Maqaallo

Odayaasha Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka D&M oo Si Kulul Ugu Hadlay Xaquuqda G/ Banaadir ugu maqan?

0 Visits: 15347 | Thursday February 08, 2018 - 16:05:20
Odayaasha waxgaradka iyo aqoonyahanada Siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle oo ku baaqay in Mamaamulka gobalka Banaadir laga siiyo xaquuqda aay ku leeyahiin Maamulkaasi maadama Degmooyin badan aay ka degan yahiin Magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasaaradda Maaliyadda waaxda Canshuuraha berriga oo musuq maasuq xoogan oo marqaati leh lagu helay?

0 Visits: 16108 | Sunday February 04, 2018 - 20:39:30
Wasaaradda Maaliyada Dowladda Fedaraalka waaxda Canshuuraha Berriga,waxaa ka jiro musuq maasuq midkii ugu xumaa ebed.

Read More »

Abshir Mise Ayaan Darro:- Eng Yariisoow Ma U Baahannahay Hadda?

0 Visits: 13810 | Sunday February 04, 2018 - 20:38:34
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxwaynaha Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, waxaana loo doortay wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Cismaan Cumar Yariisoow.

Read More »

WARBAAHINTA KOONFURTA SOOMAALIYA OO LA KULANTAY QORAA SARE MUDANE GARYARE !!

0 Visits: 15256 | Sunday February 04, 2018 - 11:54:34
Warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya oo inta badan socdaalo dhowdhow iyo kuwo dhaadheer u gasha danta dalka dadka iyo diinta dadyowga Soomaalida daafaha dunida daadsan ayaa waxaa ay xalatoole magaalada Laufenburg kula kulantay qoraa sare Garyare oo ah runtii aqoonyahan Soomaaliyeed waqti siyaada…

Read More »

WIIL SOOMAALI AH QURBAHA ISKU DILI RABA OO EHELADIISI LA BAAFINAYO BAL INAY KA SOO GAARAAN LAAKIIN !!

0 Visits: 12702 | Saturday February 03, 2018 - 07:33:32
Magaalada Vadus dalka Lichtenstein xero qaxoonti ama kaam ku yaal waxaa ku jira wiil Soomaaliyeedo aad u xanuunsanaya oon eheladiisi meel uusan ku sheegin. Wiilkan xanuunsanaya beerku go' go'ay miskexdana looga jiro xaalad khatara ku nool marar badana isku dayay inuu isdilo waxaa lagu magacaabaa…

Read More »

Madaxweyne sannifay gawaarida rinjiga madow kana mamnuucay dalkiisa?

0 Visits: 13018 | Monday January 22, 2018 - 10:40:43
M/weynaha dalka Turkmenistan Gurbanguly Berdymukhammedov ayaa ku sannifay gawaarida madow ee socota waddooyinka dalkiisa, waxaana uu soo saaray wareegto uu dalka kaga mamnuucayo gawaaridaasi oo ka bilaabaneysa kowda bishan eynu ku jirno ee Janaayo 2018.

Read More »

Agaasimaha Warbaahinta Arlaadi oo ka Tacsiyeyay Geerida Fanaanada Khadiijo Dalays & Taarikhdeeda"

0 Visits: 15293 | Monday January 15, 2018 - 22:06:46
Inaa lilaali wa inaa ilahyi raajicuun Amaandhoorey.com & Baidoanews.com

Read More »

Maxamed Bin Salman ma jebin doonaa heshiiska 250; Sano jirka ah ee Wahaabiyada iyo boqortooyada Sucuudiga?

0 Visits: 12340 | Monday January 08, 2018 - 10:30:47
Boqortooyada Sucuudi Carabiya waxaa ay hadda ku jirtaa isbeddel dar dark u socda oo Siyaasadda iyo Bulshada ah ah,waxaana boqortooyadda hadda saran tahay waddada qunyarsocodnimada,waxaana uu dhaxal sugaha doonayaa in uu dunida la hortago Sucuudiga oo ka madaxbanaan xagjirnimada.

Read More »

Sheekh Mukhtaar Roobow oo kormeeray Saldhigyo Ciidan Baydhabo?

0 Visits: 13760 | Sunday December 03, 2017 - 10:25:29
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa xalay Kormeer ku tagay Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Magaalada Baydhabo.

Read More »

Qaramada Midoobey oo Imaaraadka ku eedeysay jebinta cunaqabateynta Hubka ee saran Somalia?

0 Visits: 13362 | Sunday November 19, 2017 - 10:52:04
Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey ayey ku eedeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jebiso cunaqabateynta Hubka ah ee saran Somaaliya.

Read More »

Sawirro: Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baledweyne?

0 Visits: 14522 | Thursday September 21, 2017 - 15:48:37
Wafdi u hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magalaada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Read More »

Diyaaradda Turkish Airlines oo maalintii 3aad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Muqdisho

0 Visits: 15440 | Saturday May 27, 2017 - 11:16:19
Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii saddexaad ku degi la' garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood.

Read More »

Nin hubeysan oo xaaskiisa ku Dilay Duleedka Magaalada Jowhar

0 Visits: 3989 | Friday April 21, 2017 - 11:01:43
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in Nin ku hubeysnaa qori uu Duleedka Magaaladaasi ku Dilay Xaaskiisa.

Read More »

Daawo Sawirada: Trump oo Madaxweynihii ugu horeeyay oo Afrikan ah kusoo dhaweeyay Aqalka Cad

0 Visits: 16521 | Tuesday April 04, 2017 - 11:44:12
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa aqalka Cad kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax al-Sisi, waxa ayna labada Madaxweyne kawada hadleen arimo badan oo muhiim ah.

Read More »

Daawo Sawirada: Sida loo dhaarshay Golaha Wasiirada cusub ee DFS

0 Visits: 2733 | Wednesday March 29, 2017 - 16:11:32
Wasiirada helay Codka Kalsoonida waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxakmada sare ee dalka Abuukaate Ibraahim Iidle Saleebaan, waxa ayna wasiirada ku dhaarteen in dalkooda dadkooda iyo diintooda ay si daacad ah wax ugu qaban doonaan.

Read More »

War Deg deg ah:- Madaxweynihii Galmudug oo Goor dhow ku dhawaaqay inuu Iscasilay

0 Visits: 14498 | Sunday February 26, 2017 - 14:34:18
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Iska casilay Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Read More »

Musharax kale oo tanaasulay kuna biiray taageerayaasha Shariifka

0 Visits: 3009 | Sunday January 29, 2017 - 10:44:47
Maxamed Cabdullaahi Nuur Garguurte oo ka mid ahaa musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya, inkasta oo uusan si rasmi ah isku diiwaan gelin, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka oo uu tanaasauly.

Read More »

Wasiir Xasan Eelaay” oo Al shabaab Ku eedeyay in dhibaato Gaar ah ku Haayan Shacabka KGS

0 Visits: 3530 | Monday January 23, 2017 - 18:03:28
Wasiirka Hub ka dhigista, iyo dhaqan celinta iyo tababarada Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa Sheegey in Ururka Al shabaab Si gaar ah u dhibaateyaan Shacabka Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Sheekh Shariif oo sicir barar ku riday qiimaha codadka xildhibaanada

0 Visits: 2971 | Tuesday January 03, 2017 - 15:24:41
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka mida musharixiinta u taagan tartanka madaxweynaha ayaa qiime cusub ku kordhiyay qiimaha lagu iibsanayo codadka xildhibaanada.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc