Wararka

Xulka Qaranka Soomaaliya oo gaaray caasimada dalka Zimbabwe ee Harare

0 Visits: 473 | Sunday September 08, 2019 - 20:07:43
Ciyaartoyda xulka kubbada cagta qaranka Soomaaliyeed iyo mas'uuliyiin ka tirsan xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Harare ee caasimada dalka Zimbabwe.

Read More »

Qaraxyo lagula eegtay deegaanka Buurane ciidamo AMISOM

0 Visits: 475 | Sunday September 08, 2019 - 20:01:34
Ugu yaraan afar askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib labo qarax oo ka dhacday duhurnimadii maanta deegaanka Buurane oo ka tirsan gobolka Sh.dhexe.

Read More »

Sawirro: Maxay ka wada hadleen wasiirada ganacsiga ee Somalia iyo Turkiga?

0 Visits: 476 | Sunday September 08, 2019 - 19:32:58
Wafti uu hoggaaminayay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Somalia, Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo Ruhsar Pekcan, iyagoona ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha ganacsi iyo mashaariicda…

Read More »

Somaliland oo beenisay in ay xiriir la leedahay Al-Shabaab

0 Visits: 454 | Sunday September 08, 2019 - 11:42:08
Abaandulaha Ciidanka Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ka hadlay dagaal ka dhan ah Somaliland oo dhawaan uu ku dhawaaqay taliyaha Ciidanka Puntland oo gaaray gobolka Sanaag.

Read More »

Qatar oo xoojinaysa tartanka maalgashi ee Geeska Afrika

0 Visits: 451 | Saturday September 07, 2019 - 12:04:51
Dowladda Qatar ayaa shaacisay in ay doonayso in ay balaayiin doollar ay ku bixiso dalalka geeska Afrika oo Soomaaliya ay ka mid tahay si loo xoojiyo kaabayeyaasha dhaqaallaha iyo saameynta dowladda Qatar ay ku leedahay geeska Afrika.

Read More »

Kheyre oo Amar siiyay Hay'addaha dowladda iyo kuwa caalamiga ah

0 Visits: 443 | Saturday September 07, 2019 - 11:59:01
Xasan Cali Khayre Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hey'adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka, faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay uga qayb qaataan dadaallada deegaannada Xeraale iyo Huurshe uga soo kabsanayaan saameyntii xumeed ee ay ku reebeen dagaalladii dhiigga badani ku daatay.

Read More »

Hay'adda FOA oo ka digtay xaalad Cunno yari oo ku soo wajahan Soomaaliya

0 Visits: 457 | Saturday September 07, 2019 - 11:55:54
Hay'adda cuntada iyo beeraha aduunka ee FAO ayaa ku dhawaaqday in dalagga soomaaliya ka soo go'a sanadkaan uu aad uga liito sanadihii la soo dhaafay ee laga soo bilaabo 2011, waxaana saamayn wayn ku yeeshay isbadallada cimilada Caalamka.

Read More »

Maamulka Buurdhuubo oo ka deeriyay xaaladda dadka kunool degmadaas.

0 Visits: 441 | Saturday September 07, 2019 - 11:52:30
Xasan Muxumud Cali Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa sheegay in dadka kunool deegaano hoostaga Degmada ay la dhibaateysan yihiin Xaalado bani aadamnimo oo soo wajahday.

Read More »

Ilaalada Xeebaha Turkiga oo xiray Tahriibayaal Soomaali ah

0 Visits: 424 | Saturday September 07, 2019 - 11:48:40
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay muhaajiriin farabadan oo ay Soomaali ka midyihiin.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay askari dilay saddex qof oo walaalo ah

0 Visits: 464 | Saturday September 07, 2019 - 11:45:30
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaasoo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada Kaaraan saddex qof oo walaalo ah.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo maanta ku sii jeeda Baydhabo

0 Visits: 376 | Saturday September 07, 2019 - 11:37:40
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed, iyadoo socdaalkiisa la xiriiro arrimo kala duwan oo uga weyn tahay amniga iyo dib u habeynta Ciidamada.

Read More »

RW Kheyre "Si loo dhiso maamul la wada leeyahay, waa in danta gaarka ah meel la dhigo"

0 Visits: 379 | Friday September 06, 2019 - 15:46:45
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furay shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ay ka qayb gelayaan ergo meteleysa dhammaan reer Galmudug.

Read More »

Maxkamadda ICJ oo muddo labo bilood dib u dhigtay dhageysiga Kiiska Badda

0 Visits: 382 | Friday September 06, 2019 - 15:40:50
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa ku dhawaaqday in muddo labo bilood dib loo dhigay dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Robert Mugabe oo geeriyooday

0 Visits: 414 | Friday September 06, 2019 - 15:34:22
Waxaa geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe, kadib xanuun muddo badan haayay,sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladiisa oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka.

Read More »

Xasan Sheekh oo baaq u diray Qurba joogta Somaaliyeed

0 Visits: 416 | Friday September 06, 2019 - 15:28:45
Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa inay dalkooda kusoo laabtaan kana qeyb qaataan kordhinta horumarada ka socda dalka.

Read More »

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka dagay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

0 Visits: 453 | Sunday September 01, 2019 - 15:55:24
Wararka Ka Imaanaya Magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa sheegayaan in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ay ka dageen Diyaarado sida Ciidmada AMISOM ah gaar ahaan kuwa Itoobiiya.

Read More »

Bilow Keerow: "Qaadku waa miro sheydaan oo bur burinaya dhallinyarada Soomaaliyeed"

0 Visits: 512 | Sunday September 01, 2019 - 15:52:50
Senataor Bilow Keerow oo horay uga mid ahaa Aqalka sare ee Dalka Kenya ayaa sheegay in Qaadka uu dhibaato badan ku hayo Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Read More »

Ergada Shirka Dib-u-heshiinta uga qeybgaleysa Degmada Cadaad oo Dhuusamareeb gaaray.

0 Visits: 405 | Sunday September 01, 2019 - 15:44:07
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug waxaa saakay gaaray Waxgaradka Degmada Cadaado ugu qayb galaya Shirka dib u heshiinta Beelaha Galmudug.

Read More »

Kooxo hubeysan oo xalay dil ka geystay magaalada Muqdisho

0 Visits: 412 | Sunday September 01, 2019 - 15:37:34
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay Suuqa Xaafada Arjantiin ee degmada Kaaraan nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku nool xaafadaas, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo.

Read More »

Kenya oo hadal yaab leh ka soo saartay xayiraadii DF ee duulimaadyada Kismaayo

0 Visits: 422 | Sunday September 01, 2019 - 15:33:36
Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa sheegay in go'aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku amartay in diyaaradaha tagaya ama ka baxaya Kismaayo maraan Muqdisho ay tahay ujeeddo ka dhan ah dowladda Kenya.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc