Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Shacabka u cadeeyay Arin Maalmahan aad loo hadal haayay?

0 Visits: 123 | Wednesday August 02, 2017 - 09:39:06
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa beeniyay warar soo baxay oo sheegayay in mooshin ka dhan ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo isaga gacanta ku hayo.

Read More »

R/Wasaare Khayre “Puntland waxay tusaale fiican u tahay Soomaaliya inteeda kale

0 Visits: 127 | Wednesday August 02, 2017 - 09:32:28
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya sannad guuradii 19-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay maamul gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland sanaddii 1998-dii.

Read More »

Muwaadiniin Soomaliyeed oo Nolosha Lagu Gubay Dalka Koonfur Afrika!

0 Visits: 128 | Wednesday August 02, 2017 - 09:26:33
Dowladda Koonnfur Afrika, ayaa lagu eedeeyey inay xil iska saarin sugidda ammaanka Soomaalida ku nool dalkeeda, kadib markii 48-kii Saac ee ugu dambaysay la dilay Saddex Muwaadiniin Soomaaliyeed ah, oo qaarkood nolosha lagu gubay, qaar kalana la dhaawacay.

Read More »

Somali-land oo Qabatay Talaagado ay Ku Jiraan Beer iyo Kalyo

0 Visits: 132 | Wednesday August 02, 2017 - 09:21:28
Ciidamada Amaanka Maamulka Somali-land gaar ahaan Ciidanka laanta socdaalka iyo ilaalada xuduudaha ee gobolka gabiley fadhigooduna yahay degmada Wajaale ayaa gacanta ku dhigay saddex talaagadood oo ay ku jiraan beer iyo kalyo aan la aqoonsan waxaa ay yihiin.

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somalia oo ka digay Amar kasoo baxay Sacuudiga

0 Visits: 129 | Wednesday August 02, 2017 - 09:12:53
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka digay Amar kasoo baxay dowladda Sacuudiga in uu sameyn ku yeesho dadka Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta Go’aan ka gaaraya Wasiir Xoosh

0 Visits: 131 | Wednesday August 02, 2017 - 08:58:54
Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa Maanta ka doodaya sidoo kalena go'aan ka gaaraya Arrinta la xiriirta Wasiirka Arrimaha Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil, kaasoo muran ka dhex galay Baarlamaanka dhexdiisa.

Read More »

Yoweri Musavani”Ma Xanuunsan waligeey intii aan ahaa M/weynaha Uganda”

0 Visits: 140 | Tuesday August 01, 2017 - 22:44:32
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani oo sii gaboobaya ayaa sheegey in waligiis uusan xanuunsanin intii uu madaxweynaha ahaa, wuxuuna yiri "Waligaa miyaad maqashay Musaveni ayaa xanuunsaday oo isbtitaal yaalla, 31kii sano ee la soo dhaafay? Maxaa yeelay waxaan raacaa xeelado caafimaad taas oo ugu dambeystii…

Read More »

Faah-faahin:-Qaraxa Ismiidaaminta ah ee Ka Dhacay Kismaayo

0 Visits: 129 | Tuesday August 01, 2017 - 22:06:35
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxay ayaa lagu qarxiyay Maqaaxi lagu magacaabo Shaax-macaan oo ku dhegan xaruntii hore ee ceymiska magaalada Kismaayo ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Fanaanka Caanka Ah Ee Ilkacase Oo Si Toos Ah U Caayay Shakhsiyadda Madaxwayne Farmaajo Iyo Kheyrre

0 Visits: 128 | Tuesday August 01, 2017 - 13:58:54
Fanaanka caanka ah ee Ilkace Qays ayaa ka duulay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, isagoona ka dagay magaalada Nairobi Ee dalka Kenya.

Read More »

Ciidan ka cabanaya mushaar la’aan oo xiray Ganacsigii Iyo Isgaarsiintii Buulo Barte

0 Visits: 112 | Tuesday August 01, 2017 - 13:21:13
Magaalada Buulo Barte ee Gobolka Hiiraan waxaa saaka la xiray Suuqyada Ganacsiga iyo dhaq dhaqaaqa dadka kaddib markii Ciidamo mushaar la'aan ka cabanaya ay magaalada galeen.

Read More »

AKHRISO: Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiir KMG ah

0 Visits: 383 | Tuesday August 01, 2017 - 13:11:23
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sii hayaha Xilka Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u Magacaabay Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Yare

Read More »

Sawirro: Saraakiil Caddaan ah iyo Ciidanka JIT oo baaraya dilkii Ciise Jiijiile Muqdisho

0 Visits: 125 | Tuesday August 01, 2017 - 12:45:15
Ciidanka Booliska Somaliya ee sida gaarka ah loogu tababaray Baariska danbiyada iyo Isku dhaca ka dhasha dhimashada iyo dhaawaca ee loo yaqaano Joint Investigation Team (JIT), ayaa ku hawlan Baarista dhacdadii lagu dilay Ciise Jiijiile oo mar soo noqday Taliye ku xigeenkii Nabad Suggida Gobolka Banaadir.

Read More »

Puntland oo ka digtay Weeraro ay Al-shabaab ka geystaan Degaanadeeda

0 Visits: 119 | Tuesday August 01, 2017 - 12:23:20
Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ka mid ahaa Golihii Wasiiradda Ee uu kala diray Baarlamaanka Puntland oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ka digay Weeraro ay Degaanada Puntland ka geystaan Al-shabaab inta lagu guda jiro Munaasabadaha loogu dabaaldagayo Aas-aaska…

Read More »

Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Sabab Layaab Leh Qarka Ugu Saaran In Albaabada La Iskugu Dhufto

0 Visits: 149 | Tuesday August 01, 2017 - 12:12:55
Tan iyo markii dib loo furay kalfadhiga Aqalka Sare 12-kii Bishii dhawaan dhammaatay ee August, weli ma qabsoomin hal kulan oo kamid ah kulamadii maalin laha ahaa ee lagu madlanaa in maalin walba ay dhacaan.

Read More »

Agaasimihii Warbaahinta Aqalka ee Marayanka oo shaqada laga joojiyay.

0 Visits: 150 | Tuesday August 01, 2017 - 12:04:33
Agaasimihii Warbaahinta Aqalka Cad ee Dalka Maraykanka ayaa Shaqada laga Eryay Shalay waxa uuna xilkaasi haayay wax ka yar 10 Maalmood.

Read More »

Qarax Qasaaro Geestay oo Caawa ka Dhacay Duleedka Muqdisho Iyo Warar laga Helaayo

0 Visits: 142 | Monday July 31, 2017 - 22:59:18
Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa Qarax Gaari oo caawa ka dhacay inta u dhaxeysa Ceelasha biyaha iyo Siinka-dheer gaar ahaan Agagaarka isbaarada Shabeelle ee Duleedka Muqidsho.

Read More »

Kheyre Oo Xabsi Guri Ku Xukumay Taliye Kuxigeenka NISA Iyo Arrin Cajiib Ah Oo Sabab U Noqotay

0 Visits: 139 | Monday July 31, 2017 - 22:24:56
Xasan Cali Kheyre oo ah ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ku amray in xabsi guri laga dhigo Taliye kuxigeenka NISA mudane Cabdalla Cabdalla, kaddib markii uu xabsiga u taxaabay laba shakhsi oo ka tirsanaa Safaarradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax Gaari Loogu Xiray Xildhibaan Ka Tirsan KGS oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 160 | Monday July 31, 2017 - 22:19:25
Qarax Miino oo ahaa mid lagu Xiray Gaari uu leeyahay Xildhibaan ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Galabta ka dhacay Degmada Waabari Ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Waaxda Horseed.

Read More »

Yaa Ka Dambeeyay Banaan Bixii Ra’iisul Wasaare Kheyrre Looga Soo Horjeeday? (Sir Qof Aadan Filayn)

0 Visits: 162 | Monday July 31, 2017 - 21:59:04
Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacay dibad bax ay sameeyeen dad kasoo horjeeday xukunkii maxkamadda ciidanka qalabka sida ay ku ridday askarigii dilay wasiir Cabaas Siraaji.

Read More »

Deg Deg:-Dowladda Soomaliya oo Xaqiijisay Dilka Shiikh Cali Jabal

0 Visits: 169 | Monday July 31, 2017 - 21:40:15
Muqdisho, 31 July 2017 — Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay agagaarka Tooro-Toorow oo la rumeysanyahay in lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Cali Mohamed Xuseen (Cali Jabal).

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc