Inta Daawatay: 1793
  Friday May 13, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Maamulka Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Markii Ugu Horeysay Kahadley Hormarida Kasocda Gobolka Baay Gaar Ahaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Kumeer Gaarka U Ah Maamulka Koonfur Galbeed Soamliya


Maamulka Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Markii Ugu Horeysay Kahadley Hormarida Kasocda Gobolka Baay Gaar Ahaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Kumeer Gaarka U Ah Maamulka Koonfur Galbeed Soamliya

C/rashiid Cabdulaahi Maxamed {LFC} Waa Gudoomiyaha Gobolka Baay Xili Uu Lahadlaayey Warbaahinta Arlaathi Ayaa Waxaa Uu Kahadley Sida Ay U Soo Noqotey Bilicda Magalada Baydhabo Asigoo Sheegey In Hada Magalada Baydhabo Dhanka Wadooyinka Laga Dhisey Kuwuu Ugu Muhiimsanaa Gaar Kalena Hada Ay Socdaan Dhanka Kale .

Gudoomiyahay Ayaa Waxaa Uu Kahadley in Hada Ay Jiraan Soolaro Lagu Surey Wadooyinka Magalada Taasina Uu Kusheegey In Ay Tahay Hormar Ay Gareen Shacabka Ku Nool Koonfur Galbeed Soamliya Gaar Ahaan Magalada Baydhabo Habada Waakan Gudoomiyaha Gobolka Baay C/rashiid Cabdulaahi Maxamed {LFC} Oo Arimahaasi Iyo Arimo Kale Kahadlaayo Asigoo Wareysi Gaar Ah Uu Sinayey Warbaahinta Arlaathi



W/Q: Wariye:Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.