Maamulka Baledweyne oo ka hadlay Bandow lagu soo rogay Xaafadda buundo weyn

0
Sunday January 01, 2017 - 11:26:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Baledweyne oo ka hadlay Bandow lagu soo rogay Xaafadda buundo weyn

    Duqa Magaalada Baledweyne ayaa ka hadlay bandow lagu soo rogay Xaafad ka mid ah Xaafadaha Baledweyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Magaalada Baledweyne ayaa ka hadlay bandow lagu soo rogay Xaafad ka mid ah Xaafadaha Baledweyne.




Cismaan Macalin Cabdi Qalaafow Gudoomiyaha Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ciidanka Milatariga Soomaaliya ay Bandow kusoo rogeen Xaafadda Buundo weyn oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Baledweyne.

Waxaa uu xusay Gudoomiyaha in aysan Aqbali doonin in Bandow uusan ogeyn Maamulka Magaalada in lagu soo rogo Xaafado ka mid ah Baledweyne.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc