Inta Daawatay: 107
  Sunday October 29, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Xanuunka geeridu caam ahaan waa mid faafan kuna saaqan wadyahowga gaar ahaaneed xigtada gubtaanyadu, balse dhimashadu waa ay sii kala kulushahay marka aadmi misna masuul adiga kugu qaali ah si lama filaan ahi dhiiggiisi loogu qubo dunidan guudkeeda, se waa nagu godobo waxa socda iyo tanba é ka arrinsigu halkii qalbiyada malaayiinta oyaya magacaantoodu aynan soo koobin karin aawada go'aan tacsida loo diray bulshada ehelka iyo qaraabada madaxwaynihii 3-aad dowlladda Koonfurta Soomaaliya Allaha u naxariistee Mudane Madoobe Nuunow Maxamed waxaa ka mid ah hal iyo labo hadaynu ka soo hilaabano sida:-

1 . Madaxa guud saxaafadda Koonfureed Dr Cabdullaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey.

2 .Gud. Baarlamanka Federaalka Proff Maxamed SHeekh Cusmaan Jawaari

2 .Madaxweynaha KGS-3 Mudane SHariif Xasan SHiikh Aadan.

3 .Wariye Ilyas Cali Qalinle.

4 . Wasiirka Warfaafinta KGS Mudane Ugaas Xasan Maxamed Cabdi.

5 .Ex-Gudoomiye Mudane Dr Xaaji Maxamed Aawoow.

6 .Ex-Wasiir Mudane Dr Cabdi Muuse Mayow.

7 .Wariye Cali Aadan Jimcaale (Caliyeey)

8 .Wasiirka Amniga KGS Mudane C/fitaax Ibraahin Geesey.

9 .Wasiirka Hawlaha Guud Federaalka Mudane Eng Saalax SH. Cusmaan.

10.Wariye Siraaji SHeekh Isxaaq.

11.Ex-Wasiir Mudane SHiine Macalin Nuurow.

12.Wariye Cabdicasiis DHegacadde.

13.Hormoodka Jaamicadda Savannah USA Mudane Proff Maxamed Xaaji Mukhtaar.

14.Wariye Abshir Maxamed Nuur Mandela.

15.Wasiirka Amniga KGS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay.

16,Gudoonka Golaha Guurtida KGS Malaaq Xasan SHure.

17.Madaxa Guud Jaamicadda Koonfurta Soomaalya Mudane Proff Maxamed Cali Kalaay.

18.EX-Wasiirka gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya Mudane C/Xakiin Fiqi.

19.Wariye Xuseen Nuur Geesey.

20.Gudoonka Baarlamnka KGS Mudane Cabduqaadir Shariif Sheekhuna.

21.Abwaan Maxamuud Xaaji Maxamed Tarash.

22.Ex-Wasiirka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isaaq Daqare.

23.Afhayeenka guud jaaliyadda KGS qaaradda Yurub Mudane Chief Sagaarey.

24.Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos.

25.Wariye Shukri Ismaaciil Shukribidhaan.

26.Ex-Wasiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xaamud.

27.Wasiirka Arriimaha Gudaha KGS Mudane C/raxmaan Satte.

28.Wasiirka Maaliyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti.

29.Abwaan Bute Xasan Xuseenoow.

30.Wariye Maxamed Xasan SHanta SHantalaay.

31.Gudoonka Gobolka Baay KGS Mudane C/Rashiid C/llaahi Maxamed.

32.Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Federaalka Mudane Ibraahin Yaroow.

33.Wakiilka SNTV North Ameerica C/salaan Liban Mai.

34.Ex-Duqa degmada Baydhabo KGS Mudane Xasan Macalin Aadan Biikole.

35.Malaaq Ibraahin Leysaamow.

36.Wasiirka Tamarta iyo Korantada Federaalka Soomaaliya Mudane Amb. Maxamed SH. Mursal.

37.Wariye Nuur Ismaaciil SHeekh.

38.Gudoonka degmada Baydhabo KGS Mudane C/llaahi Cali Watiin.

39.Ex-Gudoonkii Gobolka Baay KGS Mudane Cabdi Aadan Hoosow.

40.Malaaq Maxamed Sabarow.

41.Xiriiriyaha Jaaliyadda KGS Sweden Mudane Macalin Xasan Cabdi.

42.Malaaq Cali Xaji Mkhtaar.

43.Abwaan Cabdi Cali Nuur Qaasim Balwadiid.

44.Wariye Cabdicasiis Koronto.

45.Proff Saalax SHeekh Cusmaan.

46.Mudane Xildhibaan Maxamed Rashiid.

47.Gudoonka jaaliyadda Koonfur Galbeed Kenya Mudane GebGeb,

48.Wariye Maaxiye Cabdinuur.

49.Taliyaha Bilayska KGS Ibraahin Macalin Kutub.

50.Malaaq Suldaan Buube Cabdulle Buube Suldaanka.

51.Hogaamiye sare Mudane Sandheere Maxamed Iftiin.

52.Ex-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Proff Dr Cali Baab.

53.Abwaan Isaaq Nuur Abgaalow.

54.Wariye Maxamed Cadaawe.

55. 55.Maalaq Maxamed Yaacquub Deerow

56.GudoonkaJaaliyadda KGS Switzerland C/naasir Mayow Miire Dooli.

57.Abaan Maxamed Xasan Canjeex.

58.Wasiirka Waxbarashada KGS Mudane Saadaad Maxamed Nuur Caliyow.

59.Suldaan Warsame Suldaan Caliyow Ibroow.

60.Wariye Cabduqaadir Xasan Jookar.

61.Gudoonka Gobolka Bakool KGS Mudane Maxamed Cabdi Tall

62.Malaaq Yuusuf Cabdiyow

63,Ex-Gudoomaha Gobolka SHabeellaha-Hoose Mudane C/Qaadir Nuur Siidii.

64.Aqoonyahan Xasan Aadan Hoosow

65.Wariye Bishaar Xasan.

66.Sheekh Ilyaas Ibraahin.

67.Gudoonka Gobalka SHabeelaha-Hoose Mudane Ibraahim Adan Cali Najax.

68.Afhayeenka Golaha Guurtida Koonfur galbeed Malaq Cali C/raxmaan Shiino.

69 Warye sare Xasanoos.

70.Abwaan Axmed Macalin Ibraahin Saraq.

71.Aqoonyahan Aadan Xaamud Ibraahin.

72.Wariye Cali Ilyaas Cabdullaahi.

73.Gudoonka Jaaliyadda Koonfur Galbeed UK Mudane Xuseen Baraawi.

74.Proff Cabdi Maxamed Kuusow.

75.Aqoonyahan Cumar Sheekh Cusmaan.

76.Malaaq Xasan Buule.

77.Ex-Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Mudane Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe.

78.Wariye Muxyadiin Xasan Maxamed Xusni.

79.Mudane Xildhibaan Mustaf Ibrahim Guudow.

80.Abwaan Muxsin Jaakoole.

81.Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Suldaanka.

82.Garsoore Cabduqaadir Ibraahin Maxamed Caddaay.

82.Ex-Wasiirka Maaliyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibrow.

83.EX-Wasiirka Macdanta- Biyaha-Tamarta iyo Shidaalka Federaalka Soomaaliya Mudane C/Risaaq SH.Muxiyadiin.

84.Taliye-Ku-Xigeenka Deraawiishta KGS Mudane Maxamed Ibraahin Caracase.

85.Wariye Mustaf Haashim.

86.Taliyaha Bilayska Gobolka Baay Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mahad Cabdikariin.

87.Wariye Fahad Maxamed Abuukar Abowasharow,

88.Malaaq Maxamed Cabdullaahi Cabdi Taliyoow.

89.Mudane Xildhibaan Cusmaan Mukhtaar Maxamed.

90.Hogaamiye Sare Nuur Maxamed Macalin.

91.Ex-Madaxweyne Idiris Cabdi Taqtar.

92.Wariye Yaasiin Abiikar.

93.Ex-Madaxweyne Xuseen Maxamed Bukurow.

94.Aqoonyahan Cabduqaadir Siidow.

95.Ex-Xildhibaan Xasan Maxamed Idiriis.

96.Wariye Mukhtaar Maxamed Catoosh.

97.Malaaq Xasanoow Cumuroow.

98.Mudane Gaashaanle Sare Kornayl Aadan Faarax.

99.Gudoonka Jaaliyadda KGS Itoobiya Mudane Bashiir Cali Aadan Bashiir Banooda.

100.Malaaq Malaboow Isaaq Xasan.

101.Aqoonyahan Maxamed Aadan Barre Liksi.

102.Wariye Cabduqaadir Maxamed Nuunow.

103.Al-Fanaan Yuusuf Aadan Hoosow.

104.Wariye Xuseen Aaw.

105.Mudane Proff Aweys Sheekh Muxiyadeen.

106.Mudane Proff Fawsi Cabdinuur.

107.Gudoonka Jaaliyadda KGS Yeman Mudane Isaaq Maxamed Cali.

108.Abwaan Cali Sheekh Cumar Iidoow.

109.Ex-Madaxweynaha Koonfur Galbeed State Mudane Eng Sayid Cali Maxamed.

110.Qoraa Muusikeeste Abwaan Cali Atoore.

111.Wasiirka SHaqada Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Libaax.

112.Abwaan Al-Fanaan Hooyow YowYow.

113.Wariye tifaftire Hiilaal.

114.Al-Fanaan Abwaan Xasan Huburoow.

115.Abwaan Mulaxameeyste Al-Fanaan Maxamed Qoomaal .

116.Wasiirka Arrimaha debedda KGS Mudane C/llaahi Aadan Black.

117.Wariye Ustad Adam Increase.

118.Ex-Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mudane C/llaahi Maxamed Idiriis Leesto.

119.Ex-Wasiirka Arrimaha debedda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Xasan Maxamed Nuur.

120.Aqonyahan Cabdullaahi Cabdi Siyaad.

121.Wasiiradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed.

122.Al-fanaan Muusikeeyste Cumar SHariif Cumaraani.

123.Al-Fanaan Muhandis Muusikeeyste Ustaad Cabdoow Muuri.

124.Ex-Wasiirka Warfaafinta KGS Mudane Maxamed Xaashi Xasan.

125.Abwaan Al-Fanaan Mulaxameeyste Mustafa Shiikh.

126.Aqoonyahan Naxamed Xaaji Ibraahin Al-Jazeera.

127.Aqoonyahan Cusmaan Maxamed Macalin.

128.Poff C/qaadir Cali Maxamed Sindiko

129.Ex-Wsiiradda Haweenka iyo Qoyska Marwo Xildhiban Foosiyo Maxamed SHiikh.

130.Gudoonka Urarka Haweenka Demada Baydhabo KGS Marwo Xaawo Sokor Cali.

131.Aqoonyahanad Xaawo Cabdalle Ibraahin Keen Eelaay.

132.Wariye Maryan Seylac.

133.EX-Wasiirad Marwo Faadumo Xuseen Abuukar Faayoow.

134.Xildhibaanad Marwo Caasho Cabdi Shiikh.

135.Wariye Amaal Faashe Faryaamo.

136.Ex-Wasiiradda Haweenka iyo Qoyska Federaalka Soomaaliya Marwo Aamino Maxamed Mursal.

137.Afhayeenka Ururka Haweenka Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Kornayl Marwo Muraayo.

138.Marwo Xildhibaanad Faadumo SHiikh Nuur Nuurow.

139.Marwo Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdalla.

1340.Marwo Xildhibaand Casho Cabdi SHiikh.

141.Marwo Xildhibaanad Luul Cabdi Aadan.

142.Wariye Caasho Ibraahin Caasha Cuud.143.Boqoradda Codka Maayga Soomaaliyeed Al-Fanaan Nuurto Arlaadi.

144.Wariye Xasan Gudane.

145.Aqoonyahan Cusmaan Xaaji Kuulow.

146.Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka Dowlladda Federaalka Soomaaliya Marwo Samra Cumar.

147.Xildhibaanad Muna Khaliif Kay.

 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.