Wararka

KORNAYL MAXAMED ROOBLE IYO XILDHIBAAN XASAN MAXAMED IDIRIIS OO SOO GAARAY DALKA SWITZERLAND LAAKIIN!!

0 Visits: 1478 | Monday October 07, 2019 - 22:48:09
Dalka Konfederaalka Switzerland waxaa daqiiqado kahor soo gaaray wafdi culus masuuliyin caan ah ay hoggaaminayaan sida Kornayl Maxamed Shiikh Rooble oo ka mid ahaan jiray saraakiishii ururwaynaha xaqudirirka Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan RRA iyo xildhibaan…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ahlu Sunna ku bogaadiyay dagaalkii ay la galeen Al-shabab

0 Visits: 446 | Wednesday September 18, 2019 - 14:59:45
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu magaalada DHuusamareeb kulan kula qaatay hoggaanka ugu sarreeya Ururka Ahlu Sunna ee Magaaladaas maamulayay.

Read More »

Maxay tahay sababta Taliyaha Sirdoonka Angola u yimid Muqdisho?

0 Visits: 508 | Wednesday September 18, 2019 - 14:55:52
Magaalada Muqdisho waxaa shalay soo gaaray Taliyaha Hay'adda sirdoonka Dalka Angola José Luís Caetano Higino de Sousa.

Read More »

Kenya oo quus ka taagan Gaadiidkii dagaalka ee ay ka iibsatay China

0 Visits: 600 | Wednesday September 18, 2019 - 14:38:10
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay quus ka taagantahay gaadiidka qaada Ciidamada ee ay horay uga iibsatay dalka China.

Read More »

Boqor Salmaan "Sacuudiga waa awooddaa inuu is difaaco"

0 Visits: 504 | Wednesday September 18, 2019 - 14:36:43
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Abdulaziz ayaa sheegay in dalkiisa uu awooddo inuu iska difaaco waxa uu ugu yeeray weerarada fuleynimada ah ee hakiyay kala bar wax soo saarka saliidda dalkiisa.

Read More »

Qarax lala eegtay injineer Turki ah

0 Visits: 449 | Wednesday September 18, 2019 - 14:34:28
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax lala eegtay injineer ka tirsanaa shaqaalaha dhismaha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye kuwaasoo ku sugnaa deegaanka Garasbaaley.

Read More »

XAFLAD DHAQAMADA AFRIKA LAGU SOO BANDHIGAYAY OO DALKA SWITZERLAND LAGU QABTAY LAAKIIN!!

0 Visits: 1407 | Sunday September 15, 2019 - 02:00:36
Xafladdan cilmiyaysanayd dhaqamada dadka bariga Afrika lagu soo bandhigayay ayaa lagu qabtay xalay xarunta ganacsiga magaalada Zurich ee waddanka Switzerland, taaso dad farabadan Soomaali iyo iyo ajnabi isugu jira ay si siman uga soo wada qaybgaleen.

Read More »

JINIQAAR OO MAXKAMADDA MILATIRIGA CIIDANKA QALABKA SIDA FEDERAALKA SOOMAALIYA LOOGA YEERAY LAAKIIN!!

0 Visits: 2149 | Sunday September 15, 2019 - 01:47:35
Taliyaha ciidanka Danab urur afaraad fadhigiisu yahay garoonka wayn dayuuradaha Bilidoogle gobolka Shabeellaha-Hoose Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland gaashaanle Jininaar u dhashay Puntland kuna beesha ah Maxamed C/LLaahi Farmaajo, ayaa maxkamadda ciidanka milatariga qalabka sida federaalka Soomaaliya…

Read More »

Wasiir Isloow: intaan ku sugnaa Dhuusamareeb wax badan ayaa u qabsoomay qaranka.

0 Visits: 463 | Wednesday September 11, 2019 - 18:40:05
Wasiirka Amniga Gudaha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo maanta ka soo qaybgalay shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa ka warbixiyay waxyaaha Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya ay ku guulaysatay intii uu ku sugnaa Dhuusamareeb.

Read More »

35 FUUSTO SHIDAALKA MILATARIGA QARANKA OO LA DHACAY IYO TALIYE ODAWAA OO FASAXAY SARKAALKII DHACAY LAAKIIN!!

0 Visits: 1492 | Wednesday September 11, 2019 - 18:35:09
Boodaarintooda iyo buusidda ay buusayaan saraakiisha iyo ciidanka xoogga military dalka u dhashay Maayland, cibarka taagan alaaba xaqiiqda ka jirta daahson wasaaradda gaashaandhigga federaalka Soomaaliya, si aynu idin kaga dhargino dhacdooyinkii dambeeyay ee xad-gudubyadii ku dhacay garbaguduudda Jamhuuriyadda…

Read More »

Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo ku soo dhacay agagaarka Madaxtooyada

0 Visits: 520 | Wednesday September 11, 2019 - 18:33:34
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa goor dhow ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo la soo warinayo in goobo kala duwan ay ku dhaceen madaafiicda.

Read More »

Mashaariic Horumarineed laga hirgelnayo Xudur oo Ra'iisul Wasaare Kheyre dhagax dhigay

0 Visits: 2383 | Wednesday September 11, 2019 - 18:31:50
Mashaariic horumarin ah oo laga hirgelinayo degmada Xudur ayaa maanta Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre dhagax dhigay, kuwaasoo isugu jira dhismayaasha Isbitaalka guud ee Xudur iyo Hoyga martida oo laga dhex dhisayo xarunta gobalka Bakool.

Read More »

Booliska UK oo baadi goobaya Nin Soomaali ah

0 Visits: 493 | Tuesday September 10, 2019 - 15:00:37
Booliska Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska ayaa raadinaya Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdi Cali,kaas oo lagu tuhmayo in uu dil geystay.

Read More »

Soomaaliya oo maanta wareejineysa Shir guddoonka Jaamacadda Carabta

0 Visits: 453 | Tuesday September 10, 2019 - 14:57:03
Dowladda Soomaaliya maanta wareejineysa Shir Guddoonka Golaha Wasiirrada Arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta.

Read More »

Taliyaha Qaybta 21 aad oo Baladweyne kula kulmay Saraakiisha AMISOM.

0 Visits: 490 | Tuesday September 10, 2019 - 14:53:09
Taliyaha Qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo dhawaan soo gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa halkaasi kula kulmay Saraakiisha Ciidanka AMISOM gaarahaan kuwa Itoobiya.

Read More »

Ammaanka Xarumaha Dowlada ee Dhuusamareeb oo la xoojiyay

0 Visits: 480 | Tuesday September 10, 2019 - 14:49:20
Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Rasmiga ah ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dhagxaan iyo Caro-tuur la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaaladaasi.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray degmada Xudur

0 Visits: 448 | Tuesday September 10, 2019 - 14:44:57
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa ay gaareen degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Read More »

CIA-da Mareykanka oo lasoo baxday xog ay Ogaal ku aheyd

0 Visits: 481 | Tuesday September 10, 2019 - 14:41:26
Hay'adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa lahayd xog-ogaal awood u leh inuu wax badan ka ogaado aqalka Kremlin-ka Ruushka, kaasi oo kaalin weyn ka cayaaray qiimeyntii lagu sameeyey in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu amray faro-gelinta doorashadii Mareykanka ee 2016, waxaa sidaas weriyey CNN…

Read More »

Madaxda dowladda oo Shuruud ku xiray Sii deynta Wasiir Janan

0 Visits: 501 | Sunday September 08, 2019 - 20:16:58
Guddi ka socday maamulka Jubbaland iyo Waxgaradka Gedo oo la kulmay Madaxda Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliya iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa sheegay in la hor dhigay Shuruudo ka yimid dhanka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kuwaasoo looga baahan yahay Jubbaland…

Read More »

Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay Xil Wasiir oo muhiim ah

0 Visits: 494 | Sunday September 08, 2019 - 20:11:50
Boqor Salmaan Bin C/Casiis ayaa soo saaray Wareegto uu wiilkiisa Amiir C/casiis ugu magacaabay Wasiirka cusub ee Tamarta, waana markii ugu horreysay ee Amiir ka tirsan qoyska xukuma Sacuudiga ee Al-Sacuud uu madax ka noqdo Wasaaradda Tamarta.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc