Wararka

DAAWO:- Hooyo Shukri G/Yariisow "54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaa!!

0 Visits: 70 | Sunday October 07, 2018 - 01:00:20
Maalmahii ugu danbeeyay Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay dadka ka cabanaya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, iyaga oo ku eedaynaya in dhulal aay leeyahiin ku xujeeyay lacag laalush ah.

Read More »

Sawirro:Cutubkii u horreeyey ciidamada uu tababaray Turkiga oo lagu wareejiyeyDF!!

0 Visits: 13 | Saturday October 06, 2018 - 22:42:34
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay cutubkii u horeeyay Ciidamada uu tababaray Turkiga ee ku jira Saldhigga Milateri ee ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Read More »

DHageyso:-Xildhibaano Sheegay in DF u hanjabtay kadib Mooshin Waare!!

0 Visits: 6 | Saturday October 06, 2018 - 22:20:15
Xalay fiidkii ayaa ku dhawaad 60 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxa ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle,iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabayaan.

Read More »

"Waare oo deg deg ugu laabtay Jowhar iyo Kulamo ka socda Caawa!!

0 Visits: 7 | Saturday October 06, 2018 - 22:09:35
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magalada Jowhar oo ah Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle.

Read More »

Ra'isulwasaare Kheyre oo berito Safar ah iyo Xog ku saabsan!!

0 Visits: 45 | Saturday October 06, 2018 - 21:32:32
Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta Axada ah oo ku beegan berito inuu booqasho ku tago dalka Turkiga.

Read More »

Sawirro:-RW Khayre oo kormeeray qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha!!

0 Visits: 49 | Saturday October 06, 2018 - 21:20:15
Ra'iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada, hawlaha guud, beeraha, xannaanada xoolaha iyo ganacsiga.

Read More »

Ciidanka Uganda ee ku sugan Somalia oo loo digay!!

0 Visits: 58 | Saturday October 06, 2018 - 16:23:24
Ka dib Markii Maalmihii lasoo dhaafay Maxkamad ku taalla Magaalada Kampala ay kasoo hormuuqdeen xubno ka tirsan Ciidankii dowladda Uganda ee ka howlgali jiray Soomaaliya,kuwaasooo loo heystay in falal ka baxsan howlgalka oo ay ka geysteen Soomaaliya.

Read More »

Qaramada Midoobey oo warbixin ka soo saartay shaqaalaha looga dilay Somalia!!

0 Visits: 74 | Saturday October 06, 2018 - 15:19:30
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 8 ka mid ah shaqaalaheeda lagu dilay Soomaaliya sidoo kalena la dhaawacay 12 kale.

Read More »

Xog:- Cabdiraxman Cabdishakuur oo Muqdisho gawaari dagaal iyo ciidan badan ku diyaarsaday!!

0 Visits: 97 | Saturday October 06, 2018 - 14:12:25
Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo ku dhaw Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegaya in Magaalada Muqdisho gudaheeda ku diyaarsaday Siyaasiga gawaarida dagaalka iyo ciidan fara badan.

Read More »

Sawirro-:Hub aruurin lagu sameeyay maleeshiyo beeleed dagaalamay

0 Visits: 46 | Saturday October 06, 2018 - 12:53:25
Dhalinyaro la Magac baxay Madasha Nabadda Iyo Isdhexgalka oo ku mool Magalada Gaalkacyo ayaa bilaabay inay si iskood ah hubka uga aruuriyaan maleeshiyaad ku dagaalamay deegaan duleedka ka ah Magalada Gaalkacyo.

Read More »

Wasiir Islow:-"Amniga Caasimadda Cidna Gorgortan Kala Galimayno"

0 Visits: 129 | Saturday October 06, 2018 - 12:37:24
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka, Taliyeyaasha ciidanka booliska iyo Guddiga abaabulka wacyigelinta Qaran, kaasi oo looga hadlay xoojinta amniga caasimadda.

Read More »

Golaha Iskaashiga M/ goboleedyadda oo ku Shiray Nairobi!!

0 Visits: 53 | Saturday October 06, 2018 - 12:10:48
Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa lagu waddaa in xubno ka socda Beesha caalamka ay kula shiraan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Read More »

Wasiirka Howlaha guud oo G.Shacabka Horgeeyay Hindisaha naqshadeynta Magaalooyinka

0 Visits: 42 | Saturday October 06, 2018 - 12:08:11
Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka furmay Xaruntooda Magaalada Muqdisho,waxaana maanta uu ajendaha yahay aqrinta 1aad ee Hindise sharciyeedka Naqshadeynta Magaalooyinka.

Read More »

Sawirro:-UK: Nin 55 Tan ah oo la la'yahay Guri uu seexdo

0 Visits: 46 | Saturday October 06, 2018 - 11:07:53
Matthew Crawford, oo 33 jir ah, ayaa shantii bilood ee la soo dhaafay ku jira Isbitaalka King's Mill Hospital, ee Magaalada Nottinghamshire,waxaana culeyskiisu la egyahay dhagax dhan 55 tan.

Read More »

Shabaab oo Mozambique ku dishay 90 qof

0 Visits: 55 | Saturday October 06, 2018 - 10:13:28
Bernadino Rafael Taliyaha booliska dalka Mozambique ayaa waxa uu sheegay in 90 qof la dilay ku dhawaad 70 kalana ay dhaawacyo soo gaareen tan iyo markii urur Islaami ah uu sanadkii la soo dhaafay dalkaasi ka bilaabay inuu weerraro ka gaysto.

Read More »

'Wasiir Jamaal oo Garowe u tagay si loogu doorto Kursi uu iibsaday!!

0 Visits: 35 | Saturday October 06, 2018 - 10:09:21
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, waxaa Maalinta berito ah ka dhacaya Doorashada Kursi kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo uu Baneeyay Xildhibaan Dhahar Ali Faarax Dhahar.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta booqanaya Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

0 Visits: 37 | Saturday October 06, 2018 - 08:33:47
Maxamed Cabdullaahi Farmajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo sabti ah uu booqdo Saldhiga Weyn ee Turkigu uu ku leeyahay Magalada Muqdisho.

Read More »

Haweeneydii ugu horreysay oo xil ka qabatay Sacuudi Carabiya!!

0 Visits: 43 | Saturday October 06, 2018 - 08:11:35
Haweeneey ayaa loo magacaabay Jagadda ugu sareeysa ee Bangiga Sacuudi Carabiya markii u horeeysay ee haweenka Wadanku xil ku dhiiradaan.

Read More »

Fannaanad Caana oo ku geeriyootay Muqdisho!!

0 Visits: 53 | Saturday October 06, 2018 - 08:09:00
Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari.

Read More »

DF ogolaatay dhoofinta duur joogta Somalia

0 Visits: 22 | Saturday October 06, 2018 - 07:58:50
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay dowladda Qatar u ogolaatay in ay dhoofsan karto Qaar kamid ah duur joogta Soomaaliya (Sagaarada) sida ku cad warqadaan ka soo baxday wasaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Soomaaliya oo uu ku saxiixan yahay agaasimaha Wasaaradda.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc