Inta Daawatay: 34
  Wednesday October 11, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Dr Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi “Cirro” oo ah gudoomiyihii hore Golaha wakiilada Baarlamaanka Soomaaliland ayaa iska Casilay Xubinimadii xildhibaano ee maamulkaasi kadib warqad is casilaad ah oo ugudbiyay Shir gudoonka Golaha Wakiilada ee Soomaalialnd. Mr Cirro oo sidoo kale ah Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Wadani ayaa sheegay in uu go’aansaday mudo 12 sano ah kadib in uu iska casilo Xilkii Xildhibaanimo ee baarlamaanka Maamulkaasi Soomaaliland. Dr Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi “Cirro” ayaa sanadkaan ka mid ah murasahxiinta ugu cad cad doorasahda Soomaaliland ka dhici doonto waxaana dadka ka faalooda doorasahda Soomaaliland ay sheegayaan in uu ka mid yahay Cirro murashaxiinta loo saadaalinaayo Tartanka Soomaaliland. Hoos ka aqriso Warqadda Is casilaada gudoomiye Cirro.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.