Maahmaahyada DM

SOOMAALIDA GOBOLKA ST.GALLEN OO ISKA BAREEJEEYAY SOOMAALIDAGOBOLKA GRAUBUNDEN FARXADDA CIIDDA!!

0 Visits: 555 | Sunday June 17, 2018 - 11:18:57
Soomaalida ku nool gobolka St.Gallen ee dalka Switzerland ayaa iyana maalin kadib wacdaro aan inaba caadi ahayn horay aan loo arag ka dhigay xafladdii faraxa ciidda ee ka dhacday xarunta gobolkaasi isla St.Gallen maalin uun kadib markii Soomaalida gobolka Graubunden ay si balaaran isugu tageen magaalada…

Read More »

6-DA JUUN SANADGUURIHII 19-NAAD URURWEYNAHA MUJAAHIDIINTA RRA RC IYO HALKII LOOGU QOOYAY HUWANTII MALEESHIYADII SALBALLAAR!!

0 Visits: 538 | Wednesday June 06, 2018 - 21:24:28
Embagati dowlladdii lagu soo dhisay ee loo fadhiyey laba sano iyo badh gudaha Kenya, waxaa hogaaminayey Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf Axmed Illaahay ha u naxariistee, sido kale, waxaa gudoomiye baarlamaan halkaa ka noqday siyaasiga galaangalka badan leh siyaasaddiisu kulushahay Mudane SHariif Xasan…

Read More »

6-JUUN SANADGUURIHII 19-NAAD URURWEYNAHA MUJAAHIDIINTA RRA RC IYO HALKII LOOGU QOOYAY HUWANTII MALEESHIYADII SALBALLAAR!!

0 Visits: 551 | Wednesday June 06, 2018 - 04:33:38
 6-da Juun waa maalin ku weyn dadka Reer Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, waa maalintii magaalada Baydhabo gobolka Baay xarunta Labaad Lixda Gobol Koonfur Galbeed ururka RRA Rahawein Resistant Army ay gacanta ku dhigeen, maanta oo kale dadweynaha Reer Koonfur Galbeed waxay u tahay maalin farxad weyn…

Read More »

THE 6TH OF JUNE RRA 19TH ANNUAL ANNIVERSARY AND THE DEFEAT OF SALBALLAR HORROR MILITIA LED BY THE DEAD WARLORD AIDID!!

0 Visits: 502 | Wednesday June 06, 2018 - 04:32:04
Fine day and night to you ladies and gentlemen our laudable audiences and lovely readers who daily visit South Western Media to find a realistic reliable news and have a desire source know about what is truly going around the world including the country, therefore, we would like to highlight and coverage…

Read More »

OGEYSIIS KU SOCDA AQRISTAYAASHEENA SHARAFTA LEH EE KU TAXAN MAREEGTAN WARBAAHINEED'

0 Visits: 519 | Tuesday June 05, 2018 - 01:45:57
Nin raganimo lagu ogyahay laakiin raganimadiisa la iskudayo in la inkiro xaqirmini maayo ayaa hadda kahor jiir nafta u keenay maalintii dambe ayuuna qabtay dooligii oo caano uu dhigtay ku dhex dhacay.

Read More »

OGAYSIIS MUHIIMA SOMALI-MAAY LANGUAGE AND CULTURAL CONFERENCE OO KA DHACAAYO SWEDEN!

0 Visits: 440 | Monday May 14, 2018 - 18:59:43
Kulan Muhiimad weyn leh ayaa ka dhaci doona sida waqtiga hoos ku ku qoran ku arki doontaan dalka Swdeden kulankaasi oon aay ka soo qeyb doonaan Aqoonyahano Caana.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc