Wararka

Xildhibaan Dhaliilay Hannaanka Shaqo Ee Maamulka Hirshabelle

0 Visits: 109 | Saturday July 29, 2017 - 12:43:50
Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa aad u dhaliilay hannaanka shaqo ee maamulkaasi.

Read More »

Goorma Ayaa Lagu Dhawaaqi Doonaa Golaha Wasiirrada Galmudug?

0 Visits: 114 | Saturday July 29, 2017 - 12:31:06
Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa shalay dib ugu noqday magaalada Cadaado ee xarrunta maamulkaas, kaddib safarro dalka iyo dibaddiisa uu ku kala bixiyay labadii todobaad ee lasoo dhaafay.

Read More »

Xildhibaannada Galmudug Oo Mooshin Ka Keenaya Madaxwayne Kuxigeenka Maamulkaas

0 Visits: 114 | Saturday July 29, 2017 - 12:14:05
Madaxwayne Kuxigeenka maamulka Galmudug MAxamed Xaashi Carrabey, ayaa la kulmaya culeys iyo cadaadis dhanka xildhibaannada maamulkaas.

Read More »

WAR DEG DEG AH: Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 132 | Saturday July 29, 2017 - 12:07:24
Wararka haatan naga soo gaaraya Isgoyska Ex Control Balcad Degmada Heliwaa ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan goordhaweyd uu halkaas ka dhacay.

Read More »

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Somaliya oo Hortagaya Baarlamaanka

0 Visits: 124 | Saturday July 29, 2017 - 10:37:12
Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku leeyihiin xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Shariif Xasan oo Isku Shaandheyn Ku Sameynaya Golihiisa Wasiiradda

0 Visits: 171 | Saturday July 29, 2017 - 10:22:05
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wada qorshe ku aadan isku Shaandhayn uu ku sameynayo Golaha Wasiirada Maamulkiisa sida ay muujinayso xog BANA ay ka Heshay Madaxtooyada ku Meel gaarka ah ee Magaalada Baydhabo.

Read More »

DEG DEG:- Kenyo Oo Duqeymo Ka Wadda Garbahaareey

0 Visits: 134 | Saturday July 29, 2017 - 10:11:04
Warar hadda innaga soo gaaraya gobolka Gedo waxa ay sheegayaan in diyaarradaha dagaalka Kenya ay duqeymo aan loo meel dayin ka geysteen degmada Garbahaarey ee gobolkaas.

Read More »

30-Sano Kaddib Hargeysa Oo Kaniisad Laga Furay (Xog Dhammeystiran

0 Visits: 168 | Saturday July 29, 2017 - 09:54:47
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa waxa ay sheegayaan in laga hirgeliyay kaniisad cusub oo ay dadka Masiixiga ah, gaar ahaan kuwa heysta Mad-habta Catholiga ay ku cibaadeysan karaan.

Read More »

DHAGEYSO: Taliye Sanbaloolshe oo Isku soo jeediyay Xildhibaanada & Khilaaf meel xun gaaray

0 Visits: 118 | Friday July 28, 2017 - 14:04:50
Khilaafka udhaxeeya xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya iyo taliyaha hay'adda Nabad Sugidda ayaa gaaray heerkii ugu xumaa iyadoo hadalo adag la isku weydaarsaday baraha bulshada iyo saxaafada maqalka ah ee Muqdisho.

Read More »

DAAWO: Siyaasiga Faarax Macalin oo sheegay in uu Maxkamad la tiigsanayo Tv-ga Universal

0 Visits: 129 | Friday July 28, 2017 - 13:53:35
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya haatana utaagan xilka Xildhibaanimo ee magaaladda Gaarisa Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay Inuu dacwad ka gudbin doono Tv-ga Universal oo kamid ah Warbaahinta madaxa banaan.

Read More »

Mid ka mid ah Wasiirada Maamul gobaleedyada Dalka oo Qarax lala eegtay Iyo Faah Faahin laga helaayo

0 Visits: 128 | Friday July 28, 2017 - 11:17:28
Wararka laga helayo Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax xoogan halkaasi lagula eegtay Kolonyo gadiid ah oo ay la socdeen Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubaland, C/rashiid Janan.

Read More »

Gabar Soomaali Ah Oo Xil Muhiim Ah Ka Qabatay Mareykanka

0 Visits: 147 | Friday July 28, 2017 - 11:10:47
War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu faah faahiyaya waxyaabaha loo doortay gabadhaasi Soomaaliyeed oo ay ka guuleysatay tartamayaal badan.

Read More »

Ciidan ay wadatay Fanaanada Fartuun Birimo oo dad ku laayay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 126 | Friday July 28, 2017 - 10:12:57
Magaalada Gaalkacyo Koonfurteeda ayaa waxaa Xalay bandhig faneed ku qabatay fanaanada Fartuun Axmed Sahal Fartuun Birimo taas oo rabashad ay ka dhalatay.

Read More »

K/Galbeed maxay ka tiri go’aankii Maxkamadda Sare ?

0 Visits: 125 | Friday July 28, 2017 - 10:00:31
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa wuxuu sheegay in uu ka soo horjeedo go'aankii Maxkamadda Sare ee dalka ay ku sheegtay in dib loogu laabanayo dib u Doorashada 8 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, kuwaasi oo Doorashadooda ay horey uga dhacday degaan Doorashooyinka dalka.

Read More »

Akhirso:-Gabar Soomaali Ah Oo Mareykanka Beer Ku Tacbata

0 Visits: 145 | Friday July 28, 2017 - 09:40:13
Tacbashada beeraha waa howl inta badan u gaar ah ragga Soomaalida oo intooda badan maareeya howlaha muruqa u baahan ee qoyska, halka haweenkana ay ku ekaadaan howlaha guriga.

Read More »

Alshabaab Oo Amar Adag Soo Saaray Iyo Shacabka Oo Ku Adkaan Doonta dhaqan Gelinta Amarkaas

0 Visits: 138 | Thursday July 27, 2017 - 22:18:33
Dhaq dhaqaaq diimeedka Alshabaab ayaa kaga digay dadyowga ku nool dalka Kenya in ay ka qayb qaataan doorashooyinka dhawaan kadhici doona dalkaas.

Read More »

Taabid:-“Wadooyinka Dadka Qashinka Ku Daadiya Waxay Noola Mid Yihiin Al-shabaab

0 Visits: 118 | Thursday July 27, 2017 - 20:43:55
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo maanta ka qeyb galay Olole nadaafadeed oo laga sameeyay goob inta badan la geeyo qashinka magaalada aya ka digay in wadooyinka muhiimka ah ee ku yaala Magaalada In lagu shubo qashinka.

Read More »

Wasiirka Qorsheynta iyo safiirka Midowga Yurub oo gaaray Baydhabo

0 Visits: 124 | Thursday July 27, 2017 - 18:58:13
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya maanta waxaa gaaray Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo iyo xubno kale.

Read More »

Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Heshiika Shirkadda DPWorld Dekadda Boosaaso

0 Visits: 115 | Thursday July 27, 2017 - 17:50:10
Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulkaas ayaa ansxiyay heshiiska Puntland ee Shirkadda DPworld ee dalka imaaraadka Carabta kaasi oo ku aadan dhismaha iyo hormurinta Dekadda Magaaladaas.

Read More »

UN:-“Al-shabaab Dadka Waxay Ku Qasbaan In ay u Dhintaan Macluul iyo Cuduro”,

0 Visits: 115 | Thursday July 27, 2017 - 17:46:30
Deegaanada ay gacanta ku hayaan dagaalyanada Al-shabaab ee abaaraha dalka ku baahay ayaa hay'ada qaramada midoobay waxa sheegtay in dadka ku sugan goobahaasi loo diiday in ay helaan gar'gaar bini'aadanimo oo kaga yimaada hay'adaha deeqaha bixiya oo kuwa qaramada midoobay hoos yimaada ay kamid yihiin.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc