Taariikhda DM

CUNSURIYADDA QAAWAN MAXAA U XAL AH?

1 Visits: 136 | Friday September 21, 2018 - 02:41:43
Wuxuu yiri Prof. Gaas , "wiil ka yimid Xudur, Diinsoor, Buurhakaba oo qaba kabo dacas ah nagu ma xukumi karo dalkayaga", dad baanna u sacbiyay. Sida adiga oo Dhuusamareeb ka yimid aad u xukunto dhul aadan ku dhalan ayuu wiilkaas dacaska qaba, kuwa badan oo aan xitaa dacas heysan, kana imaann…

Read More »

MUSHARAXOW XAAL QAADO XILIBAAN MAXAA INOO BALAN AH !!

0 Visits: 175 | Wednesday September 19, 2018 - 20:44:02
Sidaa aanu la socono waxaa beryahan ku qulqulaaya musharixiin tiro badan oo doonayo Iney isusoo taagaan sida uu noqon lahaa mid waliba hogaanka Mamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Qaar ka mid ah Musharaxiinta K/galbeed oo la kulmay Gudoomiyaha BF!!

0 Visits: 223 | Thursday September 13, 2018 - 01:08:05
Qaar ka mid ah Musharaxiinta Xilka madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa caawa la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, kulankaasi oo ka dhacay hoyga Gudoomiyaha ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

WARBAAHINTA KOONFURTA SOOMAALIYA OO SI RASMI AH LOOGU CASUUMAY XAFLADDII QUBURADA ADDUUNKA CILMIGA CASRIGA EE KA DHACAYSAY DALKA JARMALKA!!

0 Visits: 115 | Sunday September 09, 2018 - 10:15:13
Warbaahinta qarnigan xoogga badan ee ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaadna loo yaqaan Southern Media Co-Operation ayaa si rasmi loogu casuumay xafladdii qubarada adduunku ku takhasusay cilmiga casriga dunidan maanta laga isticmaalo, taasoo ka dhacaysay magaalada Tuttlingen ee dalwaynaha federaalka…

Read More »

Daawo:Xildhaanada D&M oo soo saaray hadal ka naxsaday Farmaajo iyo Kheyre sheegayna in ay fashilmeen!!

0 Visits: 159 | Friday August 31, 2018 - 01:40:23
Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya lagana soo doorto Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ,oo mudooyinkii danbe ku shirsana Magaalada Muqdisho isla markaana lafa gurayay xaaladaha la xariira amaanka Siyaasada iyo guud ahaanba nidaamka shaqo…

Read More »

(Dhageyso+Sawirro)Qurbajoog iyo Siyaasiyiin kulamo la qaatey waxgaradka Beelaha D&M ee degmada Baardheere

0 Visits: 295 | Monday August 27, 2018 - 01:41:18
Xubnaha soo gaarey Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa ka kala socdey Qurbajoogta iyo Siyaasiyiinta ayaa waxaa ka mid ahaa,Ibraahin Sanbuur Xasan,Cabdi naasir Cali Macalin iyo Axmadey Aden Buulle,dhamaan Xubnahani ayaa Odoyaashii iyo Waxgaradkii ay la kulmeen ayaa waxay uga warbixiyeen wacyiga maanta…

Read More »

DAAWO:- Maxay Ku Dhaliilleen Guddoomiye Yariisoow Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed?

0 Visits: 109 | Monday August 27, 2018 - 00:20:38
Waxgarad Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa dhaliilay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow, Xilidhinaan hore cabdi Barre iyo Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo waraysi sinayaayTvga RTN ayaa ka warbaxiyay dhaliilaha Gudoomiyaha Maamulka Gobalka…

Read More »

WAA SU'AAL DARANO SHIIKH ILYAAS CALI NUUR SHALAY IYO MAANTA KEEBUU SHEEKH YAHAY LAAKIIN!!

