Inta Daawatay: 1878
  Monday January 23, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Wasiirka Hub ka dhigista, iyo dhaqan celinta iyo tababarada Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa Sheegey in Ururka Al shabaab Si gaar ah u dhibaateyaan Shacabka Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka ayaa tilmaamey in Ururka Al shabaab ay xireen wadooyinka muhiimka ah ee gala Degmooyink Gobolada isagoona xustey in aysan sidaas ku sameynin Gobolada kale ee Soomaaliya.



COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.