Inta Daawatay: 137
  Tuesday November 07, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Abwaan Balwadiid gabaygiisa wuxuu ka hadlaayaa khilaafka . Umad wada dhalatey oo deegaan wada dega waxay ku wanaagsanyihiin kuna hormarayaan is faham iyo heshiis .

Wuxuu Abwaanka misaal u soo qaadanayaa dawlado badan oo ahaan jirey dawladu quwad badan sida Ciraaq Libiya Suuriya iyo kuwu kale oo maanta burburey oo dadkoodii isdiley is qaxiyey oo ilaa maanta xasilooni daro ka jirto .

Abwaanka isagoo dawladahaasi ka shiidaal qaadanayo ayuu wuxuu ka digayaa in umadda reer Koonfur Galbeed ay nabadda ku dadaalaan wixii khilaaf ah oo dhexdooda ka jira si nabad ah ay ku xaliyaan .

Abwaanka wuxuu kula talinayaa reer Koonfur galbeed dhamaantood nabadda ay haystaan iyo dawladnimadooda inay ilaashadaan .

BAIDOANEWS AMAANDHOOREY

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.