Read More »

SMC OO MID KA MID AH AQIINYAHANADA UGU CILMIGA BADAN JAMHUURIYADDA BARAKAYSAN EE MAAYLAND LA KULANTAY LAAKIIN!!

0 Visits: 548 | Tuesday August 06, 2019 - 13:44:42
Socdaallada wajiyada badan warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-Operation ooy ku maraysay hawlaha shaqo qaaradda Yurub ugu dambayntii lugta dhigtay dalka Nederland safaradeeda ugu waawayna ay ugu horeeyeen booqashada halyeeyad Drs Kaamila Kulmiso madaxa…

Read More »

AMSTERDAM CAASIMADDA DALKA NEDERLAND OO BOROORDIIQ LOOGU SAMEEYAY ENG YIRIISOWNA LAAKIIN!!

0 Visits: 485 | Monday August 05, 2019 - 09:29:31
Magaalada Amsterdam oo ah caasimadda dalka Nederland, waxaa habeenkii xalatoole boroordiiq loogu sameeyay gudoonkii ahaana duqa gobolka Banaadir Eng C/Raxmaan Cumar Cusmaan Yiriisow oo dhamaadkii bishii la soo dhaafay lagu qarxiyay isaga iyo gudoomiye degmayaashiisi gudaha Vice Governo xarunta gobolka…

Read More »

WARBAAHINTA KU BOHOWDAY KOONFURTA SOOMAALIYA OO BOOQATAY HOOYGA SAMAFALE DRS KAAMILA KULMISO DENNHAAG NEDERLAND LAAKIIN!!

0 Visits: 441 | Saturday August 03, 2019 - 11:53:33
Warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-Operation oo kaamil ah qalabkeedu u dhamaystiran yahay ee uu hoggaaminayo gudoonka Tiimka Jugta culus Mudane C/Rixiin Xaaji Cali Maaxi ayaa booqasho taariikha ah ku tagtay hooyga halyeeyad halgamaa aas aasayaashii…

Read More »

DEGMADA BUURHAKABA NAARA DHIIDII WIILKA GUDOOMYAHA DEGMADA OO GABADH KU DHEX JUFSADAY LAAKIIN!!

0 Visits: 584 | Monday July 29, 2019 - 17:03:45
Waa qormo aynu ugu magacdarnay Degmada Buurhakaba Naara Dhiidii, kadib kolkaynu aragnay aafooyiinka iyo rafaadka ka taagtaagan magaaladaasi qaddiimiga ah oo lagu tiriyo inay ka mid tahay buldaanta ugu facawayn guud ahaan geeska Afrika, gaar ahaan Jamhuuriyadda barakaysan ee Maayland.

Read More »

TAARIIKHDA URURKA HORUMARINTA WAXBARASHADA HOOYADA IYO DHALLAANKA EE CAMEDO!!

0 Visits: 2608 | Saturday July 27, 2019 - 08:39:28
Ururka horumarinta waxbarashada hooyada iyo dhallaanka ee CAMEDO waa Urur iski isuxilqaamay si bilaash ah aan dowli ahayn, islamarkaana aan macaash iyo mushqaayad-doon ahayn siyaasadna aan shaqo ku lahayn.

Read More »

SMC OO BOOQATAY BAKHAARWAYN OO CUNOOYINKA SOOMAALIDA JABAN LAGA FURAY DALKA JARMALKA LAAKIIN!!

0 Visits: 661 | Sunday July 21, 2019 - 19:17:04
Socdaallada masaafooyinka fogfog iyo dhowdhowba ay samayso warbaahinta ku bohowday Koonfurta afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-Operation, waxaa ay markii ugu dambaysay jaantu dhigtay magaalada Augsburg ee dalka Jarmalka.

Read More »

SMC OO BOOQASHO SIISAY HOYGA KORNAYL MAD YARE MAD ROOBLE EE MUNSCHEN GERMANY LAAKIIN!!

0 Visits: 514 | Sunday July 14, 2019 - 10:44:46
Southern Media Co-Operation oo ah warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya ee Jamhuuriyadda barakaysan ee Maayland waxaa ay booqasho taariikhi ah siisay hoyga halgamaa muddo la waayay kornayl Madyare Maxamed Rooble ee magaalada Munschen dalka Jarmalka.

Read More »

MAGAALADA DAVOS WAXAA KA DHACDAY MUXAADIRO DIINI AH OOY MUSIMIINTA LOO QABTAY LAAKIIN!!

0 Visits: 599 | Sunday July 07, 2019 - 19:04:31
Magaalada Davos oo ah xarunta shirarka dhaqaalaha adduunka kuna taal gobolka Graubunden oo ka mid ah gobollada ugu waawaynd dalka Switzerland ee bartamaha qaaradda Yurub waxaa lagu qabtay muxaadiro diini ah ooy ka soo qaybgaleen dadka Muslimiinta ah ayna u badnaayeen bulshada Soomaalida daggan gobolkaasi.

Read More »

DALKA SWITZERLAND WAXAA SI MUG LEH LOOGA XUSAY 1-DA LUULIYA LAAKIIN!

0 Visits: 557 | Sunday July 07, 2019 - 08:51:14
Magaalada St.Gallen oo ku taal bariga dalka Switzerland waxaa xalay si mug leh looga xusay maalinta xuriyadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya si la mid ah sidii gudaha iyodebedduba sanadka kasta looga xusay jiray.

Read More »

Soomaaliya & Guinea-Conakry

0 Visits: 525 | Friday July 05, 2019 - 10:34:29
Sida uu shaaciyey Wasaaradda Arrimaha dibaddu Dowladda Soomaaliya waxa ay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay Jamhuuriyadda Guinea oo dhacda galbeedka Afrika, Guinea waa waddan ay ku nool yihiin dad kabadan 12 Milyan waxaana horay loogu yeeri jiray French Guinea, bedka waddankaasi uu ku fadhiyo waa…

Read More »

SHARCI XANUUN BADAN GABADHAADU HADDAY GUDUDANTAHAY DALKA SWITZERLAND HADDAAD KEENTID XABSI ADAGBAAD GELAYSAA LAAKIIN!!

0 Visits: 603 | Sunday June 30, 2019 - 10:25:44
Gabadhaadu hadday gudan tahay waddanka Switzerland haddaad keento xabsi adag baad galaysaa, waa sharci aad ugu xanuun badan waalidiinta badanaa muhaajiriinta ah ee u badan qaaradaha Aasiya iyo Afrika gaar ahaan Soomaalida. Dalka Switzerland oo horaanba u mamnuucay gudniinka gabdhaha nuucuu ahaadaba…

Read More »

DAAWO SHIRKA JARAAID JALIYADA MAYLAND CAMBAAREYEEN

0 Visits: 828 | Monday June 24, 2019 - 08:58:54
Caawa waxaa ka dhacay Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland shir u dhaxeeyay Jaaliyada Mailanda ee Koonfurta Soomaaliya,madaxda shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku matasha Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland Xildhibaano,Siyaasiyiin,Culimo,Waxgarad,haween,dhalinyaro iyo ururada bulshada hadaba…

Read More »

XAFLAD DHAQAALA-URURIN AH OO XALAY LAGU QABTAY DALKA SWITZERLAND LAAKIIN!!

0 Visits: 558 | Sunday June 23, 2019 - 09:03:01
Xafladdan dhaqaala-ururinta xalatoole ka dhacday xarunta ganacsiga Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland oo agaasinkeedu ay lahaayeen hawlwadeenada sunduuqa samafalka Alpha Trust ayna ka soo qaybgaleen bulshada qaybaheega kala duwan ee Soomaalida ku dhaqan dalka Swisska iyo qaar banaanka ka yimidba,…

Read More »

Xaflad Aroos oo aad ku casuuman tahay Halkee ka dhacee Ka bogo

0 Visits: 1045 | Wednesday June 19, 2019 - 13:09:20
XAFLAD AROOS WAA INOO SHARAF IN AAD NAGALA SOO QEYB GASHO MUDANE_MARWO

Read More »

Degmada Shangaani ma hanti u gaar ah baa Basma Caamir Shakeeti?

0 Visits: 829 | Tuesday June 11, 2019 - 11:45:00
Warbixin baaritaan ayaa sheegaya in Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee arimaha Bulshada Gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti ay si aan gambasho lahayn u maamulato Degmada Shangaani gaar ahaan Dhinaca dhaqaalaha.

Read More »

SOOMAALIDA GRAUBUNDEN OO SI DEGDEG AH ISAGA BAREJAYSAY TA ST.GALLEN LAAKIIN!!

0 Visits: 604 | Monday June 10, 2019 - 09:03:19
Waxaan saacado badan ka soo wareegan lagu sheegi karayo wax kar 24 saacadood dabadeed kolkay xaflad taariikhi ah Soomaalida gobolka St.Gallen ay ku dhigteen magaaladooda ku qotonta xuska munaasibadda Ciidul-Fitriga, ayuunbay iyana Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Graubunden ku nool xaflad ballaaran…

Read More »

DALKA SWITZERLAND OO XAFLADO GILGILAYA AAWADA CIIDUL-FITRIGA LAAKIIN!!

0 Visits: 626 | Sunday June 09, 2019 - 10:30:30
Sida u caadada ahayd ummadda Muslimka bacdal soon, dalka Switzerland waxaa lagu qabtay xaflad aad iyo aad u wayn oo lagu xusayo munaasibadda Ciidul-Fitriga, taaso ka dhacday magaalada St.Gallen ee bariga Switzerland. Xafladdan oo ay isugu yimaadeen dad aad u farabadan oo isaga kala yimid qaybo kala…

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc