Inta Daawatay: 2121
  Monday February 20, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Baydhabo Waxaa Xariga Laga Jarey Xarun Hay'ada Qaramada Midoobey ee u qaalilsan Arimaha Qaxootiga ee UNCHR ay u dhistey Wasaarada Dib u dajinta iyo Arimaha Jaaliyadaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Dhawaanahan lagu howlanaa Dhismaheeda.


Daah Furka Xaruntan Cusub ee ay ku shaqeyn doontoWasaarada Dib u dajinta iyo Arimaha Jaaliyadaha Koonfur Galbeed Soomaaliya 'waxa ka soo qeyb galey Wasiiro ka tirsan KGS' Maamulka Gobolka , Xubno ka Socodey Hay’ada UNCHR, Isla markaana waxa Xariga ka jarey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh.

Halkan Ka Daawo Sawiro






COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.