0 Visits: 301 | Sunday August 26, 2018 - 17:52:55
Waxaan joognaa Adduunyo Doolarku sareeyo oo dadkii Soomaaliyeed Sheekh & Shariif meeshii Doolarku galo laga daba galaayo, iyadoon la fiirin Xalaal & Xaaraan kuu yahay. Maalmo ka hor waxaa Tv – ga iyo muuqaal-aragga kasoo muuqday Sh.Ilyaas Cali Nuur oo ku milmay koox fanaaniin ah magaalada Baydhabo…

Read More »

FARXADDA CIIDDA ST.GALLEN KALIYA LAGAMA XUSINE EE WAA LA ISKU DUMAY FARAXA AAWADA CIIDUL-ADHXA SANADKANA LAAKIIN!!

0 Visits: 108 | Sunday August 26, 2018 - 12:12:24
Xaflad qaabka qabsoomiddeeda aan horayba looga arag loogana baran taariikhda dalka Switzerland ayaa habeenkii xalay ah lagu qabtay magaalada St.Gallen ee bariga waddankaasi, taasoo ay si heer sara leh u soo agaasimeen ururka dhallinyarada samafalayaasha Soomaaliyeed ee aaggaasi ee uu hoggaaminayo wiilka…

Read More »

WAJI BADAN JIRJIROOLE WASIIR C/FITAAX GEESEY OO RAADADKIISI LA SOO HELAY!!

0 Visits: 173 | Sunday August 19, 2018 - 21:15:01
Si guuxa dadweynaha baraha bulshaduna ugu batay warka iyo waxqabadkiisi masuulku, su'aalihii la iska warsaday mid ka mid ah su'aashii ugu weynayd waxay noqotay, waa kuma C/Fitaax Ibraahin Geesey?

Read More »

PR0FF C/LLA MANSUUR OO BURHAANTIISA BOROFIISARADA NAAFAYSA LA SOO BAMBAXAY SHIRKII LUUQADAHA EE BORAS SWEDEN!!

0 Visits: 309 | Saturday August 18, 2018 - 09:11:34
Sheekaba sheekey keentaayo Balcad waxay ku taalaa waqtooyiga Muqdisho qayaastii meel u jirta 30 KM, nin reer Balcad ah ayaa baabuur ka mid ah baabuurtii dusha laga rari jiray ku socda caasimadda Xamar ay ka buuxaan xayn reer waqooyi ah safarkiisu isla waqooyi gaarigii soo raacay, ninku kaligii ayaa…

Read More »

MADAXDA WARBAAHINTA KOONFURTA SOOMAALIYA OO U MAHADCELIYAY DHALLINYARADII DHIIGGA LAHAYD BORAS SWEDEN AADKA UGU GURMADDAY MARTISHARAFKII SHIRKA!!

0 Visits: 176 | Monday August 13, 2018 - 15:37:37
Kadib todobaad safar shaqo qaranimo ku dheehan tahay ay warbaahinta ummaddu leedahay ee Southern Media Co-Operation ugu maqnayd magaalada Boras waddanka Sweden ee galbeed Yurub, waxaa soo guri-noqoshadeeda dabadeed ay madaxda warbaahintu ee uu hoggaaminayo Dr C/LLaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey ay…

Read More »

SOUTHERN MEDIA INTERVIEWS WITH A WELL-EDUCATED EXPERIENCED DELAGATE MICHEAL FROM DALLAS TAXES USA ATTENDING SOMALI LANGUAGE FORUM AT BORAS IN SWEDEN!!

0 Visits: 2854 | Monday August 13, 2018 - 15:34:09
As the high-light week passed news showed it constantly, the Somali language regenerating forum at Boras in Sweden has been participated by many distinguish high experienced cultural and linguistic international delagations from the fifth contintents around the whole world, who have travelled to present…

Read More »

UL TOOSAN OO TUBTA TAALLA WIXII LOOGA TAGAY AYAY QABTAA LAAKIIN!!

0 Visits: 181 | Monday August 13, 2018 - 15:30:10
Kadib wararkii ka soo yeeray Malaaq Xasan Shure, iyadoo ay hareero fadhiyaan Xildhibaano koonfurta Soomaaliya u matala Baarlamaanka Federaalka iyo midka koonfureedba, kuwaa oo ahaa kuwa uu soo adeegsaday hoggaanka koonfurtu madaxweyne Shariif Xasan, runtii hadalkaasi oo ah fal-dambiyeed ay u bareereen…

Read More »

WAA KUMA AADAN C/NUURKA PROFF SAGAAREY IYO DAALIB AY KU TIMAAMEEN INUU NIN WAALAN YAHAY LAAKIIN!!

0 Visits: 185 | Monday August 13, 2018 - 15:27:34
Safarkii sanadkan saxaafadda midowday ay ku gaadhay magaalada Boras ee dalka Sweden wuxuu ahaa mi dtaariikhda galay wax badana lagu soo kala bartay, sida uu tilmaamayo waaqicii halkaasi ka jiray ooy warbaahintu kamaradheedu ku soo duubatay qalamaanteeda lugeeyana ay qayb qayb qablanka u qorayaan si…

Read More »

ABWAANA AFMAAL KA CULUS WAX AFKA UUN LAGA SHEEG SHEEGTO CURINTIISA CAJIIBKA LEH ABWAAN CUKAASH SUGOW MAXAMEDNA LAAKIIN!!

0 Visits: 111 | Monday August 13, 2018 - 15:22:20
Warbaahinta qarnigan daalkaba aan looga baran Southern media Co-Operation oo dhoomaheeda wadata dhiilku ku raran yahay tiimkeeda lugeeya ee kor uu ka hoggaaminayo madaxa guud ee saxaafadda Dr C/LLaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey, waxaa ay dhowaan booqasho macnawi ah siisay mid ka mid ah abwaanada qarnigan…

Read More »

BULSHADAABA BOGAADISAY TIRINA BOQORADDA WAYN NOOGU SALAAMA BAHJA CABDI CALI BAHJA BADBAADISO!!

0 Visits: 277 | Tuesday August 07, 2018 - 15:01:31
Fariidnimadu ma ahan wax iska doon doon ah, balse waa wax loo dhasho kartida iyo dadnimadu, kumana xirna ahaanshiyaha abuurka lab iyo dhaddig toona sida laga helayo baalasha taariikhda maguuraanka ah dunidan guudkeeda waaya badan aadanuhu ku soo noolaa, waxaa bogagga cibarka guulaystay dadka loo shintiriyo…

Read More »

Daawo Sawiro Maay Conference Boras, Sweden iyo dhacdooyinki maalinti 2aad.

0 Visits: 518 | Saturday July 28, 2018 - 20:21:33
Kulankan oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Boras, Sweden, waxaa ka soo qaybgalay barayaal jaamacadeed, Wax garad ku takhasusay luuqadaha oo Soomaali iyo ajnabi isugu jira. Ka qaybgalayaasha ayaa ka kala yimid qayabaha kala duwan ee caalamka.

Read More »

AWOODDA ALLE USTAD ADAM OO NOQONAYA SOOMAALIGII UGU HOREEYAY OPTICIAN KA NOQDA DALKA SWITZERLAND INTA LA OGYAHAY KADIB MARKII KULYADDIISI FINE OPTICS HIGH-TECH SI WEYN UGU GUULEYSTAY SANADKAN

0 Visits: 185 | Wednesday July 18, 2018 - 18:33:33
Nin yaro weyn Ustad Adam Increase oo ka mid ah dadka aqoontoodu aadka isaga hoosayso kana mid ah suxufiyinta ugu caansan geeska Afrika qurbaha ku nool ayaa sanadkan si weyn natiijo wanaagsan buundooyin sare ugu guuleystey kulyaddiisi High-Tech-ga maaddada loo yaqaan Fine Optics-ka oo muddo sanooyin…

Read More »

WARIYA JUGTA CULUS SUXUFIGA LUGEEYA USTAD ADAM INCREASE OO SI TIFAFTIRAN XAQSOOR LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA 1DA LUULIYA GUDAHA DALKA SWITZERLAND

0 Visits: 194 | Wednesday July 11, 2018 - 20:24:05
Macalin Adam Increase oo ka mid ah dadka wax gartay u soo kacay Soomaaliyada maanta qarnigan casriga ah dabayluhu dhacayaan duufaantu daran tahay kana mid ah suxufiyinta ugu caansan geeska Afrika ayaa si tifaftiran xaqsoor leh uga hadlay taariikhda 1da Luuliya halgankii loo soo galay hanashada guusha…

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc