Maqaallo

(Dhageyso+Sawirro)Qurbajoog iyo Siyaasiyiin kulamo la qaatey waxgaradka Beelaha D&M ee degmada Baardheere

0 Visits: 2100 | Monday August 27, 2018 - 01:41:18
Xubnaha soo gaarey Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa ka kala socdey Qurbajoogta iyo Siyaasiyiinta ayaa waxaa ka mid ahaa,Ibraahin Sanbuur Xasan,Cabdi naasir Cali Macalin iyo Axmadey Aden Buulle,dhamaan Xubnahani ayaa Odoyaashii iyo Waxgaradkii ay la kulmeen ayaa waxay uga warbixiyeen wacyiga maanta…

Read More »

DAAWO:- Maxay Ku Dhaliilleen Guddoomiye Yariisoow Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed?

0 Visits: 2025 | Monday August 27, 2018 - 00:20:38
Waxgarad Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa dhaliilay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow, Xilidhinaan hore cabdi Barre iyo Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo waraysi sinayaayTvga RTN ayaa ka warbaxiyay dhaliilaha Gudoomiyaha Maamulka Gobalka…

Read More »

WAA SU'AAL DARANO SHIIKH ILYAAS CALI NUUR SHALAY IYO MAANTA KEEBUU SHEEKH YAHAY LAAKIIN!!

0 Visits: 2240 | Sunday August 26, 2018 - 17:52:55
Waxaan joognaa Adduunyo Doolarku sareeyo oo dadkii Soomaaliyeed Sheekh & Shariif meeshii Doolarku galo laga daba galaayo, iyadoon la fiirin Xalaal & Xaaraan kuu yahay. Maalmo ka hor waxaa Tv – ga iyo muuqaal-aragga kasoo muuqday Sh.Ilyaas Cali Nuur oo ku milmay koox fanaaniin ah magaalada Baydhabo…

Read More »

FARXADDA CIIDDA ST.GALLEN KALIYA LAGAMA XUSINE EE WAA LA ISKU DUMAY FARAXA AAWADA CIIDUL-ADHXA SANADKANA LAAKIIN!!

0 Visits: 1875 | Sunday August 26, 2018 - 12:12:24
Xaflad qaabka qabsoomiddeeda aan horayba looga arag loogana baran taariikhda dalka Switzerland ayaa habeenkii xalay ah lagu qabtay magaalada St.Gallen ee bariga waddankaasi, taasoo ay si heer sara leh u soo agaasimeen ururka dhallinyarada samafalayaasha Soomaaliyeed ee aaggaasi ee uu hoggaaminayo wiilka…

Read More »

Dowladda Turkiga oo ka naxsatay Xukumadda Kheyre & kaalmadi la siin jiray DF oo la joojiyay!

0 Visits: 126 | Sunday August 26, 2018 - 06:10:56
Dowladda Turkiga oo si joogta u taageri jirtay Dowladda Soomaaliya, kabani jirtay daqliga Dowladda Fedaraalka ayaa ka gaabsatay in ay dib u bilaawdo lacagtii labada milyan Dolar ee bil walba aay ku taageri jirtay Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Shacabka Sh/hoose Sheekh Muqtaar Roobow ugu baaqay in u bad baadiyo KG

0 Visits: 171 | Friday August 24, 2018 - 17:40:38
Shacabka ku dhaqan Deegaanka N50 ee gobalka shabeelaha hoose oo maanta shir kadhacey halkaasi waxaa aay ku taageeren sheekh Muqtaar Rooboow.

Read More »

Farmaajo iyo Kheyre oo wata laba shaqsi oo aay rabaan in Eng:Yariisow ku badalan Xogmuhiima!

0 Visits: 243 | Friday August 24, 2018 - 06:57:47
Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng: Cabdiraxman Yariisoow ay markaan soo wajaheyso cabsi ku aadan in xilka laga qaado maalmaha soo socdo.

Read More »

Sawirro: Wasiir maaliyada Beyle oo guryo waaweyn kadhisanaya hargeysa&Canshuurta Muqdisho!

0 Visits: 172 | Friday August 24, 2018 - 06:32:50
Wasiirka maaliyada Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, aya waxa uu kawada dhismoyal waaweyn magaala Hargeysa ee Caasimada Maamulka Soomaaliland, dhismahan oo lasheegay in uu dhisanayo wasiirka aya waxa ay tuhun iyo shaki ku abuurtay kalsoonida shacabka.

Read More »

Hanti dhowraha Qaranka oo shaqaalihii qibrada lahaa ku badalay kuwo ku qabiil ah!

0 Visits: 127 | Thursday August 23, 2018 - 05:11:28
Baaris aan sameynay waxaan ku ogaanay in Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Afgooye, in uu eryay inta badan shaqaalihii horay u joogay xafiiska, kuwaasi oo qaarkood lahaa qibrad iyo waaya aragnimo mudo dhan 40 sano, isla markaana shaqaalsiiyay 12 ka mid ah shaqaalo cusub oo ku heyb…

Read More »

Wasiir Sabriye oo bedalida gudoomiyaasha degmooyinka ku xiray sharuud Eng: Yariisow ku adkaatay!

0 Visits: 193 | Thursday August 23, 2018 - 02:28:46
Gudoomiyaha gobalka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisow) wali wuxuu la dalaa dhacaya is faham daro maamul, waxaana ku adkaatay inuu wasaarada Arrimaha gudaha Xukumadda Fedaraalka ku qanciyo qorshooyinkiisa.

Read More »

DAAWO: Gudoomiye Yariisow oo xeyn daab yar ku soo koobay Caasimadii iyo dhulal la iibsaday G/Banaadir!

0 Visits: 203 | Wednesday August 22, 2018 - 13:49:30
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa lagu eedeyay in shaqada aay qabtaan ku soo kooben oo kaliya wadada Maka Al mukarama iyo Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo inta kale Magaalada mugdi iyo nadaafad daro noqotay.

Read More »

SOOMAALIDA GOBOLKA GRAUBUNDEN EE BARIGA SWITZERLAND OO SI WAY UGU CIIDAY XARUNTA GOBOLKAASI MAGAALADA CHUR!!

0 Visits: 185 | Tuesday August 21, 2018 - 22:54:25
Xaflad si heer sare leh loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay hool wayno ku yaala xarunta gobolkaasi ee magaalada Chur, taasoo lagu maamuusayay munaasibadda ciidul-Adhxa, iyado ay ka soo qaybgaleen dhamaan inta badan bulshada Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Read More »

WAJI BADAN JIRJIROOLE WASIIR C/FITAAX GEESEY OO RAADADKIISI LA SOO HELAY!!

0 Visits: 2113 | Sunday August 19, 2018 - 21:15:01
Si guuxa dadweynaha baraha bulshaduna ugu batay warka iyo waxqabadkiisi masuulku, su'aalihii la iska warsaday mid ka mid ah su'aashii ugu weynayd waxay noqotay, waa kuma C/Fitaax Ibraahin Geesey?

Read More »

Min Bilow Illaa Dhammaad Qaladaadkii Diblomaasiyadeed Ee Ay DFS Gashay

0 Visits: 216 | Saturday August 18, 2018 - 11:32:29
Mac-hadka cilmi-baarista siyaasadda ee Heritage ee ku yaala Muqdisho ayaa daraasad cusub kasoo saaray wax uu ku tilmaamay 'gebi-dhaclaynta' siyaasadda arrimaha dibedda ee dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna mac-hadka soo jeediyay tallooyin 'wax-ku-ool ah'.

Read More »

PR0FF C/LLA MANSUUR OO BURHAANTIISA BOROFIISARADA NAAFAYSA LA SOO BAMBAXAY SHIRKII LUUQADAHA EE BORAS SWEDEN!!

0 Visits: 465 | Saturday August 18, 2018 - 09:11:34
Sheekaba sheekey keentaayo Balcad waxay ku taalaa waqtooyiga Muqdisho qayaastii meel u jirta 30 KM, nin reer Balcad ah ayaa baabuur ka mid ah baabuurtii dusha laga rari jiray ku socda caasimadda Xamar ay ka buuxaan xayn reer waqooyi ah safarkiisu isla waqooyi gaarigii soo raacay, ninku kaligii ayaa…

Read More »

MUQDISHO: Guddoomiye DEGMO oo lagala noqday sharcigiisa dal YURUB ah!

0 Visits: 327 | Wednesday August 15, 2018 - 21:34:31
Xog aan helnay ayaa sheegeysa in mid ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ee qurba joogta kamid ahaay lagala noqday dhalashadii uu ka haystay wadanka uu ka yimid.

Read More »

Xog Xasaasi ah: Shariif Xasan oo bilaabey in uu lacag kubixiyo dacaayad looga soo horjeedo qaar kamid ah musharaxiinta KGS

0 Visits: 141 | Monday August 13, 2018 - 16:43:28
Xog hoose oo aan ka helnay megaalada baydhabo ayaa sheegaya in dhowaan shir ay isugu yimadeen qaar kamid ah wasiirada shariif xasan shirkaas oo hogaaminaayey wasiirka amniga kgs Xasan Xuseen eelay, shirka ayaa looga Hadley sidii loo barabagaani lahaa musharax ugu awooda badan musharaxiinta kgs islamarkaana…

Read More »

MADAXDA WARBAAHINTA KOONFURTA SOOMAALIYA OO U MAHADCELIYAY DHALLINYARADII DHIIGGA LAHAYD BORAS SWEDEN AADKA UGU GURMADDAY MARTISHARAFKII SHIRKA!!

0 Visits: 306 | Monday August 13, 2018 - 15:37:37
Kadib todobaad safar shaqo qaranimo ku dheehan tahay ay warbaahinta ummaddu leedahay ee Southern Media Co-Operation ugu maqnayd magaalada Boras waddanka Sweden ee galbeed Yurub, waxaa soo guri-noqoshadeeda dabadeed ay madaxda warbaahintu ee uu hoggaaminayo Dr C/LLaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey ay…

Read More »

SOUTHERN MEDIA INTERVIEWS WITH A WELL-EDUCATED EXPERIENCED DELAGATE MICHEAL FROM DALLAS TAXES USA ATTENDING SOMALI LANGUAGE FORUM AT BORAS IN SWEDEN!!

0 Visits: 4510 | Monday August 13, 2018 - 15:34:09
As the high-light week passed news showed it constantly, the Somali language regenerating forum at Boras in Sweden has been participated by many distinguish high experienced cultural and linguistic international delagations from the fifth contintents around the whole world, who have travelled to present…

Read More »

UL TOOSAN OO TUBTA TAALLA WIXII LOOGA TAGAY AYAY QABTAA LAAKIIN!!

0 Visits: 288 | Monday August 13, 2018 - 15:30:10
Kadib wararkii ka soo yeeray Malaaq Xasan Shure, iyadoo ay hareero fadhiyaan Xildhibaano koonfurta Soomaaliya u matala Baarlamaanka Federaalka iyo midka koonfureedba, kuwaa oo ahaa kuwa uu soo adeegsaday hoggaanka koonfurtu madaxweyne Shariif Xasan, runtii hadalkaasi oo ah fal-dambiyeed ay u bareereen…

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc