Inta Daawatay: 1793
  Wednesday July 13, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Gudoomiyahii Hore Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow oo soo gaaray magaalada Baydhabo dhawaan ayaa warar hoose’ aan heleyno waxaa aay sheegayaan in u isku sharaxay Xildhibaan Barlamaan 2016.


Cabdi Aadan Hoosowayaa saaxibadii ku yiri waxaan heesta lacag badan odayaasha wey ku qasban yahiin in aay Xildhibaan iga dhigaan lacag ayaan u adeegsanaya.

Hoosoow markii uu soo laabtay wuxuu durba Magaalada Baydhabo ka degay guri aad u weyn oo ku yaalo xaafada Cunaaye,halkaaso uu durba ka bilaabay olalahiisa ku aadan sidii uu mar kale umada ugu noqon lahaay laf dhuungashay.

Gudoomiyahii Hore Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow waa shaqsi” aan sumcad ku dhex laheyn bulshada Koonfur Galbeed sababto ah markii uu xilka haayay Hoosoow Canshuurta laga soo qaado shacabka Gobalka Baay waxaa u ku deganaa Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho.

Cabdi Aadan Hoosow waa shaqsi maasuq maasuq badan intii u xilka haayaysida la wada og yahay lacagtii GobalkaBaay guryo iyo ganacsi balaaran ayuu ugu sameestay Dalka Suudaan halka inta ka soo hartayna tumasho ugu aadi jiray magaalada Muqdisho.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.