Somaliland oo dad shacab ah ku dishay duleedka Buuhoodle

0
Sunday January 01, 2017 - 11:20:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo dad shacab ah ku dishay duleedka Buuhoodle

    Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa waxa ay kusoo waramayaan in ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay dileen labo qof oo shacab ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa waxa ay kusoo waramayaan in ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay dileen labo qof oo shacab ah.




Dilka ayaa ka dhacay degaanka soojeede oo 40 km u jira Magaalada Buuhoodle.

Wasiiro ka tirsan maamulka Khaatuma ayaa BANA u xaqiijiyay in ciidanka Somaliland ay jidka u galeen dadkaasi ka dibna ay dileen.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Somaliland oo ku aadan dilka xalay ka dhacay duleedka degmada Buuhoodle.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc