Inta Daawatay: 1987
  Saturday December 31, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Daqiiqado kahor waxaa magaalada Zurich ee xarunta ganacsiga dalka Switzerland si wayn loogu soo dhowaayay ganacsadaha wayn da'da yar Soomaaliyeed aadna looga yaqaan Imaaraadka Carabta, kaaso lagu magacaabo Maxamed Dooyow, iyado oo kolkii dayuuraddii ay sidday soo cagadhigatay garoonka halkaasi ay u taagnaayeen Team-Ka Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya ee uu hoggaaminayo madaxa guud ee warbaahinta Dr C/LLaahi Ibraahin Amaandhoorey.


Mudane Maxamed Dooyow oo safar shaqo la xiriira dhanka beecmushtarka ku marayay dalal badan oo ka tirsan qaaradaha Yurub iyo Aasiya ayaa waxaa salaan iyo marxabayn dabadeed loo sii gelbiyay hooyga Dr Amaandhoorey uu ka dagganyahay waddanka Switzerland islamarkaana ku yaala Studio-yaha koobaad Warbaahinta Koonfureed ee qaaradda Yurub.
Mr Dooyow ayaa waxaa uu halkaasi kulan albaabadu u xiranyihiin kula leeyahay masuuliyin u dhuun daloola dhanka dhaqaalaha isugu jira caddaan iyo madowba, iyada oo maalmo kadibna uu u sii kicitimi doono waddamao badan oo ka tirsan dunida haddii Alle idmo.


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.