Inta Daawatay: 2460
  Sunday October 23, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Fowsiyo Mohamed Sheik oo oo ah Mudane ka tirsan waqtigiisa Sii Dhamaanaya ayaa boqolaal Reer Baydhabo oo u weyn yahay Madaxweynaha KGS ku cel celisey TOWBA TOWBA TOWBA ayadoo too u sheegtay in qabiil iyo nin jeclaysi ugu caasiyowdey Shariifka laakiin maanta ay ka towbad keentay cafisna weydiisaneyso boqolaalka dadka ah hortooda..

Ma Gefe waa Ilaah waa Gefayaal dhamaan Aadanuhu waxaa wanaagsan kow in Alle loo towbad keeni Bini Aadamkuna la weydiisto keliyah Cafis, waxaana Madaxweynaha KGS asagoo ka naxsan Wejiga Fowsiyo kuu asna ugu jawaabey Cafis ayaa tahay Aduun iyo Aakhiro.

Fowsiyo waxay ahayd Qoftii Khandaraas kusoo qaadatay hakinta iyo Burburinta Shirkii lagu dhisayey maamulöka hada Hooskiisa la harsanayo waxayna Timid Baydhabo ayadoo Jawaarey Iyo Ra'iisul wasaare Warqadahooda wataan laakiin Halgamiyaashii udubka u ahaa Yagleelida maamulka KGS ayaa waxay isku raaceenDOORATHY KIIW GURTOO BUUL TIFOWKAA LA JEED, taasoo aan lagu qasaarin, in la iska indha Tiro Kooxdii Jawaarey Fowsiyo Uweyneyd Waagaasi.

MuuqaalkaTOWBA TOWBA TOWBAqofka soo gudbiyey wuxuu usoo dhigey wax fadeexeey laakiin asagaa Fadeexeysan maanta Towbada waa jirtaa laakiin Qooto Qooto ayaa Ceeb tire iskaga dhigayaa laakiin waaCEEBEYSANEM, XILDOON, CAADO QAATO,MA XISHOODE, INTEE ING JEETHY KIILY JEROO

Fowsiyo waxay Samey Talaabo Geesino ah waxaana looga baahan yahay boqolaal kale iney Geesinimadaasi oo kale muujiyaan,

SEPY SIRPY LING HAAYSATHY HAANG ,

SEE LA KOOYEE SALKA LING WATHY ROORAHAAYAOO EH XILDHIBAAN QARANG,

HOOPY USY SAAFI KIINGKU HAAYNY,

SEE WAL KA NAGHATHAASY,

SUAALASEY JAWAABTIYEE ISING LASIINGKU FATHY.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.