Wararka

Madaxweyne Shariif Xasan Oo Ku Wajahan Degmada Xudur

0 Visits: 130 | Saturday August 12, 2017 - 09:17:12
Madaxweynaha maamulka K/glabeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la filayaa in maanta oo Sabti ah uu tago degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Read More »

K/Galbeed oo baaq udirtay Ciidamadeeda difaacaya Abuu Mansuur

0 Visits: 138 | Saturday August 12, 2017 - 09:13:10
Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen (Eelaay) oo la hadlayay Ciidamada Koonfur Galbeed ee ku sugan degaanka Abal ayaa Ciidamada u sheegay in looga baahan yahay dulqaad iyo sabar inta uu socdo ololaha loogu gurmanayo Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ay ku hareeraysan…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Doorashadii Kenya

0 Visits: 117 | Saturday August 12, 2017 - 09:07:31
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo mar labaad dib loo doortay.

Read More »

DEG DEG:- Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 119 | Friday August 11, 2017 - 13:23:54
Qaraxaan ayaa la sheegayaa in uu geystay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac, wuxuuna ka dhacay afaafka hore Masjid ku yaala Xabsiga dhexe ee Xamar, ila wareedyo ayaa BANA radio u sheegay in qaraxaasi uu geystay Ruux isisoo Miidaamiyey, waxayna wararka qaar sheegayaan in ruuxa is qarxiyey uu kamid ahaa Dhalinyaro…

Read More »

Dagaal Khasaaro Geestay oo ka Dhacay Gobalka Hiiraan Iyo Dimasho iyo Dhaawac ka dhashay ?

0 Visits: 126 | Friday August 11, 2017 - 13:15:41
Ciidamo Al-shabaab ah ayaa xalay jidka u galay gaadiid iyo ciidan ay laheyd dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku socday Far Libaax, gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi ka dhashay Khasaare.

Read More »

Akhriso:-Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaalo Lagu Hoobtay oo Ka Dhacay Magaalada Marka"

0 Visits: 139 | Friday August 11, 2017 - 13:04:02
Xaalad deganaansho ah ayaa Saakay laga dareemayaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo xalay ilaa Shalay gelinkii dambe ay ku wada dagaalameen Ciidamo kala taabacsan laba Maleeshiyo beeleed.

Read More »

Sawirro: AMISOM oo dib u furtay waddo u xirneyd oo ku taalla degmada Buulo Burde

0 Visits: 121 | Friday August 11, 2017 - 12:55:41
Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti ayaa ogolaaday iney dib u furaan wadada laamiga ah ee dhexmarta degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.

Read More »

AKHRISO:-Magacyada Mas’uuliyiinta Ugu Caansan Ee Laga Guurinayo Madaxtooyada Villa Somalia

0 Visits: 173 | Friday August 11, 2017 - 11:02:31
Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku amray in Xafiisyadda Dawladda ee dhex dagan Madaxtooyo iyo Siyaasiyiinta halkaasi daganaa inay uga guuraan Muddo 14 Cisho ah, taasoo ku eg 19 ka Bishan, maadaama Warqadda uu saxiixay 5 August.

Read More »

Goorme Lagu Dhawaaqaya Natiijada Rasmiga ah ee doorashada dalka Kenya Wax badan ka Ogoow?

0 Visits: 126 | Friday August 11, 2017 - 10:12:17
Sida ay qorayaan warbaahinta Dalka kenya waxaa la filayaa in maanta si rasmi ah loogu dhawaaqo Natiijada lagu muransan yahay ee doorashadii dalkaasi.

Read More »

Maraykanka oo duqeyn ka Fuliyay Duleedka Gobalka Banaadir.

0 Visits: 127 | Friday August 11, 2017 - 09:57:29
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Africa ayaa waxa ay sheegeen in ay fuliyeen duqeymo ka dhacay meel dhow gobolka Banaadir,islamarkaana ay ku beegsadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Read More »

Ciidamada Dowladda oo baaritaano ka sameeyay degmo Ka Mid ah Muqdisho Iyo Xog dheeriya

0 Visits: 125 | Friday August 11, 2017 - 09:37:28
Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa xalay baaritaano xoog leh ka sameeyay Xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile waxaana lagu soo qab qabtay dhalinyaro badan oo halkaasi ku noolaa.

Read More »

Boko Haram Oo La Sheegey In Badi Qaraxyada Ay U Adeegsadaan Haween

0 Visits: 115 | Friday August 11, 2017 - 09:14:01
Warbixin uu soo saaray machadka arrimaha milateriga ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in kooxda Boko Haram ee ka dagaalanta dalka Nigeria ay dumar aad u badan u adeegsaden weerarada isqarxinta marka la barbardhigo kooxaha kale ee ka dagaalama caalamka.

Read More »

Faah-faahin: Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0 Visits: 111 | Thursday August 10, 2017 - 20:01:47
Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya.

Read More »

War Deg Deg Ah: Qarax Xooggan oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho Iyo Faah faahin hurudhac ah

0 Visits: 110 | Thursday August 10, 2017 - 19:34:35
Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dulmanayaasha Xajka iyo mas'uuliyad darada Xildhibaan Saciid Nuur Gariish?

0 Visits: 174 | Thursday August 10, 2017 - 16:11:12
Waa Maqaalkii ugu Horeeyay ee taxana noqon doono laguna, iftiimiyay dulmiga iyo xishood la'aanta lagu haayo dadka Soomaaliyeed ee rabba in Alle ugu dhowaadaan soo gudashada mid ka mid ah tiirarka Islaamka oo ah waajib qofkii awooda laga rabo inuu soo guto waajibka alle saaray ee ah Xajka. Dad bada oo…

Read More »

Xildhibaanada oo ku dhegan Wasiir Yuusuf Garaad iyo Mooshin laga gudbiyay”

0 Visits: 168 | Thursday August 10, 2017 - 15:15:50
Illaa 12 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar, si wax looga weydiiyo ku dhaqan la'aanta faritaanka sharci Lr. 112 sharciga shaqaalaha arrimaha dibadda ee dalka la dhaqangalay 05/09/2013 gaar ahaan qodobkiisa 1aad(b)…

Read More »

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga xakameynta Hubka & Qodobo Muhiim ah?

0 Visits: 106 | Thursday August 10, 2017 - 14:58:44
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga, ansixinta Hindise Sharciyeedyada Maareynta Maaliyada iyo kan Xakameynta…

Read More »

Dhacdooyin Naxdin leh oo Shalay Iyo Maanta ka dhacay Degmooyinka Kaaraan Iyo Warta-nabada Iyo'''

0 Visits: 175 | Thursday August 10, 2017 - 14:25:57
Wararka aan ka heleyno Xaafadda Xamar-Jadiid ee Degmada Warta-nabadda ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maanta Xaafaddaasi ay ka dhacday Dhacdo aad u Xanuun badan, kadib markii la sheegay in Tooreey lagu dilay Nin ka mid ahaa Dadka ku nool Xaafaddaasi.

Read More »

DEG DEG: Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Golaha Wasiiradda Cusub

0 Visits: 104 | Thursday August 10, 2017 - 14:09:46
Mudanayaasha barlamaanka Puntland ayaa goor dhoweyd si duuduub ah codayn gacan taag ah ugu meelmariyey Golaha wasiirada Puntland ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Read More »

Daawo: iPhone 7-kii mucjisada noqday ee xeebta liido liqday iyo gabartii soo heshay oo soomaali ka yaabisay

0 Visits: 128 | Thursday August 10, 2017 - 12:15:08
Nasir Cadceed oo muwaadin Soomaaliyeed oo inta badan wax ku qora baraha bulshada (Social Media-ha), ayaa bartiisa Facebooka soo dhigay Fariin iyo Muuqaal isla socda oo uu uga hadlayo Taleefan iPhone 7 ah oo uu walaalkiis lahaa, kaasoo uga lumay xili uu ku dabaalanayay Badda Liido ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc