Embagati dowlladdii lagu soo dhisay ee loo fadhiyey laba sano iyo badh gudaha Kenya, waxaa hogaaminayey Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf Axmed Illaahay ha u naxariistee, sido kale, waxaa gudoomiye baarlamaan halkaa ka noqday siyaasiga galaangalka badan leh siyaasaddiisu kulushahay Mudane SHariif Xasan…
Read More »