Wararka

SIDA LOO DAGAYO SARAAKIISHA IYO CIIDANKA MILATARIGA MAAYLAND KU JIRA DOWLLADDA FEDRAALKA SOOMAALIYA LAAKIIN!!

0 Visits: 1904 | Sunday September 01, 2019 - 15:26:40
Waa la i dago dabin aasan baa la ii daadinayay, diburooti bay ila doonayaan diin gararadiisi, isha kii dabaa la dareemayaa wuxuu daaranaa, uurdabe Illaah baa daa'ino kaaga daabaqaaya, dunida sidaa u dubaaxiso darandooriyaysa, nabsi duulayaa loo soo diro dabajoog hawsha, kii soo dilaana dib u doodayo…

Read More »

Jubbaland oo War kasoo saartay xariga Wasiir Janan

0 Visits: 431 | Sunday September 01, 2019 - 15:24:24
Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa looga hadlay xarig ay Magalada Muqdisho dowladda Federaalka ugu geysatay Wasiirka Amniga Jubbaland.

Read More »

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Xarun dib u dhis lagu sameynaayo

0 Visits: 401 | Sunday September 01, 2019 - 15:20:05
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Shibis oo dib-u-dhis iyo ballaaran lagu sameynayo, si loogu adeego bulshada Caasimadda.

Read More »

Booliska Somalia oo ka hadlay Xariga Cabdi Rashiid Janan

0 Visits: 447 | Sunday September 01, 2019 - 15:18:37
Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseem Axmed ayaa ka hadashay xariga shalay Magalada Muqdisho ay ugu geysteen Ciidamada dowladda Soomaaliya C/rashiid Xasan Cabdinuur Janan oo ahaa Wasiirkii Amniga Jubbaland.

Read More »

RW Kheyre oo Xildhibaannada mucaaradka kala hadlay dhismaha Galmudug

0 Visits: 388 | Sunday September 01, 2019 - 15:15:22
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Maanta waxaa uu Xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ee laga soo doortay deegaannada Galmudug,isla markaana ku jira Xisbiga Midowga iyo horumarka ee UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya…

Read More »

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo xilka la wareegay

0 Visits: 408 | Saturday August 31, 2019 - 13:38:00
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa la wareegay xilka ka dib munaasabad Saaka ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaaraha Japan?

0 Visits: 440 | Saturday August 31, 2019 - 13:29:02
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra'iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe.

Read More »

Banaan bax looga soo horjeedo amarkii lagu soo rogay diyaaradaha oo ka socda Kismaayo

0 Visits: 418 | Saturday August 31, 2019 - 13:23:37
Banaan bax looga soo horjeedo amarkii dowladda Federaalka ku soo rogtay diyaaradaha ayaa ka socda magaalada Kismaayo, iyadoo boqolaal ruux ay isugu soo baxeen waddooyinka.

Read More »

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabuuti oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 452 | Saturday August 31, 2019 - 13:20:00
Ciidamada Jabuuti oo safar dhinaca dhulka ah uga soo baxay magaalada Beledweyne ayaa soo maray degmada Matabaan iyo Guriceel, waxaana ay si nabdoon ku yimaadeen Dhuusamareeb.

Read More »

Khilaaf soo kala dhex-galay Imaaraadka & Yemen

0 Visits: 405 | Friday August 30, 2019 - 17:08:28
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay inay weerar duqeyn ah ku qaadday magaalada Cadan ee dalka Yemen, ayada oo beegsaneysa "maleeshiyo argagixiso ah" kadib markii dowladda Yemen ay sheegtay in weerarka lagu qaaday ciidamadeeda.

Read More »

SIRAHA MILATARIGA SAGAGARAN SARAAKIISHA IYO CIIDANKA MAAYLAND KA HAYSTA XAFIISKA TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA FEDERAALKA SOOMAALIYA LAAKIIN!!

0 Visits: 2330 | Friday August 30, 2019 - 17:04:17
Manaabiirta si aynu idiin kugu sheegno mashaqada ka dhex taagtaagan xafiiska taliska ciidanka xoogga oo sida runta ah dhan u iilan dhaca iyo kufsiga dhiigga dadka webiyadu magaca qaranka calanka buluugga lagu warjeefayo dadyowga lagu soo duulay, waxaan mar afaraad qormadan aynu idin kugu soo gudbin…

Read More »

Dad diidan Ahlusunna oo la sheegay inay ku sugan yihiin Dhuusamareeb

0 Visits: 442 | Friday August 30, 2019 - 17:02:26
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada kusoo kordhay Magaada Dhuusamareeb iyo howlaha ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka wado deegaannada Galmudug.

Read More »

Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM

0 Visits: 422 | Friday August 30, 2019 - 17:00:09
Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka socotay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo uu Hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Tigabu Yilma.

Read More »

Dowladda oo Ciidamo horleh Maanta geysay Dhuusamareeb

0 Visits: 377 | Friday August 30, 2019 - 16:58:12
Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas ay ka degatay diyaarad siday Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya.

Read More »

Muungaab "Magaalada dhagax waa dhaaftay in lagu xiro, Ganjeelo ayay gaartay in laamiga lagu xiro"

0 Visits: 401 | Friday August 30, 2019 - 16:56:29
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Cadaaladda Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa markii u horeysay ka hadlay culeysyada heysta dadka Muqdisho, gaar ahaan Jidadka xiran.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Japan, kalana hadlay taageerida Soomaaliya

0 Visits: 403 | Friday August 30, 2019 - 16:54:40
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga dowladda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee Shir Madaxeedka TICAD ayuu shir doceed la yeeshay dhiggiisa Japan Tarō Kōno, isagoo kala hadlay habkii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka, waxa uuna…

Read More »

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo si rasmi ah xilka ula wareegay

0 Visits: 400 | Friday August 30, 2019 - 16:53:08
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay oo Xalay ka dhacday xarunta aqalka D/Hoose, si rasmiya xilka uga la wareegay Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane; Ibrahim Cumar…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo dheeraad ah iyo saanad hub ka dejisay Dhuusamareeb

0 Visits: 422 | Tuesday August 27, 2019 - 12:32:51
Ciidamo dheeraad ah ayaa saaka ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kuwaasoo diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho.

Read More »

Faah Faahin: Agaasime ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo la xiray

0 Visits: 454 | Tuesday August 27, 2019 - 01:49:49
Ciidamada Amniga ayaa maanta gudaha Xarunta Gobolka Banaadir ka xiray Agaasime kuxigeenka Waaxda Shaqada Gobolka Banaadur, kana mid ahaa Guddiga qaban qaabada xaflada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed.

Read More »

Waan waan laga dhex bilaabay Axmed Madoobe iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday

0 Visits: 407 | Monday August 26, 2019 - 12:47:59
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc