Wararka

Agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada oo xilka laga qaaday iyo Agaasime cusub oo la magacaabay

0 Visits: 129 | Monday March 20, 2017 - 16:12:58
Agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada Shador Xaaji Maxamuud oo ka mid ahaa raggii aadka ugu dhowaa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka laga qaaday.

Read More »

Xubin Katirsanaa Gudiga Abaaraha Hirshabelle oo Is Casilay Iyo Khilaaf Hareeyay

0 Visits: 126 | Monday March 20, 2017 - 06:17:16
Waxaa jira Khilaaf ka dhex jira Maamulka Hirshabelle iyo Gudiga Abaaraha Maamulkaasi magacaabay taasi oo keentay in xubin gudiga katirsanaa uu is casilay.

Read More »

Shalay Iyo Saakay Maxaa Baydhabo ka cusub wax badan Ka Ogoow

0 Visits: 207 | Monday March 20, 2017 - 06:10:39
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi Howlgal baaxad leh oo ka socdau dadka badan lagu soo qabtay.

Read More »

Qaraxyo Xalay Fiidkii ka dhacay Magaalada Jowhar

0 Visits: 116 | Monday March 20, 2017 - 06:04:19
Waxaa Qaraxyo laga maqlay Xalay Salaadii Cishaha kadib Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle.

Read More »

Qarax Xalay Ka dhacay Muqdisho & Haweeney La Dilay

0 Visits: 121 | Monday March 20, 2017 - 05:54:37
Qarax bambaano ayaa waxa Xalay fiidkii lagu weeraray Saldhiga Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa in rasaas ciidanku fureen qaraxa kadib.

Read More »

Muxuu RW Khayre ka yri Doorashada Galmudug

0 Visits: 127 | Monday March 20, 2017 - 05:49:37
Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo wadatashi oo isdabajoog ah kala layeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, sida: Hoggaanka Galmudug, Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug…

Read More »

Daawo Sawirada: Senator Ilyaas Cali Xasan oo la kulmay Jaaliyada Soomalida Dalka Turkiga

0 Visits: 630 | Monday March 20, 2017 - 00:13:41
Xildhibaaan Ilyaas Cali Xasan oo ka mid mudanayaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya" ayaa Kulan la qaatey Soomaalida ku dhaqan DalkaTurkiga kuwaas oo u badan Ardey wax ka barta Jamacadaha dalkaas.

Read More »

XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo Ka Carooday Booqashadii Qarsoodiga aheyd ee Uhuru Kenyaatta ku yimid Somalia

0 Visits: 174 | Sunday March 19, 2017 - 13:00:20
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn uga carootay booqashadii sharci darada aheyd ee madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta uu ku tagay magaaladda Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Xildhibaan ka Tirsan Puntland oo Geeriyooday

0 Visits: 104 | Sunday March 19, 2017 - 12:36:13
Xildhibaan katirsan Puntland ayaa maanta ku Geeriyooday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya waxaana Lagu Magacaabi Jiray Xildhibaan Cabduqaadir Faarax Bootaan oo kamid ahaa Baarlamaanka Maamulka Puntland.

Read More »

WAR DEG DEG AH: Wariye lagu dhaawacay Muqdisho

0 Visits: 145 | Sunday March 19, 2017 - 11:56:18
Wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Tarbuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi ay ka dhacday Isrsaaseyn.

Read More »

Booliska K/Galbeed oo guul ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-shabaab

0 Visits: 154 | Sunday March 19, 2017 - 09:56:49
Booliska Koonfur Galbeed ayaa guul ka sheegtay dagaal iyaga iyo Al-shabab ku dhexmaray degaan u dhaxeeya Baydhaba iyo Qansax-dheere.

Read More »

DHAGEYSO: Guddoonka Golaha Shacabka oo dalbaday in Deg deg loo dhiso Golaha Wasiiradda

0 Visits: 142 | Sunday March 19, 2017 - 09:23:45
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Ra'isal Wasaaraha ay ka dalbadeen in si deg deg ah uu ku soo dhiso Xukuumada.

Read More »

Ciidamada NISSA oo Qabtay Gaari Laga soo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa

0 Visits: 134 | Sunday March 19, 2017 - 09:11:26
Wararka aynu ka heleyno degmada Cadaado ayaa sheegaya in Ciidamada Nabadsugida maamulka Galmudug ay xalay gacanta ku dhigeen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Read More »

Weerar Khasaare Geystay oo xalay ka dhacay Baydhabo

0 Visits: 156 | Sunday March 19, 2017 - 08:39:39
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen Guri uu degan yahay mid ka mid ah Ergooyinkii soo doortay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Ra’iisal Wasaaraha oo ka murugooday dhimashada shacabka ee Xeebaha Yemen

0 Visits: 271 | Saturday March 18, 2017 - 21:53:21
Muqdisho, Maarso 18.2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen, Ra'iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen dadkaasi sida xaq darada ah loogu laayay…

Read More »

SAWIRO Xul ah: Uhuru Kenyatta oo Safar Qarsoodi Ah Maanta ku Tagey Dhoobleey

0 Visits: 574 | Saturday March 18, 2017 - 20:55:41
Madaxweynaha Jamhuuriyada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu socdaal aan lasii shaacin maanta ku gaaray Magaalada Dhoobleey.

Read More »

DAAWO SAWIRADA: Wefdi Sare oo ka socda Hay'ada Muslim Aid oo Gaaray Baydhabo

0 Visits: 539 | Saturday March 18, 2017 - 20:27:44
Ku Simaha Madaxwqeynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia Maxamed Xasan Fiqi ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaan maanta Xafiiskiis Ku qaabiley Wefdi ka Socodey Hay'ada Muslim Aid UK.

Read More »

Xildhibaano Eedeyn u jeediyay Guddoonka Golaha Shacabka

0 Visits: 139 | Saturday March 18, 2017 - 18:57:57
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Gudoonka golaha Shacabka in ay faragelin toos ah ay ku hayaan Laanta Fulinta,islamarkaana ay baajiyeen kulamadii Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Erdogan oo xarigga ka jaraya Saldhigga Turkiga ee Muqdisho

0 Visits: 145 | Saturday March 18, 2017 - 17:35:28
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa bisha April ee soo socota imanaya Magaalada Muqdisho,waxaana lagu wadaa in uu xarigga ka jaro Saldhig ay Dowladda Turkiga ka dhisatay Muqdisho.

Read More »

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyey qarraar ku aadan Gurmadka Abaaraha dalka

0 Visits: 122 | Saturday March 18, 2017 - 17:29:42
Xildhibaannada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey Qarraar ku aadan gurmadka Abaaraha dalka, kaasi oo mudooyinkan ay ka doodayeen Xildhibaannada

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc