DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0
Monday January 02, 2017 - 12:57:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

    Qarax xoogan ayaa Goordhow ka dhacay Agagaarka Xarunta ciidanka AMISOM ee Xalane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax xoogan ayaa Goordhow ka dhacay Agagaarka Xarunta ciidanka AMISOM ee Xalane.




Qaraxaan oo ahaa Mid aad u xoogan ayaa si weyna looga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaan kadib aagaasi laga maqlay rasaas aan la ogeyn waxa ay tahay iyo cida rideysa.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay meel aad ugu dhaw Xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane .

Wali si rasmi ah looma oga in weerarka lagu qaaday xarunta Xalane ama Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo labadaba isku dhow.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc