Inta Daawatay: 2047
  Saturday March 19, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Qarax weyn ayaa goor dhaw ka dhacay suuq weyn oo laga dukaamaysto oo ku yaala bartamaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxa oo loo maleynayo inuu ahaa mid is qarxin ah inuu ka dhacay suuq ay inta badan wax ka iibsadaan dadka dalxiiska u taga dalkaas waxaana uu dhawyahay fagaaraha weyn ee Taksim.

Sidoo kale Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay in kabadan 4 ruux,iyadoo ay ku dhaawacmeen 20 kale.

haAxadii lasoo dhaafay qarax ka dhacay goob gaadiidka dadweynaha laga raco isla magaaladaan waxaa ku naf waayay 37 qof boqol kalena waa ay ku dhaawacmeen.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
featured
Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc.