Wararka

Xaliimo Yareey oo ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

0 Visits: 27 | Monday May 20, 2019 - 11:07:35
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ku baaqday in Guddigooda laga soo raro xarunta ay haatan ku shaqeeyaan oo ku dhex taala madaxtooyada Soomaaliya,kaddib caqabado soo wajahay Guddigooda.

Read More »

Al-shabaab oo Sheegtay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0 Visits: 47 | Monday May 20, 2019 - 10:14:36
Al-shabaab ayaa sheegtay Mas'uuliyadda qarax xalay ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Dowladda

0 Visits: 44 | Monday May 20, 2019 - 10:04:09
Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay degmadaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab.

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo dadaal ku bixineysa Ansixinta Sharci horyaalla Golaha Shacabka

0 Visits: 27 | Monday May 20, 2019 - 10:01:04
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay ku yeelanayaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho kulankooda 16aad ee kalfadhiga 5aad.

Read More »

Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo Xukun riday

0 Visits: 17 | Monday May 20, 2019 - 09:57:23
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun ku riday Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar (Asad) iyo Maxamed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo horay Xukun dil toogasho ah ay ugu riday Maxkamada Ciidamada Qalabkas ida ee Soomaaliya.

Read More »

Trump oo markale u hanjabay Dowladda Iiraan

0 Visits: 33 | Monday May 20, 2019 - 09:54:05
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa digniin kulul u diray Iran isagoo ku hanjabay inuu burburinayo haddii ay soo weerarto Mareykanka iyo danahiisa Bariga Dhexe.

Read More »

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 7 | Sunday May 19, 2019 - 19:16:55
Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxa jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Wasiir Goodax oo ka laabtay hadalkii uu ka sheegay Imtixaanka Puntland

0 Visits: 7 | Sunday May 19, 2019 - 15:58:28
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa war kasoo saaray hadalkii uu shalay ka sheegay Magaalada Jowhar ee uu ku sheegay in uu fashilmay Imtixaankii dugsiga Sare ee degaanada maamulka Puntland.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Xarunta Madaxtooyada Gaalkacayo.

0 Visits: 8 | Sunday May 19, 2019 - 15:31:52
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.

Read More »

Xildhibaanada Jubbaland oo odayaasha dhaqanka ka dalbaday in ay dib u soo doortaan.

0 Visits: 7 | Sunday May 19, 2019 - 15:27:50
Golaha Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Jubbanland ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanada Jubbaland waxa ayna kala hadleen arimaha soo xulista Xildhibaanada Jubbaland.

Read More »

Wafdi ka socda Midowga Africa oo kulan la qaatay Saraakiisha AMISOM

0 Visits: 7 | Sunday May 19, 2019 - 10:30:57
Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa ee (AU PSOD) ayaa uga mahadcelisay ciidmadda midowga Africa ee ku sugan Somalia geesinimada ay ku muujiyeen goobaha dagaalka iyo in ay naftooda khatar u galiyeen sidii ay xasilooni iyo nabad ugu soo dabaali lahaayeen Soomaaliya iyo qaaradaba

Read More »

War Deg Deg:-Askari Muqdisho Ku Dhaawacay 3-ardey oo Walaalo ah

0 Visits: 42 | Sunday May 19, 2019 - 10:28:53
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo 3-ardey oo walaalo ah ku rasaaseeyay magaaladda Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Itoobiya iyo Al-shabab oo ku dagaallamay Baardheere

0 Visits: 38 | Sunday May 19, 2019 - 09:59:40
Wararka ka imanaya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Al-shabaab iyo kuwa AMISOM gaar ahaanna Itoobiya ay ku dagaallameen Magaaladaas.

Read More »

Muuse Biixi oo Puntland ka dalbaday siideynta Maxaabiista Somaliland

0 Visits: 42 | Sunday May 19, 2019 - 09:39:45
Madaxweynaha Maamulka SOmaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maamulka Puntland ka dalbaday in ay sii daayaan Maxaabiista ka soo jeedda Somaliland.

Read More »

Puntland oo u jawaabtay Wasiir Goodax.

0 Visits: 35 | Sunday May 19, 2019 - 09:33:17
Wasiirka Waxbarashada Maamulka Puntland Cabdullahi Maxamed Xasan ayaa beeniyay hadal ka soo baxay Wasiirka Waxbarashada ee dowladda Federaalka ah.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska

0 Visits: 35 | Saturday May 18, 2019 - 14:49:38
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender.

Read More »

Wasiiro ka socda dowladda oo gaaray Jowhar

0 Visits: 36 | Saturday May 18, 2019 - 14:43:59
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar islow Ducaalle ayaa goor dhow gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle.

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiisyo muhiim ah

0 Visits: 31 | Saturday May 18, 2019 - 14:05:47
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen.

Read More »

Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Degmo ka tirsan Gobolka Baay

0 Visits: 35 | Saturday May 18, 2019 - 13:03:05
Wararka aan ka heleyno Degmada Bardaale oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan,kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Bajaajle waday haweenay fool aheyd oo Muqdisho lagu dilay

0 Visits: 40 | Saturday May 18, 2019 - 12:39:36
Xalay waqtiga Suxuurta Magaalada Muqdisho, waxaa Xaafadda Saybiyaano lagu dilay Wiil watay Mooto Bajaajle, xilli uu waday haweenay fool ah oo Isbitaalka uu u waday.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc