Wararka

Shariif Xasan:-“Shirka Kismaayo Muhiimad Gaar ah ayuu u Leeyahay Dalka”,

0 Visits: 102 | Saturday October 07, 2017 - 15:05:40
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Shiikh aadan oo ku sugan Magaaladda Kismaayo ayaa ugu baaqay Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada dalka ka jira in ay kasoo qeyb galaan shirka bari ka furmaya Magaaladaas.

Read More »

Boqortooyada UK oo Burcad badeedda Somalida ku amaantay sida ay u difaacaan Baddooda

0 Visits: 106 | Saturday October 07, 2017 - 14:58:06
Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa amaan kala duldhacday kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliya ee Maraakiibta ka qafaasha Biyaha Soomaaliya,Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed.

Read More »

Shariif Xasan: “Jubaland iyo K.Galbeed waxa ay iska kaashanayaan dagaalka Al-shabab”

0 Visits: 99 | Saturday October 07, 2017 - 14:28:36
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku sugan Magaalada Kismaayo ee Xrunta KMG u ah Maamulka Jubaland ayaa sheegay in labada maamul ay iska kaashanayaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Read More »

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo Qarax lagula beegsaday Degmada Qoryooley.

0 Visits: 110 | Saturday October 07, 2017 - 14:22:17
Wararka Naga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Sheegaya in kolonyo ka Tirsan Ciidamada AMISOM Qarax Xoogan lagula Beegsaday Gudaha Degmadaasi.

Read More »

Barayaasha Jaamacadda Ummadda oo shaqo joojin ku dhawaaqay

0 Visits: 95 | Saturday October 07, 2017 - 14:15:20
Barayaasha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa'id oo ay ku qabteen Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dhawaaqeen shaqo joojin ka dhalatay kaddib markii ay waayeen xuquuqdii ay lahaayeen.

Read More »

SAWIRRO: Marxuum Badmaceeye oo maanta lagu aasayo Muqdisho

0 Visits: 111 | Saturday October 07, 2017 - 13:32:38
Meydka Marxuum Cismaan Cali Badmaceeye oo ahaa Janaraal ka tirsanaa Milatariga Soomaaliya ayaa goordhow Saaladda Janaasada lagula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee Muqdisho.

Read More »

Shabaab oo soo bandhigay 4-Askari oo ay sheegtay inay ka goosteen Maamulka Jubblanad

0 Visits: 110 | Saturday October 07, 2017 - 13:26:51
Al Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen Afar askari oo ay sheegeen inay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Kismaayo.

Read More »

Halkee ayuu marayaa mooshinka la rabo in xilka looga qaado Shariifka?

0 Visits: 80 | Saturday October 07, 2017 - 13:12:31
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Mooshin ay Xildhibaanada Koonfur Galbeed ka diyaarinayaan Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Maamul Gobaleedyada Dalka oo diiday ka qeyb-galka Shirweynaha Dib u eegista Dastuurka Qaranka.

0 Visits: 82 | Saturday October 07, 2017 - 13:00:52
Warar ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Maamul Gobaleedyada aysan imaan doonin Magaalada Muqdisho,xili la filayo in Shirweyne Qaran oo looga hadlayo Dib u eegista Dastuurka uu ka furmo Magaalada.

Read More »

Mareykanka oo Malaayiin lacag ah dul dhigay Hogaamiye ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 99 | Saturday October 07, 2017 - 12:56:51
Warbixin ay soo saartay FBI-da Mareykanka ayaa lagu sheegay in Malaayiin Lacag ah Madaxiisa la dul dhigay Hogaamiye sare oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku tegay Suudaan

0 Visits: 94 | Saturday October 07, 2017 - 03:02:24
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee u ku joogay dalka Sudan.

Read More »

Qaramada Midoobe oo sheegtay in Carruurta Yemen ay Khataro kala kulmaan Haraadiga Duqeymaha

0 Visits: 102 | Saturday October 07, 2017 - 02:53:25
War ay soo saartay Qaramada Midoobe waxay ku sheegtay in Boqolaal Carruur ah oo udhalatay Yemen ay dhimasho iyo Dhaawac kasoo gaartay Haraadiga Duqeymaha Isbaheysiga Sacuudiga uu Yemen ka geysto.

Read More »

Mid kamid ah Wadamada Caalamka ugu Awooda badan oo Ciidankiisa ka mamnuucday in Sawiro ay

0 Visits: 118 | Saturday October 07, 2017 - 02:50:25
Dowlada Ruushka oo kamid ah Dowladaha dhinaca milatariga ugu awooda badan caalamka ayaa amar cusub kusoo rogtay Ciidankeeda isticmaala Baraha ee Bulshada kuwada xariiraan sida Facebook ,Twitter iyo baraha kale ee caanka ah.

Read More »

Qorshaha Danaha Imaaraadka & Qarannimada Soomaaliya!

0 Visits: 96 | Saturday October 07, 2017 - 02:38:02
Tallaabada dowladda Imaaraadka ee faragelnta arrimaha gudaha, Soomalaiya waxa looga arkaa Xushmo-darro ka dhan ah Qaranimada iyo madaxbannaanida hannaanka garsoorka, Waxa ay halis ku tahay faragelintaasi nabadgelyada Geeska Afrika.

Read More »

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo isku casilay sabab lagu sheegay

0 Visits: 111 | Friday October 06, 2017 - 20:21:24
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa iska casilay safiirnimada sababo la xiriira arrimo isaga u gaar ah.

Read More »

Daawo: Muqdisho oo Horumar baaxad leh ay ka socoto iyo Nolosha oo is bedeshay?

0 Visits: 104 | Friday October 06, 2017 - 20:05:54
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya oo soo martay Marxalado kala duwan ayaa siwayn uga soo Kabanaysa Dhibaatooyinkii ay ka dhaxashay Burburkii Dawladdii dhexe iyo dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacay.

Read More »

Sawirro: Shariif Xasan oo Kismaayo ka degay iyo shirkii maamullada oo…

0 Visits: 117 | Friday October 06, 2017 - 19:37:39
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Sawiro:- Maamulka Gobolka Banaadir oo Soo bandhigayo Barnaamijka (Made In Xamar)

0 Visits: 112 | Friday October 06, 2017 - 16:26:38
guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa si rasmi ah u shaaciye in maalinta Khamiis ilaa Jimcada oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12 — 13 October lasoo bandhigi doono Barnaamijka uu fuliyey Maamulka ee loogu magac dara (Made in Xamar) oo loola jeedo (Waxaa lagu sameeyey…

Read More »

Booliska Talyaaniga oo qabtay qalab Militari oo loo dhoofin lahaa Soomaaliya

0 Visits: 98 | Friday October 06, 2017 - 16:04:15
Ciidanka Booliska Talyaaniga ayaa Ayaa fashiliyay islmarkaana soo qab-qabtay Ururka ama shabakad safrineysay qalab Millitari, ayna ka dhoofinayeen Talyaaniga, kuna socday Soomaaliya.

Read More »

Masar: Saldhig Uu Turkiga Furay Muqdisho Waa Mid Ka Dhan Ah Danaheena

0 Visits: 127 | Friday October 06, 2017 - 15:28:46
Iyadoo dhawaan Turkiga uu saldhig militari ka furay Duleedka Muqdisho, ayaa waxaa arintaasi si kulul uga hadashay Dowladda Masar.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc