Featured

DR AMAANDHOOREEY"WAA KAAS FARMAAJO DADKII HIIRAAN OO BIYO QARQINAAYAAN AYUU BANOONI DIBADDA AH QARASHKII DALKA KU HARQINAYAA LAAKIIN."!!

0 Visits: 361 | Monday April 30, 2018 - 04:15:03
Sida la wada ogsoonyahay sawiradu iyo muuqaalada sawaxanka wata ay muujinayaan daadadka ku dhuftay geeska Afrika, gaar ahaan bartmaha Soomaaliya ee gobolka Hiiraan shacbigii biyuhu qarqinayo caruuraha garbaha lagu sido waayeeladoon toosi karin habqanayaan ooy dhalloy iyo dhalleey qaarkood uurka leh…

Read More »

QORAA SARE ABWAAN C/RIXIIN GALEYR OO SOO SAARAY BUUG GALAY GALKA SHARAFTII BUUGAAGTA SOOMAALIGA!!

0 Visits: 490 | Sunday April 22, 2018 - 00:15:55
Magaalada Zurich oo ay ku nool yihiin in ka badan 150 jinsiyadood dadyowga dunida qolo walbaana ay ka soo muujiso halkaasi dadaaladeeda taariikhiga ah, ayaa waxaa geesta Soomaalida uga tilmaaman shaqsiyaad kooban, kolka loo eego dhanka horumarinta danta guud ee Soomaalinimada.

Read More »

DALKA SWISSKA AYAA SI WEYN LOOGA XUSAY LEYLATUL MICRAAJKA HABEENKII DHEELMINTA SAFARKIISII SAMAAWAADKA NEBI MAXAMED CS!!

0 Visits: 383 | Sunday April 15, 2018 - 01:37:38
Xaflad khayri ah si weyn loo soo agaasimay xuska habeenka dheelmitaanka nebi Maxamed cs ayaa lagu qabtay xalatoole xarunta ganacsiga magaalada Zurich ee dalka Switzerland kaaso dhaca bartamaha qaaradda Yurub. Kulankan balaaran oo ay ka soo qayb galeen muslimiinta ku nool cariga Swiskka iyo dalalka ku…

Read More »

Yaa Lagu Wadaa In Jawaari Lagu Badalo? Shaqsiyaad iyo Ururo Ku Loolamaya Magacyo & Qabiilo!

1 Visits: 674 | Saturday April 14, 2018 - 19:13:29
iyadoo dhawaan uu xilkii iska casilay Pof: Jawaari ayaa waxaa durba soo baxaya shaqsiyaad aay kala wataan Shariif Xasan & Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo fahad Yaasin .

Read More »

Xog iyo gorfeyn Musharaxe Ugu Shacbiyad Baddan Musharaxiinta u taagan qabashada Gudoonka Golaha Shacabka!

0 Visits: 406 | Thursday April 12, 2018 - 21:09:15
Dhawaan waxaan idiin soo gudbin doona Musharaxiinta ugu saameynta iyo shacbiyada Baddan Musharaxiinta dhawaan si rasmiya u shaacin doonna in aay u taagan yahiin Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo kuwa ugu liito.

Read More »

10 Balanqaad Oo Ka Beenoobay Madaxwayne Farmaajo!

0 Visits: 864 | Wednesday April 11, 2018 - 15:27:51
Ballanqaadyada Beenoobay Ee Madaxweyne Farmaajo, ayaa ahaa kuwa ugu badan ee baraha bulshada la isla waday.

Read More »

FANAANADDA QARANKA MRS CADDEY CALI OO BILLAD SHARAF SAXAFINIMO GUDOONSIISAY WARBAAHINTA KU BOHOWDAY KOONFURTA SOOMAALIYA!!

0 Visits: 424 | Sunday April 08, 2018 - 10:43:01
Mrs Caddey Cali oo ah fanaanad qaran caan ka ah guud ahaan daafaha dunida, islmarkaana ka tirsanaan jirtay xiddigihii kooxdii waxbarashada dalkeena Soomaaliya ee Iftin, ayaa maalintii shalay ahayd gudoonsiisay billid sharaf saxafinimo saxaafadda ku bohowday Koonfurta Soomaaliya, taaso ay u aragtay inay…

Read More »

AQOONYAHANA ADARAGTIDA FOG KOONFURTA SOOMAALIYA OO SAADAAL SIRO XAMBAARSAN KA BAXSHAY DOORASHADA GUUD MADAXTINIMADA SOOMAALIYA SANADKA 2020 !!

0 Visits: 399 | Sunday April 08, 2018 - 10:27:39
Midowga warbaahinta afka dheer Koonfurta Soomaaliya oo u dhaaratay asalkaba inay shacabkeeda ugu adeegto sida xalaasha ah waafiqsan nidaamka caalamiga ah caddaaladdu ay ku dheehan tahay, islmarkaana had iyo jeer u taagan inay wararka daahsoon iyo kuwa furan xasaasiga ah uga soo dhiraandhiriso shawliyada…

Read More »

SOMALI WOMEN POLITICAL POSITIONS SEEM TO BE INEQUAL TO THE MEN ACCORDING TO THE PRSENT FLUCTUATING SITUATION IN THE COUNTRY !!

0 Visits: 461 | Monday April 02, 2018 - 08:53:06
To make somali women politicians and experts more visible. We want to shine a light on women diaspora contributions to the political process and communicate the need for women to be more active. We want to inform the Somali government and the international community, that, we are here to work with them…

Read More »

SHAMSA SHIIKH SHACABKAABA SHAACIYAY 500 NIN SHARAF IYO KARTI INAY SHISHE DHEER TAHAY SHUFTADA HA LOO SHEEGO SHOLOMBAYSA SHIBILKA !!

0 Visits: 434 | Sunday April 01, 2018 - 16:01:53
Cidaha inay gaadaan reer Iljeex waa caadadoode, cidlo ka cantoobsadaan aaranka ummadeede, RRA carreysan markey ciiro ugu duushay, markii aan dirnay kun caynab ah, kun caaqub saare ah, kun caddaan ah, kuman caar leh, kuman baroor ciid ah, kuman calas ah, kuman boor cartan ah, kuman cillaamiid ah, kumanyaal…

Read More »

DR AMAANDHOOREY"UUW UUW MADAXDII AAWAY MA DADBAA, MA DUUNYAA, MISE WAA DARBIYO NAGA HOR MUUQDA TOLLAAYEEY DADKEENI PUNTLAND BAY KU MADHEEN".!!

0 Visits: 559 | Saturday March 31, 2018 - 10:10:58
Warka daahsoon xasaradaha sheega ee naga soo gaaraya deegaanada Puntland waqooyi bari Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in muwaadiniin ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo halkaa ku ganacsanayay dunidaba laga waayay jaan iyo cirib meesha ay dhigeen saacadihii la soo dhoofay, kadib sida la sheegay kolkii…

Read More »

DR Cali Cabdi Baab Wareysi Culus uu Bixiyay Wuxuu Buudka La Dulmaray Madaxweyne Farmaajo, Raysulwasaare Kheyre iyo Shariif Xasan Sheekh Aadanka Baydhabo Ku Tukuba !!

0 Visits: 500 | Thursday March 29, 2018 - 22:36:49
Sida lagu yaqaan madaxweynihii hore ee dhulweynaha Koonfurta Soomaaliya siyaasiga rugcaddaaga aan runta ka gamban Dr Cali Cabdi Baab wareysi uu daqiiqado kahor baxshay waxaa uu kabaha nijaastooda buudka uu la dulmaray madaxweynaha fadaraalka Soomaaliya Maxamed C/LLaahi Farmaajo, Raysulwasaare Xasan…

Read More »

DAAWO: Jawaari Vs Kheyre Shalay & Maanta Fadeexo Kheyre Muxuu Ku Tilmaamay Jawaari?

0 Visits: 710 | Thursday March 22, 2018 - 03:37:12
Waxaa xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan ay ka dhex taagan tahay Gudoomiye Prof: Jawaari iyo Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre

Read More »

Qormo Cajiib Ah Ku Socota Siyaasiyinta Iyo Xildhibaanada Qawsaarsda Ah Ee Koonfur Galbeed

0 Visits: 385 | Wednesday March 21, 2018 - 14:08:43
Hubaal waxaa ah in dunida oo idil Soomaaliya ay ku tiriyaan ama u arkaan dal fashilmay oo dib ugu dhacay dunida inteeda kale, taasina waxaa tusaale inooga filan in aan ugu horeyno liiska dadyowga ugu Musuqmaasuq badan dunida, ugu hogaanka xun, iyo ku dhaqanka Siyaasad ku salaysan Qabiil iyo dano kale.

Read More »

WAA KUMA NUUR ISMAACIIL SIYAASIGA CUSUB MURASHAXA GUDOOMIYAHA DEGMADA BOONDHEERE EE GOBOLKA BANAADIR !!

0 Visits: 534 | Monday March 19, 2018 - 12:01:09
Waqtigiisi loo oomanyahay goor aan sidaasi u dheerayn kolkuu saaxada siyaasadda geeska Afrika uu ka soo muuqday siyaasiga cusub ee lagu magacaabo Nuur Ismaaciil Sheekh, waxqabadkiisi bidhaaminaya inuu yahay maanta kii ay bulshadu u baahnayd isweydiintii ka dhalatay ayaa keentay in shacabka Soomaaliyeed…

Read More »

SAWIRRO: Masuuliyiin DF &Maamul gobaleedyda ka socday oo Baydhabo Casho sharaf loogu sameeyay'

0 Visits: 392 | Wednesday March 14, 2018 - 21:51:30
Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya ahna wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed Xasan (Eeley) ayaa caawa casha sharaf usameeyay Masuulyiin Kasocdey Maamul Goboleedyada Iyo Dowladda Fadaralka Soomaaliya oo Maanta soo Gaarey Magalada baydhabo waxana…

Read More »

USTAD ADAM"KACDOONKA REER BAKOOL WUXUU GALAAFAN DOONAA HANKA QARIBAN ANAA ANAADII SHARIIF XASAN AADAN ISAAQ.

0 Visits: 2197 | Thursday March 08, 2018 - 01:42:48
Kadib markii ay ederdarada habdhaqanka siyaasadeed Shariif Xasan Aadan Isaaq xarka goosatay kutagrifalka awoodaha hay'adaha dowliga Koonfurta Soomaaliya, indhawaalaba waxaa soo baxaayey dhawaqyo aad u kulkulul ka dhanka ah dhaqanxumada diblomaasiyadeed jaa'irka basada weyn fircoonka geeska Afrika…

Read More »

Dhismaha wasaaradda Amniga K/Galbeed ku shaqeey laheyd oo Maanta la Howlgaliyay (sawirro)

0 Visits: 2205 | Tuesday March 06, 2018 - 22:55:33
Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay) ayaa maanta xariga ka jaray dhismo u dayac tiray oo ay wasaaradda Amniga ku howgali doonto dhismahaasi oo muhiim u ah laamaha amniga KG.

Read More »

Abwaan Xasan Huburow oo Xaalad Caafimaad oo Dibada loo qaaday iyo Kaaliinta Dr: Amaandhoorey?

0 Visits: 1969 | Sunday March 04, 2018 - 16:34:49
Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Magalada Muqdisho lagu wadaaa in uu Kaduuli Doono Abwaan Xasan Nuur Huburow si loogu soo daweeyo,Dalka India.

Read More »

Idaacad Markii Ugu Horeysay Laga Hirgeliyey Baraawe Iyo Aqoonyahano soo dhoweeyay?

0 Visits: 1913 | Saturday March 03, 2018 - 22:28:54
Magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed oo markii ugu horeysay laga furay idaacad ku hadasha Afka Dowladda Koonfur Galbeed taaso si weyn u soo dhoweeyen shacabka ku dhaqan ,Magaladaasi oo sheegay in xiligaan baahi weyn loo qabay.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc