Fanaanka Axmed Biif oo Bandhig faneed Muqdisho uu ku dhigi lahaa laga hor istaagay

0
Sunday January 01, 2017 - 11:38:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Axmed Biif oo Bandhig faneed Muqdisho uu ku dhigi lahaa laga hor istaagay

    Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay is hortaag ku sameeyay Bandhig Faneed uu sameyn rabay Fanaanka Axmed Cabdikariin Biif.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay is hortaag ku sameeyay Bandhig Faneed uu sameyn rabay Fanaanka Axmed Cabdikariin Biif.


Axmed Biif oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uusan ogeyn sababta ka dambeysa in laga hor istaago Bandhig Faneedkiisa.

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa dhawaan ka digtay in Magaalada Muqdisho lagu qabto Bandhig Faneedyo iyo Xuska Sanadka Cusub.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc