Wararka

Faah faahin: Qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 14 | Sunday August 05, 2018 - 21:11:19
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax gaari oo caawa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama gaar ahaan agagaarka Shaneemo Somali, sida ay sheegeen dad goobjoogayal ah.

Read More »

Ciidanka DF iyo Gaari ay ka shakiyeen oo isku rasaaseeyay Muqdisho iyo dhimasho ka dhalatay

0 Visits: 8 | Sunday August 05, 2018 - 16:32:16
Ugu yaraan 3 qof ayaa geeriyootay halka ay labo kala dhaawacmeen kaddib markii Gaari nooca Raaxada ah oo ay saarnaayeen saddex qof uu Rasaas ku furay Cabdi Bile marayay agtiisa.

Read More »

Faahfaahin Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay Qarax ka dhacay Afgooye!

0 Visits: 9 | Sunday August 05, 2018 - 16:20:15
Afar ruux ayaa geeriyootay ku dhawaad 10 ruuxna dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii maanta gaariga laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa lagu weeraray xarun ciidan oo ku taalla degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadur oo Musuq maasuq loo xiray

0 Visits: 14 | Sunday August 05, 2018 - 16:07:36
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu eedeeyey qaadasho laaluush.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiiro dhowr ah

0 Visits: 23 | Sunday August 05, 2018 - 15:17:17
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow Magacaabay Wasiiro dhowr ka dib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Read More »

"Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay Saddex Ruux oo Haweeney ku jirtay

0 Visits: 82 | Sunday August 05, 2018 - 04:23:16
Waxaa Gelinkii dambe ee maanta Al-Shabaab fagaaro ku yaalla degmada jilib ee gobolka jubbada dhexe xukun dil ah ay fuliyeen Saddex ruux oo haweeney ay ku jirtay.

Read More »

DEG DEG DHAGEYSO :Weerar Caawa Muqdisho ka dhacay iyo Xog laga helaayo

0 Visits: 112 | Sunday August 05, 2018 - 01:13:43
Wararka anu ka heleyno Xaafada Galmudug ee Degmada Hodan,ayaa sheegaya in Caawa Kooxo hubeysan ay Bam gacmeed ku tuureen Xerada Ciidanka Asluubta ee ku taalla Agagaarka EX Afgooye.

Read More »

Dhageyso:Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo Xukumadda Kheye eedeyn culus u jeediyay!

0 Visits: 95 | Saturday August 04, 2018 - 22:55:54
Xildhibaan Cabduqaadir coosble oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali kheyre waxa uu ku dhaliilay in ay ka gaabisay dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

Read More »

Hoobiyeyaal Caawa lagu weeraray Degmada Balcad!

0 Visits: 51 | Saturday August 04, 2018 - 22:24:07
Wararka aan ka heleyno Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Caawa Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen degmadaas,iyadoo ay sababtay madaafiicdaasi Khasaaro kala duwan.

Read More »

DEG DEG: Askari Masjid lagu dhex dilay Muqdisho qof la dhaawacay!

0 Visits: 69 | Saturday August 04, 2018 - 22:20:32
Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa goor dhow lagu dilay degmada Xamar Jajab gaar ahaan masaajid ku yaalla Agagaarka Biyaaso Liibaro.

Read More »

DAAWO: Maxaa lagu heystaa Wasiir ku xigeenka Wasaarradda Arrimaha Dibadda?

0 Visits: 64 | Saturday August 04, 2018 - 19:56:28
Shir Jaraa'id Shir Jaraa'id oo ay si wadajir ah u qabteyn Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Hant-Dhowraha Guud ee Qaranka kaasoo looga hadlayay arrinta la xiriirta kiiska Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Muqtaar Mahad Daa'uud oo Musuq maasuq iyo awood dheeriya u adeegsaday…

Read More »

qof meyd ah oo lagu arkay degmada Kaaraan G/Banaadir!

0 Visits: 46 | Saturday August 04, 2018 - 15:13:08
Wararka aan ka heleyno Xaafadda Al-Shareeca ee degmada Kaaraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa Saaka lagu arkay qof mey ah oo Waabirigii hore ay dadku Xaafadda ku arkeen.

Read More »

Maxaa dhaliyay Jahwareerka ka taagan magaalada Jigjiga?

0 Visits: 50 | Saturday August 04, 2018 - 15:03:06
Xiisada ka taagan magaalada Jigjiga ayaa salka ku heysa xiriir xumo u dhaxeysa Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo dowladda Federaalka Ethiopia, waxaana ay keentay in ciidamo ka tirsan Meletariga dowladda Ethiopia gudaha u galaan magaalada Jigjiga.

Read More »

DEG DEG: Wasiir K/Xigeenka Arrimaha Dibadda oo damaanad lagu sii daayay 24 Saac gudahoodna ku hortagaya Maxkamad

0 Visits: 51 | Saturday August 04, 2018 - 14:53:10
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arimaha Dibadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Da'uud ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in lagu sii daayay damaanad isla markaana uu ogolaaday in 24-saac gudahood uu ku hortago Maxkamad si dacwadiisa loo qaado.

Read More »

Qaar ka mid ah Amaradii Guddoomiye Yariisow oo guuldareystay!

0 Visits: 22 | Saturday August 04, 2018 - 09:01:08
Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Yariisow ayaa Bishii la soo dhaafay , wuxuu soo saaray amar ku saabsan in ganacsatada degan dhulka Jartiimooyinka ee Gobolka Banaadir inay uga guuraan muddo 30 cisho ah.

Read More »

DEG DEG: Nin Oday ah oo lagu dilay Muqdisho goor dhow!

0 Visits: 66 | Saturday August 04, 2018 - 08:54:23
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Fagax ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox hubeysan ay ku dileen nin Oday ah.

Read More »

Maxkamad siideysay Maxamed Feysal oo 20-sano oo Xabsi ah ku xukunaa!

0 Visits: 39 | Saturday August 04, 2018 - 08:31:51
Maxkamad kutaal dalka Kenya ayaa sii daysay nin horay loogu xukumay 20 sano oo xarig ah oo loo haystay dhoofinta foolka maroodiga. Xukunka Maxamed Faysal oo dhacay Sanadkii 2016-kii ayaa la xiriiray dagaalka ka dhanka ugaarsiga sharci darrada ah iyo ka ganacsiga foolka maroodiga.

Read More »

Sawirro: Sanad Guuradii 20-aad Ee aas'aaskii Puntland oo Xalay dhacday &Kheyre oo ka qeyb galay!

0 Visits: 28 | Saturday August 04, 2018 - 08:03:11
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa xalay lagu qabtay Munaasabad lagu xusayey Sanad Guuradii 20-aad Ee Ka soo wareegtay markii la aas'aasay Maamulka Puntland.

Read More »

Dhalinyaro Cusub oo ku biiray Al-Shabaab sida uu xaqeejiyay Afhayeenka Ciidamada Difaaca!

0 Visits: 73 | Saturday August 04, 2018 - 07:49:02
Sidda uu xaqiijiyay Afhayeenka Ciidamada Difaaca dalka Kenya Xubno ka tirsanaa dhalinyaradda Kenya ee kunoolaa gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa ku biiray Al-Shabaab Maalmihii lasoo dhaafay.

Read More »

'Kheyre oo ku wajahan Boosaaso & Xog socdaalkiisa quseeysa!

0 Visits: 23 | Saturday August 04, 2018 - 07:02:56
Xasan Cali Kheyre Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Puntland ayaa maanta waxaa lagu waddaa in uu taggo Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc