Wararka

Wadooyinka magaalada Muqdisho oo saakay xiran.

0 Visits: 117 | Sunday October 14, 2018 - 10:37:12
Inta badan wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay u xiran xuska sanad guuradii ka soo wareegatay qaraxii Zoobe oo dhacay 14-kii October 2017 maalin Sabti ah.

Read More »

Taliyaha nabad sugidda Soomaaliya oo is casilay

0 Visits: 92 | Saturday October 13, 2018 - 18:59:52
Taliyaha nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen ayaa iska casilay xilkii nabad sugidda uu ka hayay.

Read More »

Sawirro:- Qaraxyo khasaare badam geystay oo ka dhacay Baydhabo

0 Visits: 305 | Saturday October 13, 2018 - 18:40:52
Faah faahin hordhac ah oo laga helaayo qaraxyo qasaaro badan geestay oo ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Read More »

DEG DEG:- Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay Baydhabo

0 Visits: 31 | Saturday October 13, 2018 - 18:15:30
Laba qarax oo is xig xigtay ayaa maqribnimadan caawa ah waxa ay ka dhaceen bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, sida ay sheegeen masuuliyiinta Koonfur Galbeed.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Soo dhoweeyay Xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya.

0 Visits: 50 | Saturday October 13, 2018 - 12:33:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ay ka geysteen in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka ee…

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka

0 Visits: 62 | Saturday October 13, 2018 - 12:16:41
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka oo dib u dayatir lagu sameyn doono.

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo eedeeyay Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda!!

0 Visits: 56 | Saturday October 13, 2018 - 12:09:57
Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay go'aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka.

Read More »

Muxuu ku saabsan yahay Fadhiga Golaha Shacabka ee Maanta?

0 Visits: 45 | Saturday October 13, 2018 - 11:03:50
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho si ay ugu hadlaan mid kamid ah Ajendayaasha Horyaalla.

Read More »

Gudoomiye Cismaan Barre oo ka hadlay Caqabadaha hortaagan Hir-Shabeelle

0 Visits: 6 | Saturday October 13, 2018 - 10:59:03
Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Sh.Cismaan Barre Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Caqabado is biirsaday ay ku hor gudban yihiin Hormarka Maamulkiisa.

Read More »

Safiirka Somalia ee Itoobiya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0 Visits: 78 | Saturday October 13, 2018 - 10:51:39
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cali Shariif Axmed, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu.

Read More »

Ciidanka DF oo gacanta ku dhigay koox burcad ah Muqdisho!

0 Visits: 87 | Saturday October 13, 2018 - 10:46:27
Ciidanka ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay hawlgal ka sameeyeen qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ,waxaa ay gacanta kusoo dhigeen Koox burcad ah.

Read More »

12 Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo xukun lagu riday

0 Visits: 10 | Saturday October 13, 2018 - 10:45:10
Laba iyo toban (12) askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido ay ku samaayeen Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka kowdii bishii sideedaad ee sanadkan.

Read More »

Taabit Cabdi oo Muqdisho soo gaaray iyo xog ku saabsan qorshahiisa!!

0 Visits: 12 | Saturday October 13, 2018 - 09:34:31
Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed,iyada oo Garoonka Diyaaadaha Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

Read More »

Cabsi ka taagan xeebaha Gobolka Bari!!

0 Visits: 7 | Saturday October 13, 2018 - 09:32:58
Cabsi laga qabo dabeyl la sii saadaliyay ayaa ka taagan xeebaha gobolka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.

Read More »

Wafdi ka socda dowladda Qadar oo soo gaaray Muqdisho

0 Visits: 55 | Saturday October 13, 2018 - 09:22:48
Wafdi ka socda dowladda Qadar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana Garoonka Diyaaraddaha kusoo dhaweeyay xubno ka mid ah dowladda Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:-Muqtaar Roobow oo Shacabka Baydhabo Maanta farxada Jimcada kula qaatay goobo dalxiis!!

0 Visits: 141 | Friday October 12, 2018 - 21:42:32
Musharax Sheekh Mukhtaar Robow Cali ayaa maanta booqday goobaha loo dalxiiso Maalmaha fasaxa oo shacabka Magaalada Baydhaba qeybihiisa kala duwan ay isugu yimaadaan.

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo Mooshin laga Gudbiyay

0 Visits: 40 | Friday October 12, 2018 - 21:34:02
Sida ay sheegeen qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb waxa ay Mooshin ka Gudbiyeen Madaxweyne Xaaf.

Read More »

AMISOM oo sheegtay inay isku fureyso waddooyin ka tirsan Hiiraan

0 Visits: 58 | Friday October 12, 2018 - 21:15:44
War qoraal ah oo ay AMISOM ku daabacday boggeeda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay qaadayaan howlgallo lagu doonayo in xor laga dhigo, dhaq-dhaqaaqa Hiiraan gaar ahaan wadada isku xirta magaalooyinka Baladweyne iyo Jalalaqsi ee gobolkaasi.

Read More »

Puntland oo digniin u dirtay dad ay sheegtay inay abuurayaan falal amni daro

0 Visits: 53 | Friday October 12, 2018 - 10:39:10
Taliyaha ciidanka booliska gobolka Mudug dhanka maamulka Puntland Axmed Cusmaan Cali ayaa digniin u diray kooxo uu ku sheegay inay wadaan kicin bulsho oo dhalinyarada u adeegsanaya dibadbaxyo rabshado wata oo lagu dhibaateynayo goobaha adeegyada bulshada.

Read More »

Duqeymo Lagu Garaacay Deegaano Ay Maamulaan AL shabaab

0 Visits: 45 | Friday October 12, 2018 - 10:30:02
Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ay leedahay dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in xalay ay duqeyn ka geysteen degaan lagu magacaabo Dhiigtaar oo ka tirsan gobolka Gedo, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc