Inta Daawatay: 35
  Wednesday October 11, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Waxaa goordhaw War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland maalmahan uga socday Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira . War Murtiyeedka shirka laga soo saaray ayaa lagu sheegay in ay yeesheen Shanta Maamul goboleed Golle ay ku mideesan yihiin, waxaana sanadka ugu horeeya Gudoomiye u doorteen Madaxweynaha Puntland Gaas halka ku xigeen uu noqday Madaxweynaha Hirshabelle Waare. Waxaa sidoo kale War Muertiyeedka kasoo baxay Madaxda mamaul goboleeduyada looga hadlay Xiisada siyaasadeed ee ka jirta maamulka Galmudug, Khilaafka Siyaasadeed dalka ka jira, iyo arimo kale oo badan. Halkan ka Akhriso Warmurtiyeedka Shirka Kismaayo
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.